Webmaster

Kulan Saddex-Geesood ah oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada oo u dhexeeyey Xukuumadda, Ganacsatada Xoolaha dhoofiya iyo Masuuliyiinta Maxjarrada Berbera & Nuxurka Qodobo ka Soo Baxay

Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Xarunta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka dhacay kulan ballaadhan oo Saddex-Geesood ah oo u dhexeeyey Xukuumadda, Ganacsatada Xoolaha Nool dhoofiya iyo Masuuliyiinta Maxjarrada Berbera. Ujeedooyinka ugu muhiimsan ee kulankaasi loo qabtay waxay ahaayeen:   Xog-waraysi ay saddexda dhinac iska xog waraystaan wararkii iyo arrimihii ugu dambeeyey ee ka soo kordhay…

Read More

Maxay u Kori waayeen Xisbiyada ka Jira Somaliland mudo 14 sano ah? Weriye Sahra Ciidle Nuur & Gorfaynta Maanta

Washington 04. January 2017 (SDN/QJ):- Waxan dhiganayay dugsiga Sare ee Faarax Oomaar markii ugu horaysay ee nidaamka Xisbiyada laga bilaabay Somaliland waxan filayaa inay ahayd bilowgii 2002, xiligaa haba yaraatee wax fikrad ah kamaanaan haysan waxa uu xisbigu yahay iyo waxa uu qaban doono, bilo kadib waxa geeriyoday Alaha u naxaiistee madaxwayne Maxamed X. Ibraahim…

Read More

Dadka Somaliland oo Olole Cadho Ku Dheehan Tahay Baraha Bulshadooda ku Faafiyey Sida Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia u Xagal daacinayo Qaranimada Somaliland

Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Dadka reer Somaliland ee isticmaala baraha bulshada gaar ahaan Twitter ka ayaa dhaliilo cadho leh u diray xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia ee la yidhaahdo UNSOM. Iyaga oo ku hal qabsanayay #EducateUNSOM oo micneheedu yahay wax bar UNSOM waxaay ka jawaab celiyeen taageerada uu xafiiska UNSOM siiyay xubno ku…

Read More

Maamulka Hadhwanaagnews Oo ka Hadlay Siday U Arkaan Talaabada Shirkada Somcable Macaamiisheeda Kaga Xayirtay Inay Booqdaan Shabakada

Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Maamulka shabakada Hadhwanaagnews ayaa war saxaafadeed ka soo saaray sida ay u arkaan talaabada ay shirkada Somcable iyo mulkiilaheeda Maxamed Siciid Geedi dadweynaha somaliland xayiraada kaga saareen inay booqdaan shabakada Hadhwanaagnews. Warsaxaafadeedka ka soo baxay maamulka shabakada Hadhwanaagnews oo Nuqul Ka Mid ahi Soo Gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Qurbejoog…

Read More

Laba Shirkadood oo Kuwa Isgaadhsiinta Somaliland ah oo Hawada ka saaray Shabakada Hadhwanaag,Shirkad ka Soo Noqotay Go’aankaas & Dhaleecaynta Daneeyayaasha Xuquuqul Iinsaanka

Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Somtel Iyo Somcable ayaa Xayiraad ku soo rogay Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com Kaas oo aan laga booqan Karin Gudaha Somaliland Inkasta oo Markii danbe Shirkada Somtel ay dhankeeda Xayiraadii Ka Qaaday Booqashada Websit-kaas.   Qoraal uu soo Saaray Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqul Iinsaanka Guleid Ahmed Jama ayaa Sheegay…

Read More

Ninkii dadka ku Laayay Turkiga oo lasoo bandhigay & Dalalka ay ka soo jeedaan Dadkii dhintay (Sawirro)

Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Sirdoonka dalka Turkiga oo baaritaano xoogan wada ayaa waxa ay ku guuleesteen inay soo bandhigaan Sawirka iyo Muuqaalka Ninkii dadka badan ku laayay magaalada Istanbuul kaas oo watay Qori iyo boorso .   Ninkaan oo wali baxsad ah ayaa waxaa la sheegay inuu u dhashay ama ka soo jeedo…

Read More

Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Cod Aqlabiyad ah Ku Meel Mariyey Wax ka Bedelka & Kaabista Xeerka Doorashada Madaxtooyada Iyo Golayaasha Deegaanka DAAWO

Hargaysa 03. January 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Maanta Ansixiyey Wax Ka Bedel Iyo Kaabis Lagu Sameeyay Xeerka Doorashada Madaxweynaha iyo Golayaasha Deegaanka. Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax.  

Read More

Dib U Milicso Xisbiga Sidii Xisbiga Kulmiye Uu Uga Gubtay Warar Sanad Ka Hor Warbaahinta WikiLeaks Ka Qortay Oo Ku Saabsan Arimo Somali Weyn DAAWO

Hargaysa 03. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa ay aheyd muddo sanad iyo badh ah ka hor markii shabakada fashilisa siraha caalamiga ah ee WikiLeaks ay qortey warar ku saabsan in xukuumada Madaxweyne Siilanyo heshiis Federaal la soo gashay dawlada Somaliya. Wararkaasi waxaa si xoogan uga gubtey xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye isla markaana warbaahinta la soo fadhiistey…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadley Wakhtiga Loo Soo Gudbin Doono Muddo Kordhin Loo Sameynayo Xukuumada KULMIYE DAAWO

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida ee Somaliland oo qaybo ka mid ah warbaahinta kula hadlayey gudaha magalada Hargeysa ayaa waxaa uu iclaamiyey wakhtiga loo soo gudbin doono mudanayaasha golaha guurtida muddo kordhin la sheegay in xukuumada mar labaad loo sameynayo . Xildhibaan Axmed Gacan ayaa…

Read More

Madaxweynihii Hore Ee Somalia Sheekh Shariif Oo Eedaymo Uu Jeediyay Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 03. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Hore ee Dawladii Ku Meel Gaadhka Somalia haatana ah Murashax u Taagan Jagada Madaxweyne ee Somalia Sheekh Shariif Sh.Axmed ayaa dib ugu Laabtay Caasimada Somalia ee Muqdisho Waxa uu Sheekh Shariif Dhaliilo u soo Jeediyey Dawlada federaalka ee Somalia. https://youtu.be/Hmym8UBPCcA

Read More

Maamulka Khaatumo oo shaaciyay in shirkii Somaliland ku dhexmaray Adis-ababa ka dhex arkeen danahay Baadigoobayeen,kuna Hanjabay inaan Buhoodle lagu qaban Karin shir ay ku baaqeen Isimada Dhulbahante DAAWO

Buuhoodle 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Kooxda Khaatumo oo Somaliland dhawaan la Yeeshay Wada hadalo Toos ay isku soo hor fadhiisteen ayaa ka falceliyey go’aamo ay soo saareen Hogaanka Dhaqanka ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn oo Sheegay in Kooxda Khaatumo aanay ku metelin beesha ay madaxda dhaqanka u yihiin wada hadalka isla markaana Iclaamiyey Shir…

Read More

Duuduub Ku Ansixintii Miisaaniyadda Qaranka ee 2017 ee Shalay Iyo Iska Indho Tirka Warbixintii Guddida Dhaqaaluhu Ku Soo Samaysay Odoroska Miisaaniyada AKHRI

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxay Shalay Golaha Wakiiladdu si Duuduub ah ku ansixiyeen Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee Sannadkan aynu Ku Guda Jirno. Sida Xeer Hoosaadka Golaha Wakiiladdu Sheegayo Guddida dhaqaalaha ee Golahaasi ayaa Gole weynuhu ka duulayaa Warbixinta ay ka soo diyaariyaan Odoroska Miisaaniyada taas oo hadii la isku raaco Wax ka bedel lagu…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Mr Caddaani Oo Magaaladda Laascaanood Kulan kula Qaatay Bah’da Warbaahinta & Nuxurka Balanqaadkiisa DAAWO

Laascaanood 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Magaalada Laascaanood Kulan Kula Yeeshay Bah’da Warbaahinta Somaliland. Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa Wasiirka Warbixin ka siiyay Qaabka ay Warbaahinta Gobolkaasi ula Shaqayso Maamulka uu Hogaamiyo. Dhanka Kale Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay inay diyaar…

Read More

“Suldaan Habaarow Qaabkii Aad Ku Dhaawacantay Waa La Ogaa Oo Adiga Oo Dhul-jiif Dayday Ah In Aad Adoo Fure Baabuur Dhacaya Dhabarka Lagaa Toogtay”…Suldaan Cune DAAWO

Burco 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolka Togdheer ayaa si ba’an u dhaliilay Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo loo yaqaano Suldaan Habaar Waalid oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolka Maroodi Jeex kaasi oo uu ka daba socday hadal Suldaankan dambe ka soo yeedhay oo uu…

Read More