Webmaster

”Radio Hargeysa maanta  wuxuu u eegyahay Radio-gii dadka xasuuqay, waxa ka socda borobagaandhe,Laakiin  waa in arrintaa la baadho oo la eegaa oo la dhegeystaa oo barmaamij-yadiisa” Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Si adag uga hadlay Idaacada Radio Hargaysa Iyo Warar ay Mudooyinkii u danbaysay baahinaysay. ”Waxaan umahad-naqayaa guddiyadi wadda haddalka ee garabka aqlabiyad Xisbiga UCID iyo xisbiga WADDANI oo inuu suurtageliyey inuu heshiis dhaco madashana aynu…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray Gudoomiyihii Wasaarada Waxbarashada ee Gobolka Sanaag oo Geeriyooday

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland-ba waxa uu dhambaal Tacsi ah u  dirayaa Bahda waxbarashada, iyo tacliinta sare, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga reer Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaya geerida ku timi Guddoomiyihii Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Sanaag, ALLE…

Read More

Prof Buubaa oo Sharaxay Wuxuu uga Jeedo Khariirada Cusub ee Siyaasada Somaliland qaaday DAAWO

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):- Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo Ka Mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani oo Maanta ka hadlayay Munaasibad uu Xisbiga Waddani u Sameeyay Garabka Aqlabiyada Xisbiga Xisbiga Ucid ee Ku Biiray Xisbiga Waddani ayaa Tafsiir ka Bixiyey Hadal uu Hore u Sheegay oo Ku Wajahan Siyaasad Cusub oo Khariirada Somaliland uu…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Digreeto Ku dhaqan Geliyey Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2017

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu  xeer Madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-4469/012017, ku meel mariyey dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2017-ka.   Madaxweynuhu:   Markuu Arkay:         Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:         Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:         Go’aanka Golaha Wakiillada, Go’aan Lr. GW/G/KF-32/710/2017 ee ku…

Read More

Salaadiin ka Tirsan Madax dhaqameedka Somaliland oo Kulansiiyey Hogaamiyeyaasha Sadexda Xisbi Iyo Qodobo la isla qaatay DAAWO

Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Waxa kulan fool ka fool ah yeeshay Hoggaamiyaasha Saddexda Xisbi Qaran, kulankaas waxa soo qaban qaabiyay Saladiinta Somaliland ee mudan. Ujeedada kulankan waxay ahayd. In Xisbiyadu joojiyaan dacaayadaha iyo hadalada ummadda kala qaybinaaya. Gaar ahaan labada Xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI oo eedaymo iyo dacaayaco hawada isu marinaayay, in aanay…

Read More

“Hadday Diyaar U Yihiin Inay Wax Ka Beddelaan (Dastuurka Waanu La Midoobaynaa) Somaliland….” Cali Khaliif Galaydh DAAWO

Buuhoodle 04. January 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyeha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa in Ujeeddada ay ka leeyihiin Wada-hadallada ay kula jiraan Dawladda Somaliland inay tahay in Dadka ku dhaqan deegaannada Sool, Sanaag-bari iyo Buuhoodle Nabad ku noolaadaan oo ay Salka Dhulka dhigaan, laakiin aanay doonayn inay la midoobaan. Cali Khaliif Galaydh, wuxuu…

Read More

Warbixin Xiiso leh oo Weriye C.salaan Hereri Ka Diyaariyey Nolosha Xeebta Bulla-xaar oo Muddo Dibbood ku ahaayeen Qaybihii 2aad Iyo 3aad DAAWO

Bullo-xaar 04. January 2017 (SDN/QJ):- Weriyaha Soomaaliyeed ee caanka ah Cabdisalaan Ibraahim Hereri, ayaa Barnaamij xiiso leh ka sameeyey Xeebta Bulla-xaar ee Somaliland oo ku taalla Waqooyiga Hargeysa iyo qaabka ay u noolaayeen muddo habeenno iyo maalmo ah oo ay isaga iyo Asxaab kale oo ay wada socdeen ku sugnaayeen Xeebaha Deegaanka Qadiimiga ah ee…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Xaglo Toosiye oo Taageeray Go’aankii Madax dhaqameedka Beeshiisu Ku Shaaciyeen in aanay u Hogaansami doonin Wada Hadalada Somaliland Iyo Khaatumo DAAWO

Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo ay Weheliyaan Madaxda Sare ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka hadlay Sida ay Wasaarad ahaan u Xakameeyeen Cudurka Shuban Biyoodka oo lagu arkay Deegaano ka Tirsan Somaliland.

Read More

Xaalada Qoyskii Reer Burco ee Lasixray Iyo Sida Xaalkoodu ku danbeeyay DAAWO

Burco 04. January 2017 (SDN/QJ):- Dabayaaqadii Bishii December ee Sannadkii aynu ka soo Gudubnay Waxaa Qoys Ku Nool Magaalada Burco La Soo deristay Dhacdo Saamaynteeda lahayd Kadib Markii Cunta Kasta oo Qoyskaasi Karsado uu Midabkeedu is bedelo. Mid ka mid ah Culimada ayaa Ilaahay u diray Qoyskaas Kaas oo Dabiibay Isla markaana Sheegay in Qoyskan…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Laascaanood Kula Shiray Ergada Xalinta Khilaafkii Laba Beelood oo Wada Dega Koonfurta Gobolka Sool & Dardaarankiisa DAAWO

Laascaanood 04. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Laascaanood ka qabsoomay Kulan uu soo Qaban qaabiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa lagaga hadlay Sidii loo dardargelin lahaa hawlaha Nabadaynta ee Beelihii Shaqaaqadu ku Dhex Martay Koonfurta Gobolka Sool.

Read More

NORWAY: Hooyo Soomaaliyeed Oo Laga Qaaday Wiilkeedii Curdeed Oo Bil Jira, Sababta Loo Cuskaday Iyo Xog-warrankeeda DAAWO

Oslo 04. January 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Norway, ayaa Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Oslo ka qaadday Wiilkeeda oo jira Muddo 1 Bil ah, waxayna hadda ka haystaan Muddo Laba bilood ah. Hooyadan oo Magaceeda ku sheegtay Samiira Cabdiraxmaan Khayre oo u warrantay Warbaahinta Soomaalida, ayaa sheegtay in Dawladdu ka qaadday Wiil ay dhashay markii…

Read More

Halasaha Abaarta iyo Halista Mashruuca Iswanjalka iyo Isgodobaynta! Cirro, Muuse Iyo Faysal: Somaliland Ka Soo Hadha Tartankoodda, Mise Mid La Dhimata? Qalinkii Suxufi Muuse Jaambiir

Hargaysa 04. January 2017 (SDN/QJ):- Ma odhan karro waa saddexdii  ugu sitay  Somaliland, balse waxaynu odhan karraa waa saddex waqtigu saami ahaan inoo hor keenay. Ma odhan karro waa isku mid Siyaasad ahaan, talo ahaan, go’aan ahaan iyo dhaqan ahaanba, balse waxaynu odhan karraa way kala duwan yihiin si la mid ah sida aanuu qofna…

Read More