Webmaster

“Gaadiidleydu Toddobaadka Dambe Ha Soo Doontaan Waddo-maristooda, Oo Ha Ku Dedaalaan Bixinta Cashuurta…” Wasiir SAMSAM

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay toddobaadka soo socda la bilaabayo Ururinta cashuurta waddo-marista Gaadiidka  ee Lixda bilood ee ugu horeeya Sanadkan 2017-ka.   Wasiir Samsam oo ka hadlaysay Shir-jaraa’id oo ay Shalay ku qabatay Hargeysa, aaa tidhi, “Waxaan ku…

Read More

Sadexdii uu Sadaam Xuseen Nacdalay Dhimashadiisa Horteed & Halka uu Ku Danbeeyay Xadhigii Lagu Daldalay

Baqdaad 06. January 2017 (SDN/QJ):- Toban sano iyo afar maalmood ka hor, aroor sabti ah oo dunida muslimka oo dhan looga damaashaadayo farxadda ciidda weyn ee Ciidal Adxa, ayaa mar keliya muraayadaha talefishnnada laga daawaday warka sheegaya in Madaxweynihii hore ee Ciraaq Saddaam Xuseen lagu fuliyey xukunkii dilka daldalaadda ahaa ee ku dhacay. Dilka Saddaam…

Read More

“Anigu Haddaan Xasan Sheekh Arko Toos-baan Ula Fadhiisan Lahaa, Waayo? Sharci Ii Diidayaa Ma Jiro………” Cali-gurey

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) oo ka mid ah Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay inaanu jirin Sharci u diidaya inuu Muqdisho tago oo uu la fadhiisto Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Cali Gurey oo Telefiishanka Star waydiiyey siduu u arko eedaymaha uu Xisbiga KULMIYE u jeediyey Xisbiga WADDANI ee la xidhiidha…

Read More

Magaalada Muqdisho oo Turkigu ka hirgaliyey Dhismihii Ugu Casrisanaa ee Loo Dhiso Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia & Xasan Sheekh oo Xadhiga Ka Jaray SAWIRO

Muqdisho 06. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyey Safiirka Turkiga iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka odeyaasha ee Barlamaanka F. Soomaaliya, ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta KMG ah ee Aqalka sare. Madaxweynaha, ayaa soo kormeerray xafiisyada iyo qeybaha shirarka ee loo diyaariyey in uu ku shaqeeyo aqalka Odeyaasha,…

Read More

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Joojisay Dhismahii Jidka Madaarka+ Qalabkii Dhismaha Jidkaas oo ay u Soo Rareen Jidka Galbeedka Hargeysa

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa joojisay waddo muhiim ah oo ay ka waday xaafadda Masallaha, taasi oo ka imanaysay dhinaca Airportka isla markaana ku dhammaanaysa suuqa wayn ee magaalada. Waxaana halkaasi laga soo qaaday dhammaan qalabkii lagu dhisaayay waddada iyo agabkii kale ee hawshu ku socotay. Lama garanayo sababta…

Read More

Warbixin La Yaab Leh oo Sheegtay In Madaxweyne Putin-ka Ruushku inuu Mudo Ka Hor dhintay,Madaxweynaha Hada ee Ruushkuna Yahay Nin Loo Ekaysiiyey

Moscow 06. January 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Daily Star ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo qaba dareen ah in madaxweynihii Ruushka Vladimir Putin uu sirdoonka Maraykanku kharajiyey sannadkii 2014ka, laguna beddelay shakhsi kale oo u eeg, loona ekeysiiyey.   Wargeyska Daily Star wxa uu sheegay in dadka sidan ku…

Read More

“Somaliland Arrinkeedaa Mar walba Fashilka Keenayey intaan Xilkan…” Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid

Muqdisho 06. January 2017 (SDN/QJ):- Raysal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ahna Musharrax u tartamaya Madaxweynaha dalkaas, ayaa intii uu Raysal-wasaaraha ka ahaa Xukuumadda hadda jirta iyo Xukuumaddii Sheekh Shariif-ba waxa mar walba fashilka ku keenayey inay tahay qaabka loola macaamilo Somaliland sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu Cumar Cabdirashiid sidaa ka…

Read More

Hogaamiyihii Geeriyooday ee Dalka Kuuba Fidel Castro oo Ku dardaarmay inaan Meel Loogu Magac darin Taas oo Walaalkiina Sharci Adag ka soo Saaray

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- Baarlamanka dalka Kuuba ayaa salaasadii toddobaadkii horre ansixiyeysharci mamnuuc kadhigaya I magaca hoggaamiyihii dhowaan geeriyooday ee dalkaas Fidel Castroloogu magac daro, jidadka, haayad, xarun, dugsi iyo wax kasta oo la mid ah, ama in loo taago taallooyin xusuuseed, sababta siyaas loo yeelayna waa in la fuliyo dardaarankii u dambeeyey ee…

Read More

Boqorradda Dalka Sweden Oo Aamisnan Inay Boqortooyada Kula Nool Yihiin Rooxaan

Stockholm 06. January 2017 (SDN/QJ):- Boqoradda Dalka Sweden Haweenayda lagu Magacaabo Silvia, ayaa aaminsan in guriga Boqortooyada ee ay ku nooshahay ay joogaan Rooxaan. Sidaana waxay ku sheegtay Dhukumantari laga sameeyay Nolosheeda, kaasi Shalay  laga siideynayo Telefiishanka Dawladda Sweden, sida ay ku warrantay Idaacadda BBC-du.   Boqorraddu waxay sheegtay in Guriga boqortooyada ee Drottningholm ay…

Read More

Madaxweynaha Turkiga Oo Sheegay In La Doonayo In Dalkiisa Laga Dhigo Sida Suuriya Iyo Ciraaq

Istanbul 06. January 2017 (SDN/QJ):- Ka dib, Weerarka Habeenkii Sannadka cusub lagu qaaday Magaalada Goob lagu caweeyo oo ku taalla Caasimadda Turkiga ee Istanbul isla-markaana lagu dilay 39 Qof oo Rayid ah, ayaa Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan wuxuu hanjabaad u diray Kooxaha loogu yeedho Argagixisada.   Recep Tayyip Erdogan, wuxuu sheegay in Dawladdiisu ay…

Read More

”Muuse Biixi Iyo Cirro Gacanta ayaanu Isu Saarnay,Wayna Noo Dhego Nuglaadeen” Suldaan Aadan Faarax Cumar

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):-Suldaan Aadan Faarax Cumar, oo ka mid ah Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka Somaliland, isla markaana ka tirsanaa Salaadiintii ka qayb qaadatay xalinta iyo soo af jarida khilaafkii muddooyinkii ugu dambeeyey u dhexeeyey Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), iyo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in…

Read More

Sidii uu u Dhacay Shilkii Baabuur ee uu Maanta Ku Geeriyooday Isuduwihii Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Sanaag DAAWO

Burco 05. January 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u Naxariistee Waxaa Maanta Shil Baabuur oo Ka dhacay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Berbera iyo Burco Ku Geeriyooday Isuduwihii Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Sanaag Marxuun Aniis Saalax Xaaji Xasan,Halka ay Sidoo Kalena Shilkaasi Ku dhaawacmeen Hooyadii Iyo Xaaskiisa . https://www.youtube.com/watch?v=_jZU2mG4Opw

Read More

Maxay Ku Heshiiyeen Garabka Aqlabiyada Xisbiga Ucid ee Xisbiga Waddani ee Maanta Midoobay? Akhri

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta  Magaalada Hargaysa Lagu qabtay Xaflad ay Ku Midoobayeen Garabka La baxay Aqlabiyada Xisbiga Ucid Iyo Xisbiga Waddani. Waxay Labada Dhinac Gaadheen Heshiis 16 Qodob ka Kooban oo ay Si rasmi ah u Kala Saxeexdeen Kaas oo u dhignaa Sidan:- Ka dib markii Garabka aqlabiyadda ee Xisbigii Ucid uu wada-hadal…

Read More

Nuxurka Kulan Madaxtooyadda Ku Dhex Maray Madaxweyne Axmed Siilaanyo & Gudidda Doorashooyinka

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa habeen hore aqalka madaxtooyada kulan kula yeeshay guddiga doorashooyinka qaranka. Kulanka oo aanu wax war ahi ka soo bixin, ayaa warar uu Geeska Afrika helay waxay sheegayaan in guddiga doorashooyinki ugu horayn Madaxweyne Siilaanyo uga warameen halka ay u marayaan hawlihii daabicista kaadhadhka cod bixinta iyo arrimaha…

Read More

Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Iyo Mas’uuliyiin Golayaasha Qaranka Ka Tirsan oo Booqday Xarunta Daryeelka Caruurta Derbi Jiifka ah ee Xaafada Maxamed Mooge DAAWO

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):-Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo ay Weheliyaan Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa iyo Mas’uuliyiin Kale ayaa Maanta Kormeer Shaqo ku tegay Xarunta Lagu Xannaaneeyo Caruurta Derbi Jiifka ah ee Xaafada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargaysa. Xubnahan Wasiiradda oo Kala ahaa Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Diinta iyo Awqaafta,Wasiirul Dawlaha…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Garabkii Aqlabiyadda UCID oo Ku Soo Biiray+ SAWIRO

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):-Xaflad ballaadhan oo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey garabkii Aqlabiyadda Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo u soo diga-rogtay Xisbigaasi, ayaa maanta ka qabsoontay hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa. Siyaasiyiintan iyo taageerayaashan cududooda taageero ku soo biiriyey Xisbiga WADDANI, ayaa waxa hormuud u ahaa Xasan Cismaan Sabca, Aadan…

Read More