Heshiis Qallin Ku Duugistiisu uu Hor Yaalo Madaxweyne Siilaanyo & Bixinta Bogcad Istiraatijiyadeed oo Qaranka Somaliland Qiimo weyn ugu fadhida
London 23. December 2016 (SDN/QJ):- Xogo hor leh oo ay qoreyso warbaahinta laga leeyahay wadanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaadaya inay jiraan, wada hadal qarsoodi ah oo ay yeesheen xukuumada Somaliland iyo Imaaraatka Carabta, kaas oo ay ujeedadiisu ahayd sidii Imaaraatka Carabtu ula wareegi lahaa garoonka Faca weyn ee diyaaruhu ka haadaan ee magaalada Barbara. Warbaahinta…
