Baarlamanka Dalka Kenya oo Gacmaha Isula Tegay & Xildhibaanada Mucaaridka oo Maxkamada Sare Dacwad la Tagay
Nairobi 23. December 2016 (SDN/QJ):- Baarlamaanka dalka Kenya oo kulan isugu yimid Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Nariobi ayaa gacmaha iskula tagay xili ay u fadhiyeen ka doodista isbaddelo lagu sameenayo sharciga doorashada dalkaasi. Kulanka Baarlamaanka ayaa ahaa mid looga doodayay isbadalo la doonayo in lagu soo kordhiyo sharciga doorashada dalkaasi, waxa ayna Baarlamaanka ka…
