Webmaster

‘’Wax la Isku Darsaday Ma Jiraan,Wax La Isku Darsan Doonaana Ma Jiraan,Laakiin Waa in Caqli lagu Wada Noolaado la helo’’ Ergadii Khaatumo & Prof Galaydh oo Shaaciyey Siday u arkaan Wada Hadalka Somaliland & Khaatumo DAAWO

Buuhoodle 25. December 2016 (SDN/QJ):- Cali Khaliif & Hogaamiyaha Ergadii uga qayb galay shirkii Adis-ababa oo Warbaahinta la hadlay,shaaciyeyna inaanay Somaliland waxba iskudarsan,waxna isku darsan doonin. https://www.youtube.com/watch?v=mH1IbYXwlzQ

Read More

Muqdisho: Jananka Ciidamada Booliska Somalia oo Hiil Cad La Garab Istaagay Madaxweyne Xasan Sheekh, U Kala Eexashada Murashixiinta Madaxtinimo ee Doorashada Somalia & Isweydiinta Taliye Boolis Mise Siyaasi DAAWO

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha ciidamada booliska Somalia Maxamed Xasan Xaamud ayaa meel-fagaare ah ka sheegay in xubnaha booliska kaga jira labada aqal ee hoose iyo kan sare ee Somalia ay codadkooda u hibayn doonaan madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheikh Maxamuud. Tani ayaa dhanka kale muujinaysa in Booliska Soomaaliyeed oo u xil-saarnaa ilaalinta…

Read More

‘’Xamar Ninkii Doonayaa Ha Tago,Laakiinse Waa Kicin Dadweyne Waa Abaabul Dagaal Sokeeye‘’ Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Ku Celiyey inaanu Wax Shir ah Magaalada Nairobi Kula qaadan Madaxda dalka Somalia. Hadalka Cirro ayaa ka danbeeyay Kadib Markii Wargayska Caanka ah ee The Star ee ka soo Baxa Magaalada Nairobi uu Faafiyey…

Read More

Loolanka Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne ee Somalia oo Heer Kulkii u Sareeyay Gaadhay & Halku dhegyada Murashixiinta Warbixin Xiiso Leh

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa ku soo qulqulaya xildhibaannada aqalka hoose iyo kuwa aqalka sare ee lagu soo doortey xarumaha maamul goballeedyada dalka si ay maalmaha soo socda u yeeshaan fadhiggii ugu horeeyay una doortaan guddoonka baarlamaanka, waxaana ay sii dooraan doonaan madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. Haddaba akhriste waxaa…

Read More

Guddiga Khilaafaadka Doorashada Somalia oo Ka Jawaabey Dalabkii Beesha Caalamka Isla Markaana Ku Adkaysatay 11 Kursi oo Dacwadi ka Taagan Tahay Qaabkii ay ku Soo Baxeen AKHRI

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Guddiga khilaafaadka doorashada Somalia ayaa warsaxafadeed ay kasoo saareen magalada Muqdishu kaga jawaabayey dalab uga yimid beesha caalamka kaasoo lagaga dalbadey kuraasta la isku haysto. Warsaxafadeedkaan ayaa guddiga kaga hadleen heerarkii ay soo martey shaqdoooda iyo qaababka ay u baareen kuraasta muranku ka taagnaa. Guddiga ayaa sheegey in dacwooyinka soo…

Read More

Murankii u Xooganaa oo Ka Taagan Xubnaha Aqalka Sare Ee Matalaya Somaliland iyo Dib u dhacyad Doorashada DAAWO

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Weli la isku Mari la’ yahay Sidii loo qaban lahaa Doorashada Xubnaha aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia u matalaya Somaliland iyadoo 11 Xubnood oo loo qorsheeyay Somaliland ay Punt land ku doodayso in laba Xubnood oo ka imanaya deegaanada Sool iyo Sanaag ay iyaga raacaan. Geesta Kale Guddiga federaalka…

Read More

Madaxweynihii Hore ee Punt Land Cabdiraxam Faroole oo Sheegay in Cabdiwali Gaas uu Yahay Dagaal Ooge DHAGAYSO

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Hore ee maamulka Puntland ahna hadda xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ayaa eedeeyn kulul u jeediyay Madaxda maamulka Puntland oo uu sheegay in ay ku fashilmeen badbaadinta shacabka kunool degaanada maamulka Puntland. Waxaa uu sheegay in xubno ka tirsan maamulka Puntland ay ka dambeeyeen dagaaladii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo…

Read More

Xog-warran xiiso leh oo lala yeeshay hoggaamiyaha Saldannadii u horreysay ee Bulshada Gabooyaha Somaliland

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah madax- dhaqameedka beelaha laga tirada badan yahay ee Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah saldannadii ugu horreysay ee beeshaasi yeelato, ayaa markii kowaad waxa uu si faahfaahsan uga hadlay sooyaalkiisii nololeed, ka dhaqan iyo kaalintii uu ka soo qaatay dib-u-dhiska qaranka Jamhuuriyadda…

Read More

Safiir Baashe Cawil Oo Bilaabay Kaambayn Iyo Xodxodasho La Xidhiidha Sidii Golaha Wakiilada Loo Hor Geyn Lahaa Degdegna Qalinka Loogu Dhufan Lahaa Heshiis Madaxtooyadu Imaaraadka Ugu Wareejiso Saldhig Milatari

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Wakiilka Somaliland u fadhiya Isu-tagga Imaaraadka Carabta Ambasaddor Baashe Cawil Xaaji Cumar oo dhawr maalmood ka hor dalka ku soo laabtay ayaa la sheegay in uu si degdeg ah oo xawli leh dalka uga bilaabay kaambayn iyo xodxodasho hor leh oo uu ku wajahay siyaasiyiinta, xildhibaanada iyo aqoonyahanka dalka ee…

Read More

Shacabka Somaliland Oo Shaki Weyn Ka Qaba Tayo-xumada Bariiska Dalka La Keeno Wakhti Qaaradda Afrika Lagu Soo Daabulayo Bariis Macmal Ah + Qisada Bariiskii Caaga Ahaa

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo markii suuqyada Afrika gaar ahaan magaalooyinka dalka Nigeria laga soo sheegay in lagu iibiyo bariis aad u tayo xun oo aakhirkii la ogaaday in uu qaarkii ka samaysan yahay walxo caag ah oo laga farsameeyey hadhaaga walxo caag ah ayaa keenaysa in ay shaki hor leh sii qaadaan…

Read More

Labadii Shirkadood ee ugu Weynaa Xaga Duulimaadka Somalia oo Kala Go’ay, Maxaa Sababay? DAAWO

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Heshiiskii Shirkadaha Duulimaadka ee Jubba Airweys iyo Daalo Airlines ayaa burburay kaddib muddo 2 sano ah oo ay kuwada shaqeynayo Xuluafada Dulimaadka Afrika. Haddaba Daawo Muqaalkan oo Ka Hadlaya Sababaha Keenay in ay Kala Baxaan Shirkadaha Xaga dulimaadka ugu weynaa Soomaaliya.

Read More

Isbahaysiga Burburinta Doorashada Soomaaliya oo Bayaan 7 Qodob ah ka Soo saaray Muqdisho,& Siyaasiyiinta S.land ee Muqdisho Ku Sugan oo Sheegay inay Si Buuxda Midnimada Somalia Ugu Hawlgalayaan

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin u dhashay gobollada Somaliland oo xilal ka haya dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-goboleedka Puntland oo kaashanaya Odayaal iyo Xubno isku sheegay inay Wakiil ka yihiin Beelaha Somaliland, ayaa bilaabay Olole iyo qorshe uu Maamul-goboleedka Puntland doonayo inuu khilaaf ku abuuro, isla markaana ku fashilo doorashada gebo-gabada ku…

Read More

Safiirka Turkiga ee Ruushka oo si yaableh isaga bad baadiyay Weerar lagu qaarajin lahaa DAAWO

Moscow 25. December 2016 (SDN/QJ):- Safiirka dalka Turkiga ee Ruushka ku sugan ayaa ka bad baaday weerar la doonayay in lagu qaarajiyo. Muuqaalo cusub ayaa muujinaya in safiirka isagoo qudbeynaya lasoo weeraray hase ahaatee uu iska difaacay taas oo keentay inuu fashilmo weerarkan. https://www.youtube.com/watch?v=hBd6ptb7-QA

Read More

Nin Ku Hadli Kara 56 Luqadood Oo Caalamka Lagaga Hadlo, Dalalka Luuqadahaasi Lagaga Hadlo Iyo Qaabkuu U Bartay Ee Mucjisada Ah!! DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Kani waa Muhamed Mešić oo ah ama loo aqoonsaday wiil mucjiso ah oo dad badan oo adduunkan ku nooli maanta aanay rumaysan Karin arrinta uu sameeyey ama xaqiijiyey maadaama uu si faseex ah ugu hadli karo 56 luqadood oo kala duwan. 32 sanno jirkan Muhamed Mešić ayaa warbixnada laga diyaariyey…

Read More