Webmaster

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Oo Xaalad Caafimaad Loogu qaaday Dalka Dibadiisa

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):-Alle Ha Ka Dulqaadee Waxa Xanun Degded Ahi Ku Soo Booday Suldaankii Guud ee Salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir Waxaan La Sheegay In Suldaanka Xaaladiisa Caafimaad Waxba Laga Qaban Kariwyey Gudaha Dalka Ethopia Loona Qaaday Wadanka Thailand. Mafaxwaynaha Dawlad Deeganka Soomalida Ethopia Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa La Sheegay Inuu Qayb Ka…

Read More

Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka hadlay xiisadda magaalada Galkacyo

Garowe 24. December 2016 (SDN/QJ):- Xiisad colaadeed ayaa ila shalay 23 December, 2016 laga dareemayaa magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug, taasoo bishan xaaladda amni soo hagaagaysay kadib wadahadallo dhexmaray labada maamul. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, Michael Keating ayaa walaac ka muujiyey xiisadda ka oo cusboonaatay  Gaalkacayo, taas oo sababtay dhimashada ugu…

Read More

Israel oo Safiiradeedii kala baxaysa Senegal iyo New Zealand Si ay Uga Aar Gudato Talaabadii Golaha Amaanku Shalay Meel Mariyey

Israel  24. December 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal Wasaaraha dalka Isra’iil Benjamin Netanyahu ayaa qaadaya tallaabooyin diplomaasiyadeed oo ka dhan dalalkii horkacayey qaraarkii laga ansixiyey Qaramada Midoobay ee looga soo horjeeday dhismayaasha dadka Yuhuudda ah ee daanta galbeed iyo bariga Qudus, taas oo Falastiiniyiintu ay Qudus u aqoonsan yihiin inay tahay caasimadooda. Netanyahu ayaa maanta oo sabti…

Read More

Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Bedka soo Dhigay Qodobadii Kulmiye Ku Hantay Quluubta Shacabkii u Oomanaa Isbedel & Xaalada Maanta DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):-Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Daa’ud Xuseen Jaamac (Foodcade) oo Maanta ka hadlayay Shirweynaha Heer qaran ee La Dagaalanka Tahriibka ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye ku Guul daraysay Wax ka qabashada Tahriibka oo ahaa Qodobadii ugu Muga weynaa ee ay ku galeen Tartankii Doorashada Madaxtooyada ee uu…

Read More

Guddoomiye Ku-Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyey Wada Hadalka Dawladda Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax,oo maanta qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadley gudaha magaalada Hargeysa ayaa si weyn u soo dhaweeyey wada hadalka ay dawladda Somaliland la bilowdey maamulka Khaatumo. Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegey in ay uga kici dooonaan kuraasta…

Read More

Nuxurka Khudbad Uu Maanta Xildhibaan Ka Socdey Barlamaanka Dalka Sweden Uu Ka Hor Jeediyay Golaha Wakiilada Somaliland DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa maanta golaha Somaliland khudbad u jeediyey Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Sweden oo socdaal ku yimi dalka Somaliland oo ay fadhiyeen mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland,waxaana uu xildhibaanku ka hadlay sababaha uu u yimi dalka Somaliland. Sidoo kale waxaa uu sheegey in uu ku faraxsan yahay in uu la joogo…

Read More

Gudoomiye Cirro oo Beeniyey inuu Shir Kula Qaatay Nairobi Raysal Wasaaraha Dawlada Somalia DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Beeniyay Warar Sheegaya inuu Magaalada Nairobi Kulan kula qaatay Madax ka Tirsan dalka Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=zQTfGpqOyK4&feature=youtu.be  

Read More

”Khad Cagaaran Loogama Baahna Somaliland” Sh.Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Falkii Lagu Dhaawacay Saraakiil ka Tirsan Xisbiga Waddani,Baaqna u Diray Laamaha Amaanka DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Sheekh Aadan Siiro),oo ka mid ah culima u’ddiinka Somaliland ayaa khudbaddiisii shaley ee jimcaha kaga hadley falkii foosha xumaa ee lagula kacay saraakiil sar-sare oo ka tirsan xisbiga WADDANI,gaar ahaan jidh-dilkii loo geystey Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi Batuun oo ah xog-hayaha caddaaladda ee xisbiga WADDANI. Sheekh…

Read More

Xisbiga UCID oo Si Adag u Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Mas’uuliyiinta WADDANI DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa si adag u cambaareeyey falkii foosha xumaa ee muddooyinkii dambe lagu weerarayey mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga WADDANI iyo weliba sida oo kale wariye Khadar Gureyte oo sannadkan badhtankiisii ay sidaas oo kale u soo weerartay dablay aan weli la garan haybtooda, waxaana uu sheegay…

Read More

Aqoonyahan iyo Wax-garad Madaxweynaha Kilalka Shanaad ee Itoobiya Ku Amaanay Socdaalkii uu Ku Soo Maray Deegaanada Gaashaamo iyo Daroor DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo wax-garadka ka soo jeeda deegaanada Gaashaamo iyo Daroor ee gobalka Jarar ee dalka Itoobiya, ayaa madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida ee dalkaasi Itoobiya uga mahad-celiyey socdaalka uu ku soo maray deegaanada hoos yimaada gobalka Jarar ee dalkaasi, waxaana ay ku boggaadiyeen sida qiimaha badneyd ee…

Read More

“Muuse Biixi Wuxuu ahaa Ragii Diidanaa Dawladii Xasan Ciise Madaxweyne Ku Xigeenka ka ahaa,Siduu Maanta Cod uga Helayaa….” Mujaahid Oto Biixi DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Oto Biixi oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye uu Hormood ka ahaa ragii diidanaa Dawladii uu Xasan Ciise Jaamac ka ahaa Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=N9b40X2OseM

Read More

Xukuumadda Ankara Oo Dawlada Somaliland Ka Codsatay In La Xidho Dugsiga Nile Academy Iyo Jawaabta Ay Ka Bixisay

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Dawlad Turkiga ayaa xukuumadda Somaliland ka codsatay inay xidho dugsiga waxbarasho ee Nile Academy oo uu maalgaliyo siyaasiga lagu eedeeyey inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay Mr Fathullah Gulen. Wafti uu hogaaminayo Danjire Olgan Bekar oo ah safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho oo uu wahelinayay gudoomiyaha gudida arrimaha dibada ee…

Read More

La Yaabka ugu Weynaa Madaxdii Khaatumo ee Wada Hadalka Addis ababa oo Si Ka Duwan Sidii Xubnihii Somaliland uga hadlay Natiijada Shirkii Addis Ababa Xili uu Hargaysa Ku Sugan Yahay DAAWO

London 23. December 2016 (SDN/QJ):- Eng Maxamed Xasan xaaji oo ka mida maamulka khaatumo ayaa Si ka Duwan sida ay Weftiga Somaliland uga Hadleen Midhihii ka soo baxay Wada Hadalkii laba Geesoodka ahaa ee u dhexeeyay Somaliland iyo Khaatumo Wuxuu uga hadlay Waxyaabaha Wada hadalkaas ka soo baxay. https://www.youtube.com/watch?v=r6dzJFUffyU&feature=youtu.be

Read More

Warbixin La Xidhiidha Weerarro Saraakiil Xisbiga Waddani ka tirsan lagu qaaday & Booliska oo ka Meeraysay Soo Qabashada Cidii Falkaas ku Lugta lahayd DAAWO

Hargaysa 23. December 2016 (SDN/QJ):-Xubno ka tirsan Masuuliyiinta xilalka ka haya Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo sheegay in Sadexdii Habeen ee u danbeeyay ay soo Weerareen Dad aanay aqoonsan Cida ay Yihiin, isla markaana dhaawacyo fudud oo kala duwan ugu geysteen gudaha magaalada Hargeysa goobo kala duwan oo ku yaalla, ayaa Ciidammada Booliska Somaliland…

Read More