Siyaasi Cali Guray oo Cadeeyay in Hadii Sharciga la Hor Keeni waayo Cidii Shirqoolka u Gaystay Haldoor Barkhad Batuun uu Denbigu ku Cadaan doono Xisbiga Kulmiye
Hargaysa 20. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Weerar nabaro Loogu gaystay Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Waxaanu Sheegay in Falkaasi ahaa Mid Fool Xun Isagoo Laamaha amaanka Gaar ahaan Booliska u Soo Jeediyey inay Sharciga hor keenaan Cidii Falkaas ka danbaysay Isagoo Hoosta ka Xariiqay…
