“Idaacada Radio Hargeysa Iyo Tv-Ga Qaranku Facebook Wasiir Caddaani Leeyahay Maaha, Ee Waa Hanti Qaran” Mujaahid Axmed Maxamuud Cali Shiine DAAWO
Hargaysa, 19 December 2016 (SDN/QJ): – Mujaahid Axmed Maxamuud Cali (Shiine) oo warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Hargeysa ayaa si adag ula Hadley wasiirka warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani, oo doraad eedo u jeediyay xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Mujaahid Axmed Shiine isaga oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Wasiir Caddaani waa…
