Gabadh Ninkeedii Hore Gubay Oo Gashay 52 Qaliin !
Hargaysa 20. December 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda Gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa ku xukuntay Nin Gubay gabadh uu qabi jiray, Ninkan oo magaciisa la yidhaahdo Michael Slaje oo da’diisu tahay 41jir, ayey maxkamadu ku xukuntay 11sano oo xadhig ah. Gabadha uu dilay Ninkani iyadu muddo 16 bilood ah ku jirtay mid ka mid ah…
