Webmaster

Gabood Falada Gannacsade Aljaabiri Ku Hayo Xoolaheena Iyo Qiimihii Ugu Hooseeyay Oo La Sheegay Inuu Ku Gadanayo Xoolaha + Tuhunada Ku Gadaaman Ee Xaaladda Taagan

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Ganacsadaha Carbeed ee reer Sacuudi Carabiya Saleeban Siciid Aljaabiri ee gacan saarka leh Dalkeena islamarkaana Maxjarku uga dhisan yahay Dekeda Berbera ayaa laga soo sheegayaa arimo gabood fal ku ah Xoolaheena,Waxa uu adeegsanayaan Dilaaliin Calooshooda u shaqaystayaal ah oo Muwaadiniin ah oo laftoodu Ganacsato ah waxaanu si layaableh hoos ugu…

Read More

Musharraxii Labaad ee u Tartamaya Madaxtinimada Soomaaliya oo Sheegay in Midnimada Soomaali-weyn Ay Ka Wada-hadleen  Siyaasiyiin Jooga Hargeysa

Muqdisho 13. December 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame  oo ka mida siyaasiyiin u tartamaya doorashada Madaxtooyada ee dalka Soomaaliya ayaa mar kale sheegay in midnimada Somaliland iyo Soomaaliya uu kala hadlay Siyaasiyiin jooga magaalada Hargeysa. Musharrax Tarsan ayaa isaguna hore u caddeeyay in siyaasiyiin dawladda Somaliland xilal ka haya uu kala hadlay midnimada dalkii…

Read More

Xildhibaano Hore oo Dawlada Federaalka Kaga Maxaafsada Magaca Somaliland inay Matalaan oo Dib loo soo Doortay DHAGAYSO

Muqdisho 13. December 2016 (SDN/QJ):- Afar xildhibaan ayaa lagu doortay magaalada Muqdisho ee caasimada, kuwaasi oo ka mida kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ee beelaha Waqooyi. Afarta xildhibaan ee la doortay ayaa dhamaantood ahaa xildhibaano ka tirsan baarlamaanka waqtiga ka dhamaaday, oo ku guuleystay in dib loo soo doorto. Afarta xildhibaan ee la doortay…

Read More

Riigii Xukuumaddu Gaysay Deegaanka Coodanle Oo Biyo Ka Badan Kuwii La Filayey Soo Saaray Iyo Dadka Deegaankaas Oo Ka Dareen-celiyey

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Riigii ay dhawaan xukuumadda Somaliland gaysay deegaanka Coodanle ee gobolka Buuhoodle ee halkaasi ka qodayey ceel biyoodka ayaa dhamaystiray hawshiisii isla markaana soo saaray biyo ka badan kuwii laga filayey markii hore. Ceelkan ayaa sida la sheegay saacadii soo saaraya in ka badan 100 foosto oo biyo ah, kaas oo…

Read More

“Musuqmaasuqu Waxa Uu Naafeeyaa Bulshada, Wuxuu Dilaa Horumarka, Wuxuuna Dhaawacaa Qalbiga Bulshada Ee Waan In Lala Dagaalamo……” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa sheegay in aanay bahda garsoorka wax dulqaad ah u hayn musuqmaasuqa, dad badan ayaana lagu xidhay musuqmaasuq, waanan kala caydhinay wax alla wixii musuqmaasuqa ahaa. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, oo warbaahinta la hadlay  ayaa waxa uu  yidhi; “Difaaca xuquuqaha…

Read More

Muniir Axmed Cigaal Oo Fashiliyay Sir Huursanayd Oo Inbadan Dhagaha Bulshada Haysatay Iyo Cod Been Abuur Ah Oo Samaale Loo Ekaysiiyay Oo Madaxweynaha Loogeeyay Intaanu Iscasilin

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Mulkiilaha Wargeyska Madaxa Banaan ee Somalilandtoday Muniir Axmed Cigaal oo Imika ka mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo Mudo todobaad ka badan ku xidhnaa Saldhiga dhexe ee Magaaladda Hargeysa, dibna Xoriyadiisa u helay, ayaa badka soo dhigay Dhacdo wax badan huursanayd oo Bulshada intii maqashay Markhaatigeeda iyo wakhtigeeda…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo Baadheysa Xoolo laga Soo celiyay Dalka Sacuudiga

Muqdisho  13. December 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay iney baadhitaan ku bilowday xoolihii dhawaan laga soo celiyay dalka Sacuudiga, kadib markii Sacuudiga uu diiday xoolaha oo laga dhoofiyay Muqdisho. Wasiirka xanaanada xoolaha dawladda Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid,  ayaa sheegay in baadhitaan ay ku ogaanayaan cudurada laga helay xoolaha laga dhoofiyo Soomaaliya ku bilaabeen dhamaan…

Read More

Maamul Goboleedka Puntland oo noqday Maamulkii ugu dambeeyey ee dhameystira xubnaha aqalka hoose (Magacyada 37 Xildhibaan)

Garowe  13. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Galab lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe doorashada xildhibaanada cusub ee maamulka Puntland ku metelaya aqalka hoose ee Baarlamanka federaalka Somalia.   Xildhibaanada cusub ee laga soo doortay Puntland ayaa waxay isugu jiraan wejiyo cusub iyo qaar ka tirsanaa Baarlamankii hore oo dib u soo laabtay.   Maamulka Puntland…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudi Wasiiro & Ganacsato Isugu Jira oo Ka Hawlgala Sidii Dib loogu Furi lahaa Dhoofka Xoolaha ee Sucuudiga

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada kulan ballaadhan kula qaatay Ganacsatada waaweyn ee reer Somaliland ee Xoolaha nool ka dhoofiya Berbera iyo Wasiirada Xanaanada Xoolaha, Maaliyada, Arrimaha Dibedda iyo Ganacsiga.   Ujeedada ugu muhiimsan ee uu Madaxweynuhu kulanka u qabtay waxay ahayd si uu xog…

Read More

“Ma Jirto Cid Hor Istaagi Karta Shirka Ciisa Muuse iyo Habar-yoonis,Xukuumadana Waad Aragtaan Waxay Samaynayso.”.Mujaahid Dhaga-weyne DAAWO

Burco 12. December 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Ibraahim C.laahi Xuseen (Dhaga-weyne), ayaa si weyn u taageeray go’aamada laga soo saaray shirkii maalmahii ugu dambeysay beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Burco, waxaana uu sheegay in aanay jirin cid hor istaagi kartaa haba-yaraatee. DAAWO, muuqaalka Mujaahid Dhagaweyne.

Read More

‘’Alxamdulilaahi Dhaha Xilkan uu Madaxweynuhu Magacaabay oo ka Daaya Laakiinta Danbe+ Waxa Loo Magacaabay Ma aha Gudoomiye Bangi ee Waa Madaxweynaha Bangiyada’’ Wasiir Cukuse iyo Suldaan Maxamed C.qaadir DAAWO

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka qayb galay Casuumad Sharafeed Huteel Ambassador loogu Sameeyay Gudoomiyaha Cusub ee Baangiga Somaliland Mudane Maxamed Cabdi Ibraahin (Khadar Dhoobaale).

Read More

”Siciid Cilmi Roobloow Waxaan leenahay Labada Beelood Waxba kama dhexeeyaan Ee maxaa la turxaan bixinayaan Ciise Muuse iyo Habaryoonis’’ DAAWO

Burco 12. December 2016 (SDN/QJ):- Odayaasha Waqooyiga Burco oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa Kulan ay ku qabteen Magaalada Burco Waxay Ku Beeniyeen Warar ay faafiyeen Siyaasiyiin Deegaankaasi ka soo Jeeda oo Sheegay in Shir Turxaan Bixin ah ay wada yeelanayaan Beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Burco. https://www.youtube.com/watch?v=6BrPGJTYgA4

Read More

Wasiir Qabyo Tire oo Ku Faanay in Tiradii ugu Badnayd oo Wasiiro ah ay ka Heshay Beeshiisu Xukuumadda Xiligeedu Gabaabsiga Yahay Iyo Badheedhaha Suldaan Cumar Suldaan Faarax DAAWO

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo Tire ayaa Waxa uu Huteelka Hadhwanaag ee Magaalada Hargaysa Casuumad ugu Fidiyey Hogaanka Dhaqanka Iyo Waxgaradka Gobolka Hawd. Wasiir Maxamed Ibraahin Aadan Qabo ayaa Sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu Beesha uu ka soo Jeedo ee Gobolka Hawd uu Siiyay Saami Kuraas…

Read More

Fannaanka Farxaan Xidig oo Guul-daro Ka Raacday Doorashadii Xildhibbaanada G.Waqooyi ee Aqalka Hoose ee Somaliya DAAWO

Muqdisho 12. December 2016 (SDN/QJ):- Doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka Somaliya oo magaalada Muqdisho laga bilaabay, ayaa si rasmi ah looggu doortay xildhibbaanada goballada Waqooyi u meteli doona Golahaasi, waxaana sida muuqaalo la baahiyey ay muujinaayeen la arkaayey Fannaanka Farxaan Xidig oo laga ga guulaystay cod aad u tira badan isla mar ahaantaana ay ka…

Read More

Garabkii Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Halka Ay Cududooda Ku Biirin Doonaan DAAWO

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Xasan Fiyoore Iyo Mahad Kaambul oo ka mida Murashaxiinta isku sharaxay Doorashadii Golaha Deegaanka, Sheegayna in ay ka mid yihiin Garabka Jamaal Cali Xuseen, Ayaa meesha ka saaray in ay ku biireen Xisbi, Waxaanay cadeeyeen in todobadka soo socoda ay xisbi ka hilaaci doonaan. https://www.youtube.com/watch?v=Uh0Ul23NPDM

Read More

Musharaxiinta Madaxweyne Iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye Oo Socdaal Hawleed Borama Ku Tagay & Balanqaadyo Iska hor Imanaya oo ay Bulshada u Qadimeen DAAWO

Boorama 12. December 2016 (SDN/QJ):- Shacabka reer Awdal, ayaa si Balaadhan u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo ay horkacayaan Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE – Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo socdaal ku tagay Gobolka. Gudoomiye Muuse Biixi ayaa Sheegay in Xisbi ahaan Shanta Sanno ee Soo Socota ay…

Read More