Webmaster

Ujeedada Kulan Xasaasi ah oo dhex Maray Komiishanka Doorashooyinka,Qaadhaan Bixiyeyaasha & Xukuumadda

Hargaysa 15. December 2016 (SDN/QJ):- Kulan xaasaasi ah oo muhiim u ah arrimaha doorashooyinka ayaa shalay dhex maray wadamada deeq bixiyayaasha, guddiga doorashooyinka Somaliland iyo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Kulanka oo ay saxaafadu dibadda ka joogtay, ayaa la sheegay inay saddexda dhinac kaga wada hadleen arrimaha doorashooyinka iyo u diyaar garowga doorashada madaxtooyada oo qorshaysan inay…

Read More

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo Sheegay Sababta uu Ku Xushay inuu Ku Biiro Xisbiga Waddani

Hargaysa 15. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsanaa Xisbiga Mucaaradka ee UCID, gaar ahaan garabkii Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu ku biiri doono Xisbiga Waddani, oo uu sheegay inuu yahay Xisbi ka duwan labada Xisbi ee kale, waxaanu xusay inuu yahay Xisbi dhexdiisa wax…

Read More

Aqoon-Yahankii Duufaanada Siyaasadeed Ku Kaceen ee Jamaal Cali Xuseen oo Dantu Biday inuu Dhiso Murashax Muuse Biixi DAAWO

Berbera 15. December 2016 (SDN/QJ):-Murashixii hore ee madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa ku dhawaaqay inay isaga iyo taageerayaashiisuba ku biireen xisbiga KULMIYE, ka dib markii uu la tashi badan sameeyay. Jamaal iyo wefti uu hoggaaminayo oo Salaasadii gaadhay Berbera, wuxuu sheegay inuu wada tashi badan ka dib uu go’aan ku gaadhay inuu taageero…

Read More

Wefti Balaadhan oo Ka Socda Jamhuuriyada Jabuuti oo Socdaal Ku Yimid Somaliland

Hargaysa 15. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawladda Jabuuti oo martiqaad rasmi ah ka helay Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) iyo Safiirka dhawaan loo magacaabay Jabuuti in uu u fadhiyo Somaliland, Amb. Cabdifataax Siciid…

Read More

Guddiga Xalinta Khilaafadka Doorashada Somalia oo Tirtirey Natiijada Kuraas Oo Lagu Tartamay & Wasiir La Diiday Inuu Mar Kale Tartamo [AKHRI]

Muqdisho 15. December 2016 (SDN/QJ):- Guddiga Madaxa Banaan ee xalinta Khilaafaadka Doorashada Soomaaliya ayaa soo bandhigay magacyada 11-Xildhibaan oo doorashadooda la laalay, kadib markii Guddigu sheegay in nidaam aan sharci aheyn lagu doortay kuraastaasi. Xubnaha ugu badan ee Guddiga Khilaafdka ay laaleen doorashooda ayaa laga soo doortay Maamul goboleedyada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Hirshabelle iyo Puntiland,…

Read More

‘’Dadkani Dad Muslin ah weeye Ilaahay Ayay Yaqaanaan,Na Dhagri Maysaan,Diintana Wakiil Noogama Tihidin Carabeey,Maaha Inaad Cunaha Na Qabataan Oo Xoolahayaga Joojisaan’’ Marxuun Maxamed Ibraahin Cigaal & Khudbadii Xiligii Sucuudigu Xayiraada ku soo Rogeen Dhoofka Xoolaha DAAWO

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Labaad ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa Markii Boqortooyada Sucuudigu Xayiraada ku soo rogeen Xoolihii uga iman Jiray dhulka Somalida ee Geeska Africa Waxa uu hadal Goodi ah u diray Boqortooyada Sucuudiga. https://www.youtube.com/watch?v=L4MFgs9bVZw

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Kulmiye Ku Dhaliilay in Xili Abaaro dalka Ka Jiraan ay Olole Siyaasadeed Wadaan & Fasiraad uu Ka Bixiyey Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari DAAWO

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlayay Xil Wareejin loo sameeyay Wasiirka Cusub ee Qorshaynta qaranka ayaa Dhaliilo Kala duwan u soo Jeediyey Xukuumada. Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag u duray safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu ugu baxay goballada bariga…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Soo Kormeeray Garoonka Kubbada Cagta Ee Xaaji Daahir Cilmi Stadium Oo Roogga Cagaar Ee Casriga Ah La Dhigay DAAWO

Boorama 14. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil saylici oo weli ku gudo jira socdaalkiisii shaqo ee Gobolka Awdal ayaa waxa uu soo Kormeeray garoonka kubadda cagta ee Xaaji daahir Stadium ee Magaalada Boorama oo Dib u habayn Lagu Samaynayo.

Read More

Murashixiinta Muuse Biixi,C.raxmaan Cirro & Faysal Cali Waraabe oo Riyooday & Jabkii Dhacay DAAWO

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo Tire oo si rasmi ah ula Wareegay Xilka wasaaradaasi oo dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay ayaa ka sheekeeyay Qiso Riyo ugu Timid oo u dhaxaysa Murashixiinta Xilalka Madaxweyne ee Sadexda Xisbi Muuse Biixi,C.raxmaan Cirro iyo Eng Faysal Cali Waraabe….

Read More

Wasiirka Caddaaladda oo Jawaab Ka Bixiyey Dhalliilo ay Hay’ad Caalami ah u Soo Jeedisay Jeelasha Somaliland DAAWO

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka cadaaladda Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey dhalliilo ay hay’ad caalami ahi u soo jeedisay jeelashada Somaliland, kuwaasi oo ay si gaara ugu tilmaantay in jeelka magaalada Gabilay lagu kufsaday ruux haween ah. https://www.youtube.com/watch?v=XQ8HSvgD1w0

Read More

Qoyska Ay Ka Soo Jeedey Haweenay Uu Dilay Ninkeedii Oo Xukuumadda Somaliland Ka Codsadey In Loo Dilo Ninkii Diley DAAWO

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Dhacdo Naxdin badan ayaa doraad ka dhacday deegaan ka tirsan Gobolka Gebilay kadib Markii Hooyo Mudo Shan Cisho la la’aa laga helay Maydkeeda iyadoo Caws Lagu Qariyey Waxaana La Sheegay in Haweenaydan oo 8 Caruur ah dhashay uu Dilay Ninkii Qabay kaas oo Gacanta lagu Hayo.

Read More

Maxaa qabsaday Wariyeyaal Tv-Ga Si toos ah uga hadlayay xiligii uu dhacayay Qaraxyadii Turkiga ee Todobaadkan!!!! DAAWO

Istanbul 14. December 2016 (SDN/QJ):- Wariyaasha ugu caansan dalka Turkiga gaar ahaan kuwa ka faalooda Ciyaaraha ayaa ku kala cararay Studiyaha Tv-ga Sportiga ka dib markii uu agtooda ka dhacay Qarax aad u xoogan kaas oo soo daadiyay muraadayaha . Wariyashaan ayaa xiligii uu Qaraxa dhacayay waxa ay ku sugnaayeen garoonka kooxda Besiktas gaar ahaan…

Read More

Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka ahna Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya & Khudbadii uu Ku Wadacay Xilkii Wasiirnimo DAAWO

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta,Iyo Horumarinta Qaranka Mudane Cali Salaan Jirde (Cali Shoonbe) haatana ah Wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya ayaa si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo Tire.

Read More

“Madaxweyne Siilaanyo Shir Waan Kula Kulmaa Laakiin Shaqo Kulama Kulmo…,”C/laahi Jawaan

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- La taliyaha madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinka Md. Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar Jawaan, ayaa ka hadlay qaabka uu madaxweyne Siilaanyo wixii tallo ah ugu gudbiyo, isagoo tilmaamay culayska ka jira madaxtooyada, waxaanu soo jeediyay in shaqooyinka loo kala leexiyo wasaaradaha ku shaqada leh si uu madaxweynaha uga dego culayska saarani.  …

Read More