Webmaster

Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye oo ka Jawaabay Ololle Xisbiga Waddani ku Eedeeyay

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa iska fogeeyay Eedeymo uga Yimid Xisbiga mucaaridka ah Waddani, kaasi oo lagu eedeeyay inuu olole ka bilaabay Gobolada Galbeedka Somaliland. Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin ololahaasi xisbiga Waddani ku eedeeyay masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye iyo xukuumadda…

Read More

”Waxaa Iga Dhintay 65 Neef oo Adhi ah,Awrkiina Naga Fadhiisay Ilaahay ayaa Wax Bixiyee Dawladu Waa Inay Gargaar Deg Deg ah nala Soo Gaadhaa” Hooyo Ku Darxumaysan Duruufta Abaareed ee Dalka ka Taagan SAWIRO

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Dadka abaaraha ka soo barakacay ee yaala gobolka Gabiley iyo deegaanada hoos yimaada ayaa  ah qaar inta badan ay xooluhu ka baxeen. Midka mida hooyooyinka dadkaasi ay abaartu soo barakicisay ah oo warbaahinta la hadashay ayaa xukuumada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan si dareen taabashale uga codsatay maadaa xoolihii ay…

Read More

Xisbiga Waddani oo Komiishanka Doorashooyinka ku eedeeyay Taageero Xisbi

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa Koomishanka Doorashooyinka Qaranka ku eedeeyay inay Xisbiga Kulmiye ku taageeraan Olole ay sheegeen inay ka bilaabeen Gobolada Bariga Iyo Galbeedka Somaliland. Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Uurcade oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in masuuliyiinta Komiishanku xisbiyada ka mamnuuceen Ololaha islamarkaana…

Read More

Madaxweynaha oo Sheegay in 15-ka Bishan oo Beri Ku Beegan uu Furmi Doono Fadhigii Ugu Horeeyay ee Baarlamanka Cusub ee Federaalka DHAGAYSO

Muqdisho 14. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka cusub, isagoo dhanka kalena ku baaqay in si deg-deg ah loogu gurmado dadka ay abaaraha saameeyeen. Madaxweynaha J. Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa farriintiisa ku biilaabay, tacsi uu diray ummaddiisa, taas oo ku…

Read More

Nuxurka Kulan Xasaasi Oo Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Xalay La Yeeshay Dhalinyarada Aqoonyahanka Beelaha Habar-Cafaan Ee Gobolka Awdal

Boorama 14. December 2016 (SDN/QJ):- Kullan balaadhan oo ay fooda isku dareen dhalinyarada Aqoonyahanka Beelaha Habarcafaan Iyo hogaanka sare ee Xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayay Musharax Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay ka qabsoomay Hotel SAW Ee Magaalada Boorama,kullankan oo ay saxaafadu dibad joog ka ahayd.   Warar Madax bannaan oo Warbaahintu heshay ayaa sheegay in…

Read More

Hargab Cusub oo Ka Dillaacay Magaalada Hargeysa iyo Mooganaan Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Nooc cusub oo duri ah ayaa ka dilaacay geyiga Somaliland kaasi oo soo ritay badiba bulshada reer somaliland,iyadoo ay la tacaalayaan daweyntiisa masuuliyiin iyo shiciba somailand ee u asiibay xanuunkanu.   Duriygan ayaa la sheegay in uu kaga duwan yahay kii hore loo yaqaanay ee badanaa dadka ku dhicijiray, iyadoo…

Read More

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Hoose ee Baarlamanka oo loo diiday Kaadhadhka Aqoonsiga Xildhibaanimo

Muqdisho 14. December 2016 (SDN/QJ):- Guddiga Doorashada Dadban ee heer federaal ayaa Shalay ka bilaabay magaalada Muqdisho bixinta shahaadooyinka iyo kaararka aqoonsiga xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Somalia. Xoghayaha guud ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa xaqiijiyay in la bilaabay bixinta kaararka aqoonsiga , lana siiyey xildhibaanada labada aqal qaarkood. Xildhibaano fara…

Read More

10-Ka Jaamacadood Ee Ugu Tayada Wanaagsan Jaamacadaha Dalalka Carabta, Sucuudiga Iyo Masar Keebaa Horeeya?

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Jaamacadaha Dalalka Carabtu waxa ay sameeyeen xawli horumar oo aad u ballaadhan tan iyo 2002 wixii ka dambeeyey iyada oo ay tirada iyo tayada Jaamacadaha dalalka Carabtu aad u kordheen wixii intaasi ka dambeeyey inkasta oo ay qaar ka mid ah saamayn ku yeesheen Kacdoonkii Gu’ga Carabtu. Qiimaynta Jaamacadahan lagu…

Read More

Siyaasi Saaxiib Dhow la ah Madaxweynaha Ruushka oo la Filayo inuu Noqdo Xoghayaha Cusub ee Arrimaha Dibada ee Maraykanka

Washington 14. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa la filayaa in wasiirkiisa arimaha dibada dalkaasi uu u magacaabo Nin ay saaxiibo dhow ay yihiin Madaxwaynaha dalka ay aadka u ficil taman dalka Maraykanka ee Putin. Ninka la filaayo in uu qabto xilka wasiirka arimaha dibada Maraykanka ayaa waxa lagu magacaabaa Rex…

Read More

Wasiirka Maaliyadda oo Ka Warrantay Biyo Toddoba Cisho lagaga soo saaray Illinta Dhexe oo Harraad looga Guuray

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiiradda Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan oo maanta booqasho ku tagtay Tuulada Illinta dhexe ee degmadda Daara-salaam ee Waqooyiga Hargeysa, ayaa tafaasiil ka bixisay Ceel Riig ah oo muddo toddoba cisho ka yar  biyo macaan lagaga soo saaray, waxaanay wax lagu farxo ku tilmaantay inay Biyo helaan dadka deegaanka oo dhulkooda…

Read More

Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukuno Kasoo Saartay Lix-kaaliye Oo Loo Haystay Facebook Been-Abuura, Afar Kaaliye Oo La Xukumay, Halka Laba Kamida Dib Loogu Celiyey Xoriyadoodii,AKHRI QORAALADA DACWADU KA DHALATAY

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):-Maxkamada Gobolka Maroodijeex Ayaa Xukuno Kala Duwan Ku Ku Riday 6 Lix-kaaliye oo Afartii Bilood Ee u Danbeeyey Ku Xidhnaa Magaalada Hargeisa, Waxaana Ka Garnaqa Dacwadan Oo Muddo Soo jiitamayey Saaka Lagu Dhawaaqay Go’aanka Kama Danbeysta Ah ee Xukunka, Lixdan Kaaliye Ayaa Ka Tirsanaa Maxkamada Rafcaanka Ee Gobolka M/jeex, Waxaana Hore…

Read More

Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera & Weedhihii Uga Dareen Celiyey Soo Dhawayntiisa DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Si diiran Loogu Soo dhaweeyay Magaalo Xeebeedka Berbera Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo Wefti uu Hogaaminayo Waxaana Soo Dhawayntiisa ka qayb qaatay Boqolaal ka Mid ah Shacabka Ku dhaqan Magaaladaasi. https://www.youtube.com/watch?v=8tCGAlpOzX8&feature=youtu.be

Read More

“Ma Lihi Muuse Xaq uma Laha (Hoggaaminta Dalka), Laakiin Cabdiraxmaan baan ku habboon,Hadii Qabyaaladi Wax Taraysana Siilaanyaan la Joogay..” Hogaamiye Xirsi Cali X.Xasan DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- “Haddii Qabyaaladu wax tareyso, waxaanu wada joognay Siilaanyo oo aanu Isku qolo ahayn, laakiin waxaanu kala tagnay markuu yidhi Muuse ila doortana, Waayo? waxaanu u arkaynay inaanu Maanta ku habboonayn..” “Siyaasadda la isma Qasbo, ee waalla is-qanciyaa, markaa Qolada KULMIYE waxaan leeyahay Dadku waxay aaminsan yihiin iyo Aaraadooda ku ixtiraama,…

Read More

Gebilay:Hooyo 8 Caruur ah Dhashay oo Dhawr Cisho La Raadinayay Balse La Helay Maydkeeda oo Si Xun Loo Qariyey DAAWO

Gebilay 13. December 2016 (SDN/QJ):- Haweenay meydkeeda la helay iyo halka lagu qariyay + ciidanka booliska oo ka hadley , sida ay sheegeen ciidanka boolisku waxaa gabadhan la raadinayay mudo shan maalmooda, waxaana laga helay caleen dhexdeeda. https://www.youtube.com/watch?v=mV6shCmfgJ4 https://www.youtube.com/watch?v=RJw_uVbsaLo

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘Ilaahay Hawl Weyn ayuu Kuu Diyaarinayaa”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):-Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Taliska Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Laba Nin oo Ku Eedaysan Falal Amni Daro & Afhayeenka Booliska oo Mar Kale Xisbiga Waddani u Jawaabay DAAWO

Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis Cilmi ayaa Beeniyey hadalo ka soo Yeedhay Saraakiil ka tirsan Xisbiga Waddani oo Sheegay in Laba Nin oo Loo Xidhay Fal danbiyeed ku saabsan Khalkhal gelin nabadgalyo inaan Xadhigooda loo Marin dariiqii Sharciga ahaa Iyagoo Mas’uuliyiinta Waddani Tilmaamay in Labadaas Nin Xisbigooda…

Read More