Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo la Kulmay Raysalwasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Jabuuti Kadib Markii Lagu Casuumay Shirkii Qomiyada itoobiya SAWIRO
Addis Ababa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo marti qaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda dalka Itoobiya, waxa uu magaalada Herer ee dalkaasi uu kaga qeyb-galay xuska maalinta 21aad ee Qoomiyadaha dalka Itoobiya oo sannadkan lagu qabtay Kilalka 11aad ee Harari. Xuska Qoomiyadaha…
