“Muuse Biixi Ilaa Uu Ku Gabado Madaxweyne Siilaanyo Meel Ma Tago, Mar Alle Marka Uu Soo Gaadho Saldhiga Dhexe……………”Xildhibaan Xoog
Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan mudanayaasha aqalka wakiilada Somalilamd,isla markaan ah ka mid saraakiisha sarsare ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inaanu Muuse Biixi awoodi in uu keligii u socdaalo dalalka caalamka iyo gobolada dalka haddii aan Siilaanyo la socon, waxanu sheegay in xataa aanu keligii soo…
