Webmaster

Xisbiga UCID Oo Doonaya In Sharciga La Mariyo Ilaalada Maayarka Laascaanood Oo Xildhibaannad Xabadeeyay

Hargaysa 05. December 2016 (SDN/QJ):-Kadib markii Toddobaadkii hore Qaar ka mida Askarta Ilaalada u ah Maayirka magaalada Laascaanood iyo Xildhibaanad Fihiima Yuusuf Cabdilaahi oo ka mida Golaha deegaanka ee Laascaanood ay dagaal gacan ka hadal ahi ku dhexmaray Goob lagu qaybinayay Raashin mucaawino ah, ayaa waxaa falkaasi cambaareeyay Xisbiga mucaaridka ee UCID. Xildhibaanada oo hor…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Xubno Xilal Wasiir Ugu Magacawnaa Khaatumo

Laascaanood 05. December 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa magaaladda laascaanood ee xaruna Gobolka Sool, waxa ay ku xidhay wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan kooxda ay somaliland wada hadalka kula jirto ee Khaatumo. Xubnahan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Khaatumo  Cabdilaahi Jaamac Diiriye (Cabdilaahi Isleged) iyo Guddoomiyaha  guddida abaaraha ee khaatumo …

Read More

Xukuumadda S.land Oo Loogu Baaqay Inay Mag-dhowdo DOONI Dad Cadhaysani Ku Gubeen Duleedka Dekedda Berbera

Badhan 05. December 2016 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Odayaasha Degmada Badhan ee bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa Xukuumadda ka codsaday in loo Mag-dhabo Doon Bishii saddexaad ee Sannadkan ku gubatay Duleedka Dekedda Berbera, taasi oo uu lahaa Muwaadin Magaciisu yahay Cali Ducaale Maxamed. Doontan oo Magaceedu ahaa MAKKA isla-markaana ay gubeen Dadweyne ka cadhooday…

Read More

“Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota ee Mareykanka oo soo wajahday cabsi iyo wel wel baaxad weyn!! DAAWO

Minnesota 05. December 2016 (SDN/QJ):-Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday cabsi iyo wel wel baaxad weyn ka dib doorashadii madaxweynaha Cusub ee dalkaas Donald Trump iyadoona ay markiiba la kulmeen hadalo cunsurinimo ah oo loogu sheegaayo inay ku noqdaan dalkooda. Ka dib Doorashadii lama filaanka ahayd…

Read More

Baadhitaano Adag oo ku socda Masuuliyiin katirsan Maamul goboleedka Puntland

Garowe 05. December 2016 (SDN/QJ):-Xeer Ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamuud Xasan Cusmaan ayaa sheegay in ay socdaan baaritaano lagu sameenayo masuuliyiin katirsan maamulka Puntland, oo lagu tuhmayo in xabsiyada maamulkaasi kasii daayeen dad ku xirnaa.   Waxa uu xusay Xeer ilaaliyaha in ay maqleen warbixino ku aadan in Masuuliyiin katirsan maamulka Puntland ay xabsiyada…

Read More

Mustaqbalka Madaxweyne Donald Trump oo la saadaalinayo inuu mugdi ku jiro & Shaki la Geliyey inuu Mudo Xileedkiisa 1aad Dhamaysanayo

Washington 05. December 2016 (SDN/QJ):-Caalimka caanka ah reer Maraykan ee ku takhasusay cilmiga taariikhda, Prof. Alan Lichtman ayaa sheegay in madaxweynaha Maraykanka uusan dhameysan doonin xiligiisa afarta sano ee ugu horeysa shaqadana laga eryi doono.   Prof. Alan Lichtman ayaa horey u saadaaliyay in Donald Trump uu noqon doono Madaxweynaha Maraykanka intii lagu guda jiray…

Read More

Turjubaan si la yaab leh Haweeney Maraykan ah ugu kufsaday dalka India

Delhi 05. December 2016 (SDN/QJ):-Booliska dalka Hindiya ayaa baadi goobaya nin dalkaas u dhashay oo haweeney Maraykan ah ku kufsaday magaalada Delhi bilowgii sanadkan.   Haweeneydan oo magaceeda la qariyey ayaa sheegtay in qeybta sare ee hotelka Delhi uu ku kufsaday ninkaasi oo caawiye iyo turjubaanba u ahaa safar dalxiis ah oo ay ku tagtay…

Read More

Xisbiga Waddani oo Sheegay in Saldhiga Dhexe Jidh dil Loogu Gaystay Muniir Axmed Cigaal oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Xogahayaha Cadaalada Xisbiga Mucaaradka ah ee  WADDANI Barkad Jaamac Xirsi ayaa shaaca ka qaaday in saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ay ciidanka bilaysku ku jidh-deen Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan Xisbiga WADDANI,kaas oo maalintii sadexaad halkaas ku xidhan,waxaanu sheegay in loo diiday in ay ehelkiisu ku bookhaadn xabsiga.  …

Read More

Wasiirka Cusub ee Dalxiiska ee Markii Hore Ku Gacan Saydhay Xilkii Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay oo Sheegay inuu Hada Ku Qancay DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Mudane, Khadar X. Yuusuf Cabdillaahi oo uu Weheliyo Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah Mudane, Maxamuud Warsame Jaamac ayaa Shaaca ka qaaday inay ku Qanacsan Yihiin Xilalkii uu Madaxweynuhu u Xalay u Igmaday,Kadib Markii ay Warbaahinta Qaarkeed Sheegeen inay Xilalkaas Diideen.

Read More

Qaar Ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI oo Kulan Kadis ah La Yeeshay Aqoonyahan Maxamed Cali Bille iyo Kaftan Siyaasadeed oo Dhex maray

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Kulan kadis ah oo aan qorshaynayn ayaa subaxnimadii Sabtidan dhex maray qaar ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI iyo aqoonyahan Maxamed Cali Bille, kaftan siyaasadeed muddo socoday ka dib waxaanay masuuliyinta xisbiga u soo badhigeen inuu ku soo biiro. Kulankan ayaa ka dhacay huteel Damal ee magaaladda Hargeysa,…

Read More

War Deg Deg ah: Xoghayihii Guud ee Xisbiga Ucid oo Maanta Shaaciyey inuu Gebi ahaanba Iska Casilay Xilkii Iyo Xubin-nimadii Xisbigaas & Guul daro uu Sheegay inay Dul Hoganayso Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):- Xoghayihii Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Ibraahin Jaamac Goo-Gooye ayaa Maanta Shaaca ka Qaaday inuu Guud ahaanba Iska Casilay Xilkii Iyo Xubin-nimadii Xisbiga Ucid. Wuxuu Xoghayaha Guud ee Xilka Iska Casilay uu Sheegay inay ku Guul daraysteen inay Isbedel ku Sameeyo Xisbiga Ucid Isla Markaana uu Gudoomiyuhu…

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Kalluumaysiga Oo Iska Casilay Xilkii Xalay Madaxweyne Silaanyo U Magacaabay

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii Xalay loo magacaabay Wasaaradda Kalluumaysiga Mudane Cabdiqaadir Maxamuud Dhago-wayne, ayaa goor dhawayd sheegay in aanu qaban Karin xilka uu xalay u magacaabay madaxweyne Silaanyo isla markaana uu ka cudurtaay. Cabdiqaadir Dhagowayne ayaa ku sababeeyay cudurdaarkiisa in aan lagala tashan xilkan loo magacaabay, isla markaana aanu diyaar u…

Read More

“Waa In Bulshada Caalamku Aqbasho Xaqiiqada Dhabta, Oo Qiraan Inaan Somaliland Qayb Ahayn Qaab Dhismeedka Federaalka” Dr. Sacad Cali Shire

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Jamhuuriyada Somaliland ayaa si adag u beenisay ina qeyb ka tahay nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, oo maalmaha ay baahinayeen UNSOM iyo Wakiilka Xoghayaha QM Mr. Keating, kana digay inaan la abuurin colaado iyo qalalaase gaadha gobolka iyo Caalamka. Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamka Dr. Sacad Cali Shire oo maanta soo saaray…

Read More

“Maanta waxa jira Somaliland wax dhaamma anigu ma arag, igamana aha inay halkii aan ka imi tahaye waxan eegay caddaymihii I horyaallay, dadka mutacallimiinta ah ee degmooyinka……… Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo katirsan saraakiisha sare ee xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa markale sharraxay sida aan la isku dooran Karin Somaliland iyo Somaliyada Koonfurta, waxana uu hoosta ka xarriiqay inuu tijaabo iyo dhabbo-gal badan oo uu sameeyey ku ogaaday inay labadaas mandaqadood sida cirka iyo dhulka u kala fog yihiin. Prof….

Read More

Xukuumadda Siilaanyo oo ka hadashay Sababta Gudoomiye Cirro loogu diiday Booqashado Sarkaal Waddani ka Tirsan Iyo Suxufi ku Xidhan Saldhiga Dhexe ee Hargaysa DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Sababta Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxmaed Cabdillaahi (Cirro) ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ay ugu diidday inuu Booqdo Xubno ka tirsan Xisbigiisa oo ku xidhan Saldhigga dhexe ee Booliska magaalada Hargeysa Kuwaas oo ka Kooban Sarkaal Waddani ka Tirsan Iyo Suxufi kale….

Read More

“Ri’ Masaasad Buu Siiyay, Islaan Xaabuu la qaaday, Dumar buu Roodhi u qaybiyey ugu Codee..” Cali-Guray

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa sheegay in aanu cid dhalliili karin Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan-Cirro oo uu sheegay inuu yahay Ninka isku darsaday Golihii Wakiillada iyo Wasiirradii Xukuumadda ugu mudada dheeraa, isla markaana wuxuu sheegay inaan Cod lagu siinayn Caawimooyin kooban oo ay ka mid yihiin Neef Xoolaha…

Read More

“Dadka Kuwan Lugayna Ee Suudhadhka Xidhani Waa Naafo Aan La Sheegin” Wasiir Cukuse DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka qayb galey xuska maalinta naafada oo siweyn looga xusey magaalada Hargeysa oo khud badan dhinacyo badan taabaneysa meesha ka jeediyay ayaa sheegay inaanay dadku qalnbiga naafo laga noqdo laakiin aan laxaadka naafo laga noqon ““Dadka Kuwan Lugayna Ee Suudhadhka Xidhani Waa Naafo…

Read More

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada oo Si Dareen damqasho leh uga Hadlay Dhibaatada Wehelka la ah Naafada Somaliland DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Sharmaake Geele Oo Khudbad Dareen Taabasho Leh Oo Dad Badan Badeshay Ka Jeediyay Xuskii Maalinta Naafada Oo Si Mug Iyo Miisanle Looga Xusay Magaalada Hargeysa Xafladan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay laguna qabtay hoolka shaqaalaha dawlada Jamhuuriyada Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=Q9CaCS7M2A0

Read More

Haweeney Nasiib badan oo si Dirqi ah uga bad baaday Halis kusoo Wajahneed & Muuqaal Naxdin Leh DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):- Haweeney u dhalatay dalka Poland ayaa si dirqi ah uga bad baaday gaari si xowli ah ku so cday oo dili lahaa, kadib markii gaariga oo kusoo wajahnaa halka ay joogtay uu celiyay birta lagu xiro leerarka. Warbaahinta dalka Poland ayaa ku tilmaamay haweeneydan mid nasiib badan oo ka bad…

Read More

Puntland oo Sharci Daro Ku Tilmaantay Go’aano Ka soo Baxay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaa,Kana Digay in la Carqaladeeyo Hanaanka Doorasho ee Dalka

Garowe 04. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi (Camey) ayaa sheegay Puntland ay ka soo horjeedo hadalo kasoo yeeray Guddiga doorashada Soomaaliya oo sheegayey in tirada xildhibaanada gacanta lagu hayo haddii ay Kooramka buuxiyaan ay go’aano ka gaari karaan arrimaha doorashada Soomaaliya. Hadalkan ayaa yimid ka dib shir jaraa’id oo ay…

Read More