Khasaaraha Qarax Ismiidaamin ah oo lala eegtay Saldhiga Ciidamada Jabuuti ee Magaalada Baledweyn
Baledweyne 25.October 2016 (SDN/QJ):-Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaadhi laga buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray saldhig ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan. Wariye Aadan Qeys oo jooga magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid xoogan oo laga maqlayay xaafadaha magaalada. Saldhiga ciidamada Jabuuti ay ku yaala xaafada Howl-wadaag…
