Webmaster

Ninka Loo Aqoonsaday Kan Adduunka Ugu Guursi Badan Oo Baadi Goob Ugu Jira Haweenaydii 108aad Iyo Tirada Ubadkiisa Oo Kor U Dhaasfay 185 Ubad Ah!!

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Bello Abubakar oo ah nin muslim ah oo u dhashay waddanka Nigeria ee galbeedka qaaradda Afrika oo hore loogu aqoonsaday kan adduunka ugu guursiga badan ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo mar kale in uu guursado isaga oo isu diyaarinaya in uu qorsheeyo guurkiisii 108aad isaga oo hore ula…

Read More

Jaamacaddii Ugu Horraysay Dunida Oo Macallin La’aan Ardaydu Wax Ku Baranayaan Oo La Furay, Dalka Laga Furay Iyo Aqoonta Ay Bixin Doonto

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Dalka Mareykanka waxaa laga furay Jaamacad lagu magacaabo 42 MAACA, Jaamacadan ayaa laga keenay macnaha nolosha, oo ka timid filimka taxanaha ee qayaaliga ee ( Hitchhiker’s Guide to the Galaxy ). Jaamacada Maraykanka oo qayb ka ah jaamacad ku taala Faransiiska, oo ay isku magac yihiin waxay ku tababari doontaa ilaa…

Read More

Suldaanka Guud ee Danwadaago ee Gobolka Saaxil oo Soo Gunaanaday Shir Beeshiisa uga Socday Deegaanka Xamaas DAAWO

Xamaas 28.October 2016 (SDN/QJ):-Shir dhaqameed lagu midaynayay beelaha danwadaago (Ciise Muuse) oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday deegaanka Xamaas ee gobolka Saaxil ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay degmadaas Shirkan oo ay ka qaybgaleen aqoonyahanka, waxgaradka, siyaasiyiinta iyo madaxda saddexda xisbi qaran ugu jira beelahaasi ayaa gunaanadkiisii odayaasha deegaankaasi ay kasoo saareen qoddobo layla…

Read More

“Beesha Abokor Axmed Oo 15000, Ruux Iska Diwaangaliyeen Way Ku Hungowday KULMIYE Waxayna U Digo Rogteen WADDANI” .Siyaasi Abgaal

Burco 28.October 2016 (SDN/QJ):-Beesha Abokor Axmed Baaruud oo kamid ah Beelaha Habarjeclo, ayaa cududoodi tageero waxay u weeciyeen Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Beesha Abokor Axmed oo kamid ah Beelaha ugu degaanka ballaadhan Gobolka Togdheer, xaflad ay ka soo qayb galeen Siyaasiyiinta , madax dhaqameedka, aqoonyahanka iyo dhalinyaradda beeshaas oo ka qabsoontay habeenkii xalay magaalada…

Read More

Dawladda Kenya oo Bandoo Ku soo Rogtay Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi-Bari

Mandheera 28.October 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Kenya, ayaa Bandoo habeenkii ah ku soo rogtay magaalada Mandheer ee xarunta gobolka Waqooyi-Bari ee dalkaas, Bandoodaas oo ka bilaabantay xalay , ka dib markii ay halkaas dhawaan ka dhaceen weerarro lagu laayay Dad Shacab ah oo ay Kooxda Al-Shabaab ka fulisay magaaladaas. Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya, ayaa dadweynaha Mandeera…

Read More

Kacaankii 21 October Wuxuu Qaban Jiray Iyo Faallo Yuusuf Garaad ka Qoray

Mudisho 27.October 2016 (SDN/QJ):-Kacaanka Oktoobar wuxuu qaban jiray dabbaaldeg sannadle ah oo ku beegan maalintii militerigu uu xukunka la wareegay waa 21-ka Oktoobar.   Waxay Dowladdu qabanqaabin jirtay dabbaaldeg iyo fantasiyo aad uga weyn kan maalinta Gobonnimada. Ilaa yaraanteydii arrintaa si uun ayaan u dhibsan jiray. Ilaa carruurnimadeydii waxaan u qabay in maalinta Xorriyadda aanay…

Read More

Halkan ka Daawo Waraysi Xiiso Badan oo la yeshay Abwaan Xildhibaan Maxmuud Maxamed Yasiin (Dheeg) iyo Hesahii ugu QImaha Waynaa ee U Sameyey iyo Qisadii Gabadhii u jeclayd Waxii kala Gadhay

London28oct16 (QJ)Halkan ka Daawo Waraysi Xiiso Badan oo la yeshay Abwaan Xildhibaan Maxmuud Maxamed Yasiin (Dheeg) iyo Hesahii ugu QImaha Waynaa ee U Sameyey iyo Qisadii Gabadhii u jeclayd Waxii kala Gadhay DAAWASO WACAN HALKAN KA DAAWO QAYB KA MIDA HASAHII ABWAAN DHEEG.

Read More

Xulka Gobolka Saaxil oo 4 Gool Iyo Eber Ugu Awood Sheegtay Xulka Gobolka Xaysimo & Dareenka Garoonka Hargaysa Stadium SAWIRO

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):-Xulalka Gobolada Xaysimo iyo Saaxil ayaa Maanta Ku Kulmay Furitaanka Wareega Rubuc Dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliand oo Galabta ka furantay Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium. Qaybtii Kowaad ee Ciyaarta ayaa Xulka Gobolka Saaxil Waxay la Yimaadeen Sadex Gool Markii la isugu soo Noqday Qaybtii labaad ee Ciyaarta ayaa Xulka Gobolka…

Read More

Siyaasi Cali Sanyare oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray Qoyskii & Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Alle Ha u Naxariistee Ambassador Maxamed Sheekh Xasan Nuuriye

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):-Cali Ibraahim Maxamed (Sanyare) ayaa Dhanbaal Tacsi ah u  dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan shacabka geerida ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum Ambassador Maxamed Sheekh Xasan Nuuriye oo ku geeriyooday magaalada Boorama Isla markaana Maalintii Shalay Lagu Aasay Magaalada Boorama. Marxuum Ambassador Maxamed Sheekh Xasan Nuuriye waxa uu ahaa…

Read More

DAAWO:–“Cidii Dooneysa Inay Gurato Midhaha Xisbiga Waddani Waanu Soo Dhaweynaynaa” Marwo Samsam Suudi

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):- Marwo Samsam Suudi Diiriye Kana Mida Siyaasiyiinta Xisbiga WADDANI oo maanta warbaahinta kula hadlaysay gudaha magaalada Hargeysa ayaa sheegtay inaanu xisbiga WADDANI u qaybsaneyn garabyo, ee uu yahay ul iyo diirkeed. Waxaanay Marwo Samsam tilmaantay in doonidiii xisbiga WADDANI dhaqaaqday,maanta xisbigu meel wanaagsan uu marayo dhawaana la guran doono midhaha bisil…

Read More

Rubuc Dhamaadkii Tartanka Gobolada Somaliland oo Galabta ka Bilaabmaya Garoonka Hargaysa Studium iyo Xulalka Fooda Is Daraya

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):- Tartanka koobka kubedda cagta ee gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga bilaabmaya garoonka Hargeysa Steduim ee magaalada Hargeysa. Tartanka ayaa kooxaha loo kala qaybiyey laba guruub,kuwaasi oo kala ah Guruub A iyo Guruub B. Ciyaarta koowaad ayaa lagu furi doonaa maanta insha ALLAAH xulalka gobolada Xaysimo iyo Saaxil. Xulka gobolka…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madaxtooyada Kula Shiray Salaadiin & Wasiiro Beeshiisa ah & Sadex Siyaasi oo aan Ka Qayb galin

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa habeen hore kulan shir ah madaxtooyada kula yeeshay salaadiinta iyo wasiirada beeshiisa. Kulanka oo aanay wax war ahi ka soo bixin, balse laga soo dhex tuuray sawiro dhawr ah oo aan weliba madaxtooyada ka soo bixin ee dad shacab ahi baraha bulshadu ku xidhiidho soo geliyeen,…

Read More

Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo ka Digay Go’doonka Siyaasadeed ee ka Dhalan kara Doorashada Madaxtooyada oo dib u dhacda

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka digay dib u dhac ku yimaada Doorashada Madaxtooyada, waxaanu sheegay in haddii Doorashadani dib u dhacdo in magacii iyo sumcadii Somaliland beesha Caalamka ku lahayd inuu meesha ka baxayo. Siyaasi…

Read More

Hogaamiye Ku Xigeenka 2aad Ee Garabka Toosinta Iyo Caddaalada Xisbiga Waddani Oo Burburka Waddani Ku Eedeeyey Siyaasiyiintii Xirsi Hormuudka Ee Ku Soo Biirtay Iyo Dacwad U Gudbinayaan Guddida Ururuadda Siyaasadda

Hargaysa 27.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka 2aad Xisbiga Mucaaridka Waddani ka tirsan Garabka la baxay Toosinta iyo Caddaalada Xisbigaasi Xildhibaan Faarax Maxamuud Cabdule, ayaa markii u horaysay si faahfaahsan uga hadlay dacwad Cabasho ah oo ka dhan ah Murashax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo hogaamiyayaasha kale ee Xisbiga Waddani inay u gudbinayaan guddida diwaangelinta…

Read More

Wasiir Caddaani oo Ka Gubtay Hadal Sarbeeb ah oo uu Fasiraad u Waayay Kagana Yimid Murashax C.raxmaan Cirro Mar Kalena Ka Hadlay inuu Hogaamiye Xirsi Gacan yare u ahaa DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Jawaab adag ka bixiyey Hadalo ka soo Yeedhay Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Hogaamiyaha Xisbigaas Mudane Xirsi Cali X.Xasan.

Read More

Prof. Buubaa oo Tir-Tirsiyey Xisbiga Kulmiye, Kana hadlay Guusha Xisbiga Waddani iyo Xujo adag oo uu Hor dhigay Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa ayaa Ku Tilmaamay Arrin Taariikhda Somaliland Ugub ku ah in Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo haatan Noqday Murashax Xisbiga Waddani ee Jagada Madaxweynenimo inuu Xilkii Gudoomiye-nimo u dhiibo Mas’uuliyiin kale oo Xisbigiisa ka Tirsan. Ismaaciil Buubbaa, waxa uu sheegay inay tahay wax Somaliland Siyaasaddeeda ku cusub, horumarna…

Read More

“Jagada Gudoomiye ee Kulmiye Waxay Maraysaa Maskii Qoratada Qabsaday ee la Yidhi Haduu Liqana Wuu Dhimanayaa haduu Tufana Wuu Indho Beelayaa’’ Siyaasi Aadan Dhoola Yare DAAWO

Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Aadan Dhoola Yare oo Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin haatana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Fariin adag u diray Xisbiga Kulmiye. https://www.youtube.com/watch?v=mKB95vFHgTA

Read More