Halkee Ayey Mareysaa Doorashada Labada Aqal Ee Somaliland Iyo Hirshabeelle? Guddiga Doorashada Oo Ka Jawaabey
Muqdisho 26.October 2016 (SDN/QJ):-Beelaha Soomaaliyeed iyo maamullada dalka ka jira ayaa inta badan soo gudbiyay ergada doorashada ee Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya dooran doonto 2016-ka. Sida ay Warfidiyeenada u sheegeen guddiga doorashada dadban ee heer federal, beelaha Jubbaland iyo Koofur Galbeed waxaa laga hayaa dhammaan liiska ergada doorasho halka beelaha kalana ay soo gudbiyeen inta…
