10 Qodob Oo Heshiiska Wareejinta Guddoomiyenimada Xisbiga Waddani (Cirro Iyo Jirde) Kaga Wanaagsanaa Heshiiskii Dhiggiisa Ahaa Ee Kulmiye (Siilaanyo & Muuse Biixi)
Hargaysa 25.October 2016 (SDN/QJ):-Heshiiska Guddoomiyaha Ku Meel-gaadhka ah Ee Xisbiga WADDANI loogu wareejinayo Mustaqbalka dhaw Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde waa guul siyaasadeed oo u soo hoyatay guud ahaan Qaranka, gaar ahaanna Gobollada Hawd & Maroodi-Jeex. Hadaad barbar dhigto Kii dhiggiisa ahaa ee Xisbiga KULMIYE la galay Gobolka Gabiley iyo Maroodi-jeex ee Muuse Biixi kula…
