Webmaster

Murashax Loolan Kula Jira C.qaadir Jirde Isla markaana Ku Ordaya Qabashada Jagada Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo soo Dhaweeyay Hadal ka Soo Yeedhay C.raxmaan Cirro

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa u taagan jagada Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Aqoonyahan Ibraahin Daahir Dubad ayaa soo dhaweeyey hadalkii uu ku dhawaaway Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan-Cirro, kaas oo sheegayay inuu Kursiga guddoomiyenimo uga degi doono Beesha degta Gobolka HAWD.   Aqoonyahan Ibraahin waa uu sidaa ku sheegay qoraal uu ku saxeexan-yahay oo…

Read More

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdrixamaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo Soo Kormeeray Wershada iyo Kalasharka cusub ee Dawlada Hoose hirgelisay iyo Waddooyinka Casriga ah ee ay Wadaan galbeedka caasimada Hargeysa DAAWO

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Ku simaha madaxweynaha Somaliland oo ay wehelinayaan maayarka caasimada, wasiiro iyo xildhibaanada golaha deegaanka hargeysa ayaa maanta kormeer ku tegay wershada iyo kalasharka cusub ee ay dawlada hoose ee hargeysi ay hirgelisay laguna dhisayo wadooyinka caasimada oo bilowgiisiba maanta uu madaxweyne ku xigeenku soo kormeeray iyadoo ay wadaan 2.5Km wadadii u…

Read More

Afhayeenkii Madaxweynaha Somalia Daa’uud Aways oo Xil Kedisa ah ka Helay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia

Muqdisho 11.October 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Wariyayaashii soo maray Idaacadaha Laanta afka Somaliga ee Bbcda & Voa ayaa waxa xil looga magacaabay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Somaliya. Wariyahan oo lagu magacaabo Daa.uud Aways ayaa mudo dheer ka soo shaqaynaayay Idaacada Bbcda Isagoo Markii Danbena u Wareegay Laanta Somaliga ee VOA Sidoo kalena ahaa Afhayeenka…

Read More

“Sadaam Xuseen Wuxuu ahaa Nimco Waddamada Carbeed heleen,Hasa Yeeshee Carabi Waxay Lugaha iyo Gacmaha Qabteen Markii la Gawracayay’’ DAAWO Khabiirkan Carbeed

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Dr Cabdala Nafiis waxa uu sheegay in Saddaam Xuseen u ahaa Nimco waddamada carbeed, muddo dheerna uu ka hortaagnaa Iiraan, taasi markay garteen iiraan iyo Marayknaku waxaa la weeraray Ciraaq, carabtuna waxay lugaha iyo gamcaha qabteen markii la gawracayay, maanta iiraan waxay maraysaa Yaman ilaa meelkata oo carbeed, https://www.youtube.com/watch?v=Y94xBUL73wE

Read More

Mucjisada Ku Duugan Qabiil Ku Nool Qaaradda Asia Oo Loo Aqoonsaday Kuwa Adduunka Ugu Cimri Dheer, Kooda Ugu Cimriga Gaabani Noolaado 145 Sanadood, Dadkooduna Rag Yo Haweenba Ku Dhalaan Illaa Da’da 90-Jirka

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Si kasta oo dunidu uga hor martay dhinacyada aqoonta sayniska iyo tiknoolajiyada iyo guud ahaan aqoonta waxa aanu wali aadamuhu helin sirta ku duugan cimriga bani aadamka iyo mudada uu nool yahay oo ah arrin kawni ah oo Ilaahay SWT u gaar ah oo aanay bani aadamku waxba ka fahamsanayn. Waxase…

Read More

Xukuumadda Itoobiya oo Magacowday dowlado ay ku eedeynayso inay Hurinayaan Kacdoonada Rabshadaha Wata ee Itoobiya ka Socda & 6 Bilood oo Xukun Deg Deg ah oo Itoobiya Saaran

Addis Ababa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Dowlada Itoobiya ayaa ku eedeysay dowladaha Masar iyo Eritrea inay qayb ka qaateen rabshadihii ka dhacayey waddankaas dhowaanahan.   Wasiirka warfaafinta Itoobiya Getachew Reda, ayaa sheegay in dowladahan ay hubaynayaan, tababarayaan, lacagna siinayaan kooxaha mucaaradka. Ilo diplomaasiyadeed ayaa xaqiijiyey in dowladda Itoobiya ay u yeertay danjiraha Masar u fadhiya Addis…

Read More

Shirkadda Telefoonada Samsung oo gebi ahaan joojisay soo saarida Telefoonka Noociisu Yahay Galaxy Note-7,& Asbaabta Keentay

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Shirkadda telefoonnada Samsung ayaa joojisay soo saarista telefoonkeeda nooca loo yaqaan Galaxy Note-7 oo ah noocii ugu dambeeyey ee ay soo saartay shirkaddu. Talaabadan ayaa timid ka dib markii ay isa soo tartay hadal haynta fadeexad kale oo ku saabsan in noocii dambe ee lagu bedelay kuwii hore ay weli leeyihiin…

Read More

“Trump Waa Nin Aan Isku Kalsooneyn” Madaxweyne Barak Obama

Washington 11.October 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa Donald Trump ku sheegay “Nin aan isku kalsooneyn”, waxaana uu sheegay inuu yahay “Nin sare isku qaada”, isaga oo hoos u dhigaya dadka kale.   Obama ayaa ka fal-celinayey hadallo galmada la xiriira oo aan wanaagsaneyn oo Trump uu ka sheegay haweenka sanaddii 2005, kuwaas oo shaac…

Read More

Murashax ka Mid ah Kuwa Ugu Fadalo Cad ee Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo Faahfaahiyey Waxqabadka Maskaxdiisa Ku Jira DAAWO

Hargaysa 10.October 2016 (SDN/QJ):-Mid Ka Mid ah Murashixiinta Ku Loolamaya Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani Marka uu Qabsoomo Shirweynihiisa ku mudaysan 19 Bishan October ayaa Faahfaahiyey Waxyaabaha uu Culayska Saari doono Hadii uu ku Guulaysto Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani. https://www.youtube.com/watch?v=XEfGR7KkF70&feature=youtu.be

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Khudbad adag ka Jeediyey Ku soo Biiristii Xisbiga Waddani ee Isbedel Doonka Kulmiye Kana Hadlay Qaabka ay u Wadaagayaan Awooda Maamul ee Xisbiga DAAWO

Hargaysa 10.October 2016 (SDN/QJ):-‘Gudoomiyaha Haatan ee Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Dhaabadeeyay dhabaha uu qaaday Xisbiga Waddani Xili ay Shalay iyo Maanta ku Biireen Siyaasiyiin Miisaan leh. Wuxuu Cabdiraxmaan Cirro Komiishanka Doorashooyinka qaranka uga digay Dib u dhac ku Yimaada Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Isagoo u…

Read More

‘’Ninka Hogaamiyaha ahi Waa inaan La Garan Marka uu Cadhaysan Yahay Hadiise aad Dareento Cadhadiisa Ma aha Hogaamiye Wanaagsan’’ Xildhibaan Waabeeye DAAWO

Hargaysa 10.October 2016 (SDN/QJ):-‘Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye oo ka mid ahaa Garabkii Isbedel doonka Kulmiye ee Maanta la midoobay Xisbiga Waddani ayaa Shaaciyey inuu Si rasmi ah Maanta isaga Casilay Xilkii Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye iyo Xubin-nimadii Xisbigaasba.

Read More

‘’Lix Jeer ayuu C.raxmaan Cirro Gurigayga Albaabkiisa Soo Garaacay,Balse Muuse Biixi Mar Qudha ismuu Odhan Ragii ay Wax idinka Dhexeeyeen ka Daba Tag,Laakiin Tigaadi Iyadaa Hilaacda’’ Xirsi Cali Xaaji Xasan DAAWO

Hargaysa 10.October 2016 (SDN/QJ):-‘’Anigu Xisbiga Waddani Marka uu Guulaysto,Kama Doonayo inaan Wasiir ka Qabto Laakiin…’’ Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan haatana ah Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta ka hadlay Sababaha ay ku soo Xusheen Xisbiga Waddani.

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Garabkii Isbedel Doonka Kulmiye oo Maanta Midoobay iyo Qodobada ay Ku Heshiiyeen DAAWO

Hargaysa 10.October 2016 (SDN/QJ):-Xaflad aad u ballaadhan oo Xisbiga WADDANI uu ku soo dhaweynaayo bahweynta siyaasiyiintii isbedel-doonka dimuqraadiyaddeed ee KULMIYE oo ku soo biiray Xisbiga WADDANI, ayaa hada ka socota hotel Maansoor ee Hargeysa. Siyaasiyiintan oo hormuud u yihiin wasiirkii hore ee wasaaradda Madaxtooyada, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, wasiirkii hore ee cadaaladda, wasiirkii hore…

Read More

Jamaal Cali Xuseen oo Kaadh Cusub Ciyaaray Isla markaana Cugtay Murashixiisa Madaxweyne Ku Xigeen oo ka Soo Jeeda Gobolada Bari ee Dalka DAAWO

Hargaysa 10.October 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta Ku dhawaaqay Murashixiisa Madaxweyne Ku Xigeenka Kadib Markii uu dhawr Bilood ka hor Iska Casilay Ku Xigeenkiisii Siyaasi Cabdi rashiid Xasan Mataan oo haatan ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani.

Read More

Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Dib u dhac ku Yimid Fulinta Go’aankii Dawladeed ee Dhulkii Lagu Dagaalamay ee Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag DAAWO

Ceel afweyn 10. October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka waramay Fulinta Go’aanadii Xukuumadu hore uga soo saartay Deegaanada Dogoble,Bacaha iyo Jiido kale oo ka tirsan Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag.

Read More

Gudoomiyaha Maxakamada Sare ahna Gudoomiyaha Gudida Caddaalada Jamhuuriyada Somaliland Muxuu ka Yidhi Garsoorayaashi Is Casiley? DAAWO

Hargaysa 10. October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa ka hadlay Sababta Keentay in ilaa 5 Xubnood oo ka Tirsan bah’da Garsoorka ee Gobolada Awdal iyo Salal ay Shaaciyaan inay Iska Casileen Hawshii Garsoor ee ay Bulshada u hayeen Kadib Markii ay Sheegeen in Faragelin ay Xukuumadu ku Samaysay Shaqooyinkoodii.

Read More

“Intiina dibada joogta Waxaanu u sheegaynaa in intii gudaha joogtaa ay Ilbaxday oo Nin Baan ku Idhi Sheffield Iiga Warran Oo Waxaa Uu Igu Waa Burco 2” Wasiir Cukuse DAAWO

Sheffield 10.October 2016 (SDN/QJ):- “Ninkaas Baan ku Idhi Sheffield Iiga Warran Oo Waxaa Uu Igu Waa Burco 2….Markaa Burcona Waa Meel sharfan oo qarankan taariikh ku leh. intaa ka dib waxaan leeyahay. Intiina dibada joogta Waxaanu u sheegaynaa in intii gudaha joogtaa ay Ilbaxday oo la bartay Dimuqraadiyaddii iyo in xisbiyada. waa la bartay in…

Read More