Webmaster

Dhacdo Cusub Waa Macalin haysta Diinta Masiixiga oo Arday Muslimiin ah bara Qur’aanka Kariimka

Qaahira 12.October 2016 (SDN/QJ):- Macalin ka tirsan Qibdhiyiinta wadanka Masar ee heysta diinta Masiixiga ayaa dugsi ku yaalla tuulooyinka fog fog ee dalkaas waxaa uu wax ku baraa arday fara badan oo isugu jira Masiixiyiin iyo Muslimiin. Ardayda masiixiga ah iyo kuwa muslimiinta ah ayuu sheegay inuu kala baro Bibelka iyo Qur’aanka kariimka ah taasoo uu…

Read More

Xooggaga Al-Shabaab oo qabsaday deegaanka Ceel Cali oo qiyaastii 75 km dhinaca galbeed uga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan

Muqdisho 12.October 2016 (SDN/QJ):- Qabsashada Al-Shabaab ee Ceel Cali ayaa timid ka dib markii ay halkaasi banneeyeen ciidammada dawladda iyo kuwa Itoobiya ee halkaasi gacanta ku hayay. Shalay Subax  ayaa ciidamada Itoobiya oo ay wehliyaan ciidamo yar oo Soomaali ah waxa ay isaga tageen saldhigayadii milatari iyo kuwii maamulka ee deegaanka Ceel Cali sida ay BBC-da…

Read More

Shanta Kooxood Ee Ugu Gool-Ku-laadka (Rigoodhe-yaasha) Badan Horyaalka Premier League-ga

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):-Tartanka horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League-ga oo ah kan ugu kulul marka loo fiiriyo Horyaalada kale ee ka jira qaarada Yurub.   Horyaalka England waxaa ka dhaca qalad badan oo ay isu gaystaan Xiddigaha ka xamaasha Horyaalkaas, hase ahaatee taas waxaa bar bar socota gannaaxyo lagu qaado Ciyaariyahanada oo ay faa’iido…

Read More

 Qiso Jaceyl Ah Oo Dareenka Taabanaysa oo Ka Dhacday Dalka Sucuudiga: Q.1aad

Hargaysa 12.October 2016 (SDN/QJ):-Gabadh ku nool Caasimada dalka Sucuudiga ee Riyad oo magaceeda la yidhaa Ruhaam ayaa waxay la fadhiisatay gabadh ka shaqaysa guriga ay ku nooshahay, waxaanay ka wareysatay arrimaha la xidhiidha caashaqaga iyo inuu qofku wax jeclaan karo iyaga oo qaadanaysay fikirka ay siiso gabadhan shaqaalaha ahi.   Ruhaam oo aad ugu kalsooneyd…

Read More

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Si Kedisa Uga Soo Dhex Muuqday Mid Ka Mida Hotelada yar yar ee Caasimada Hargeysa + Sawiro

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland ayaa shacbiga caasimada qaybo ka mida  kala qadeeyey Asli Restaurant oo ka mid ah goobaha laga cunteeyo ee magaalada Hargeysa ugu mashquulka badan. Madaxweyne ku xigeenka oo ku gudo jiray kormeer hawleed la xidhiidha dhismaha wadooyinka…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Lagu eedeeyay inay ka Danbaysay Gubitaankii Calanka Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii cadaaladda ee xukuumadii Madaxweyne Rayaale Md. Aadan Dhoole-yare ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyay inay ka dambaysay qorshe dab lagu qabad siiyay calanka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, oo ay wiilal dhalinyaro ahi xaafadda calaamadaha ku gubeen Axadii. Mr. Dhoolayare oo ka mid ahaa siyaasiyiin culus oo ku biiray xisbigaas Axadii,…

Read More

Wasiir Saleeban Ciise Axmed ( Xagla Toosiye ) oo Dib usoo Faqay Godobtii laga galay Markuu Socday Shirwaynihii kulmiye ee Kal hore DAAWO

London 11.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Mudane Saleeban Ciise Axmed ( Xagla Toosiye ) oo Xubin ka ah Weftiga uu Hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo ee Ku Sugan Dalka Ingiriiska ayaa Dib u soo Qufay Godobtii lagaga Galay Shirweynihii Xisbiga Kulmiye ee Kal hore ka dhacay Caasimada Hargaysa.

Read More

Hooyo Soomaaliyeed Oo Darbijiif Ku Ah London Iyo Qaylo Dhaanta Ka Soo Yeedhaysa Qurba-Joogta DAAWO

London 11.October 2016 (SDN/QJ):- Hooyo Soomaaliyeed oo 60-meeyo jir ah iyo wiilkeeda – oo darbi-jiif ku ah koonfurta London – muddo laba sano ka badan. Soomaalida London waa inay isu yimaadaan si’ay u caawiyaan reerkan intayna qabaw u dhimanin.   A Somali mother in her 60s and her son – have been sleeping on the…

Read More

“Waxa Aanu Xukuumadda u Sheegaynaa in Dib-u-Dhac Mar Kale Ku Yimaada Doorashada uu Sababi Karo Kacdoon Dadweyne.”. Dr.Cabdiraxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Xaflad si ballaadhan loo soo agaasimay oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayey bahweynta siyaasiyiintii isbahaysiga dimuqraadi doonka KULMIYE, mas’uuliyiin kale iyo taageerayaal aad u tira badan oo ka soo diga-rogtay Xisbiga KULMIYE, ayaa ka qabsoontay hotel Maansoor ee Hargeysa. Heshiiska halkan laga akhriyey ee aanu saxeexnay(Heshiiska isbahaysiga KULMIYE iyo WADDANI), waxa…

Read More

Laba Wariye oo Wasaaradda Arrimaha Guduhu amartay in Xabsiga loo Taxaabo Kadib Markii ay Hawlo Shaqo u Tageen Deegaanadii Shaqaaqadu Ku Dhex Martay Laba Beelood oo Wada Dega Gobolka Sanaag & Warfidiyeenada Dawlada oo Ruqsad loo Siiyay Tegitaanka Goobahaas DAAWO

Ceel Afweyn 11.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa Degmada Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa amar ku siiyay Ciidamada Qaranku inay Xabsiga dhigaan laba Weriye oo Warbaahinta Madaxa Bannaan ka Socday oo Deegaano dhawaan lagu dagaalamay u tagay si ay Nolosha Bulshada…

Read More

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Meel adag iska Taagay Heshiis dhex mara Isaga Iyo Murashax Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr.Maxamed Biixi Yoonis Isla markaana ahaa Hogaamiyihii Garabkii Isbedel doonka Xisbiga Kulmiye ee la midoobay Xisbiga Waddani ayaa faah faahiyey ahdaafta guud iyo mabaadii’ da ay isla qaateen Xisbiga WADDANI. “Waxa aanu ku raacnay Xisbiga WADDANI, waa mabaadii’ aanu isla qaadanay oo halkaas ku qornay,…

Read More

‘’Juxa ayaa Dameer aan la Rabayn Wuxuu Keenay Saylad oo Wuu Isaga Tagay Kadib Marba Meel ayuu isku qaaday Dadkii ayaa Ku Yidhi Maxaad kala Soo Doontay Dameerkan Halkan Kadib Wuxuu Yidhi inaad ila aragtaan’’ DAAWO

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta C.risaaq Khaliif Axmed ayaa ka hadlay Ismaandhaafkii u dhexeeyay Garabkoodii Isbedel doonka Kulmiye iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Read More

Axmed Cumar C.laahi Xamarje oo Qaab Farshaxanimo uga Hadlay Khilaaf u dhexeeyay Isaga iyo Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda oo Xisbiga Waddani kaga Daba Yimid DAAWO

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Axmed Cumar C.laahi Xamarje oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Iftiimiyey Khilaaf Wakhti hore soo kala dhex galay Isaga Iyo Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Garabkii uu ka tirsanaa ee Isbahaysiga Kulmiye ay ku Biireen Xisbiga Waddani. https://youtu.be/nm6CfSLQS8w

Read More

Sidee Ayey u Dhacday Dooddii Labaad ee Donald Trump iyo Hillary Clinton?Yaa Awood Sareeyay? & Arrimo Xiiso Gaar ah abuuray DAAWO

Washington 11.October 2016 (SDN/QJ):-Intii lagu guda jiray dooddii labaad ee madaxweyne oo ay la yeelatay Donald Trump, ayaa Hillary Clinton waxa ay sheegtay in marnaba ciidamo dhulka ka dagaalama aysan u diri doonin dalka Syria, taasi oo ay sheegtay inay tahay xeelad aan wanaagsaneyn. Waxa ay xaaladda magaalada Aleppo ku sheegtay mid musiibo ah, islamarkaana…

Read More

“Haddaad Aragto Siyaasad Ahaan Inaad Jabayso Oo Ay Kaa Jeeddo Kulmiyow Waxba Hantida Umadda Doorasho Aan Cidi Ku Rabin Ha Isugu Biimayn Waxaad Maraysaa Halkii..”Xil. Rayte

Hargaysa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka mid ah Xidlhibaanada hore uga soo digo rogtay xisbiga KULMIYE kana mid ah Xildhibaanada Xisbiga WADDANI ee ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in xisbigii uu hore uga tirsanaan jiray ee KULMIYE u muuqdo cadceed casar joogta oo wakhtigiisii dhamaaday isaga oo ugu…

Read More

Dalab la Xidhiidha Aqoonsiga Somaliland oo Laga Hor-jeediyay Baarlamaanka Canada DAAWO

Ottawa 11.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan John McKay ayaa ka dalbaday xukuumadda Canada aqoonsiga madax-banaanida Somaliland, isla markaana sheegay inay abuurtay garsoor madax-banaan iyo nidaam dawladnimo oo ku sallaysan habka axsaabta badan.   Mr. McKay oo shalay dood ka jeedinayey baarlamaanka dalka Canada, ayaa akhriyey dalab muwaadiniin reer Canada ah oo gaadhaya 295 qof ku saxeexan…

Read More