Webmaster

“Anigu Ma Garanayo Waxa Shakiga Loo Gelinayo Doorashadu Inay Dhacayso..” Cabdillaahi-Jawaan

Hargaysa 10. October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cabdillaahi Jawaan oo hadda ah la taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Doorashooyinka, ayaa in aanay jirin Sabab dib u dhigi karta Doorashada Madaxtooyada ee ku muddeysan bisha March, 2017-ka.   Cabdillaahi-jawaan oo saxaafadda ugu warramayey Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale ka hadlay Diidmada Beesha Caalamku ka muujisay in la…

Read More

Wasiir Cukuse Oo Kaftan Aanay Jeclaysan Kulmiye Ku Miisay Laba Wasiir Oo Ay Xukuumadda Ka Wada Tirsan Yihiin

Birmingham 10. October 2016 (SDN/QJ):- Kulan dhawaan lagu soo dhaweeyay waftigii xisbiga KULMIYE Ee Oo Uu ka mid ahaa Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi lagu soo dhaweeyey magaalada Birmingham ee carriga Ingiriiska oo ay joogeen wasiiro iyo masuuliyiin ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxa goobtaasi waxa dadkii ka hadlay ka mid ahaa wasiirka…

Read More

” Yaa ka Danbeeyay Weerarkii Daaraha Mataanaha ee Maraykanka? Ma CIA-da Mise Al-Qaacida? DAAWO

Hargaysa 10. October 2016 (SDN/QJ):- Sidaan la socono weerarkii lagu qaday dalkaasi Maraykanka 2001-dii, ee diyaaradihii Geeridda lagu magacaabay lugu dhuftay daarihii mataanaha( Twin Towers ) ee dalkaasi Maraykanka, waxaa ku geeriyooday dad gaaraya 3,000 Oo qafood kuwaasi oo kazoo kala jeeday shucuubo kala duwan kuwaasi oo kala aamin sanaa diimo kala duwan. Hadaba Baaritaan…

Read More

Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Somalia oo ku baaqay in Xalliyo Tabashada Xubnaha ka-soo-jeeda Somaliland

Muqdisho 10.October 2016 (SDN/QJ):- Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa ku baaqay mar kale in la xalliyo Cabashada ka imaanaysa Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobollada Waqooyiga Soomaaliya ee loo yaqaanno Somaliland.   Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee ku jira Dowladda Federaalka Sooomaaliya ayaa ka keenay Cabasho Saami-qaybsiga Xubanaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia, iyagoo…

Read More

Garsooraha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Loo Diiday Inuu Galo Xarunta Wargeyska HAATUF Oo Muddo 3 Sannadood Ku Dhow U Xayiran Xukuumadda

Hargaysa 10. October 2016 (SDN/QJ):- Garsooraha Maxkamadda Gobolka Hargeysa Sh. Idiris Axmed Muuse ahna xaakimka ka garnaqaya dacwad ka dhan ah wasaaradda daakhiliga oo uu muduci-na ka yahay Mulkiilaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe, ayey askar booliis ahi iska hortaageen inuu galo xarunta Wargeyskaasi Gelinkii hore ee Shalay, sidaana waxa Wargeyska Himilo u sheegay mid…

Read More

Shir Laf-Jab Ku Ah Qaranimada Somaliland Oo Dalka Jabuuti Ku Dhexmaray Xubno Xukuumadda Siilaanyo Dirsatay Iyo Xubno Dawlada Xasan Sheekh Ka Socday + Magacyada Xubnaha Labada Dhinaca Iyo Ujeedka Shirka

Jabuuti 10. October 2016 (SDN/QJ):- Shir Waji Gabax Ku Ah Jiritaanka Qarannimada Somaliland iyo Masiirka Umadda Reer Somaliland ayaa Todobaadkii hore ku dhex maray Dalka aynu jaarka nahay ee jabuuti Wasiiro ka socday Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wasiiro ka socday Dawlada Soomaaliya ee uu gadhwadeenka ka yahay Xasan sheikh Maxamuud oo uu…

Read More

“Waxaan rabnaa Galkacyo inay gasho gacanta hal maamul” Madaxweynaha Galmudug

Gaalkacayo 10. October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ku noqdey Galkacyo xarunta gobolka Mudug, ayaa ka hadlay saan-saanta dagaal ee maalmahan laga dareemayo magaladaas, wuxuuna ku baaqay in la joojiyo. Guuleed ayaa sheegay in magaaladan ku taalo meel taariikhi sidaas awgeed ka shaqaynayaan in loo istaago sidii xasilooni looga dhalin lahaa. Wuxuu…

Read More

Midowga Maanta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani & Garabkii Isbedel doonka Dimuquraadiga ah ee Xisbiga Kulmiye Iyo Soo Bandhigida Heshiiskii Hadal haynta badan sababay

Hargaysa 10.October 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka ka Furmaya Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa Xaflad balaadhan oo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ugu fooladaynayo ku soo Biirista Xisbigaas ee Xubnihii Garabka Isbedel doonka Dimuquraadiga ah ee Xisbiga Kulmiye Kadib Mudo Sannad ah Markii ay baarashuudka ka goosteen ka sii mid ahaanshaha Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed…

Read More

Siyaasiyiin Ka soo Jeeda Somaliland ee Ku Sugan Muqdisho oo Qaadacay Doorashada Dalka Somaliya ee November DAAWO

Muqdisho 10. October 2016 (SDN/QJ):- Shir jaraa’id oo  ay ku qabteen magaalada Muqdisho qaar ka tirsan golaha wasiirada dawlada Federalka iyo xildhibaano ka soo jeeda Somaliland waxaa  ay ku sheegeem  inaanay  ka qaybgalayn doorashada bisha November 2016 ka bilaabmaysa Dalka Somaliya.   Siyaasiyiinta ka qaybgashay shirkan jaraa’id ayaa waxaa ka mid ahaa Ra’iisal wasaare  ku…

Read More

Beel Shaacisay inay ka baxeen Garab u ahaanshihii Punt land,Wiilashoodana ay kala soo Baxayaan Magaalada Gaalkacayo DHAGAYSO

Gaalkacayo 10. October 2016 (SDN/QJ):- Afhayeen u hadlay Beesha Leelkase ayaa ka Hadlay Dagaalka ka Socda Magaalada Gaalkacyo isagoo sheegay inay Beesha leelkase Dagaalka Ka Baxday Wiilashoodana kasoo kaxaysteen Goobta Dagaalka Afhayeenka oo ku Sugan Galdogob ayaa Sheegay in Puntland Dooneyso in ay isku Dirto Labo Beelood oo Gaalkacyo daggan Leelkase iyo Sacad. Afhayeenka Beesha…

Read More

Maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug oo soo saaray liiskooda Aqalka Sare & Xubnaha loo Xulay Akhri

Muqdisho 10. October 2016 (SDN/QJ):- Maamullada Jubbaland iyo Galmudug ayaa si rasmi ah u shaaciyay xubnahoooda u matalaya Aqalka Sare ee Barlamanka Federalka Somalia. Xubnaha labada maamul soo saareen oo ka kooban 8 xubnood. Jubbaland ayaa kuraastaas ku tar-tansiisay qaar kamid ah murashiixta booskan doonaya ee kasoo jeeda beelaha maamulkaasi daga. Dhinaca kale Galmudug, ayaa…

Read More

Puntland: Haweenka oo ka hadlay liiska Aqalka Sare,Dhawaq Dheerna ku Sheegay inaan laga Dhabayn Qoondadii la siiyay

Garowe 10. October 2016 (SDN/QJ):- Shir ay isugu yimaadeen haweenka Puntland, waxay uga hadleen qoondada laga siiyay liiska Aqalka Sare ee madaxweyne Gaas xalay ku dhawaaqay, waxayna sheegeen inaan laga dhabayn hishiiskii madasha ee haweenka u ogolaanayay inay helaan 30%. Kulanka oo ka dhacay xarunta PDRC, waxaa dumarka kala soo qayb galay mas’uuliyiin katirsan xukuumadda…

Read More

Dalka Dunida Ugu Badan ee Muwaadiniintiisu ku Biiraan Kooxda Daacish

Sweden 10. October 2016 (SDN/QJ):- Dawalada Sweden ayaa waxa ay mudooyinkan danbe noqotay dawalada ugu badan ee ay ka tagaan dagaalyahanda Daacish ee ka dagaalama gudaha dalalka Suuriya iyo Ciraaq ,waxa aanay u badanyihiin dagaalyahanada ka tagayaa dalkaasi qaar iyagu  marka hore aan u dhalan dalkan balse ku soo  galay qaxootinimo isla markaan hatiyay dhalashada…

Read More

“Waxaan Ku Tilmaami Karaa inay Tahay Qaswatul Beder, Hada ha yaabina, Berito na waa Qaswato Uxud, kuwa dambe sii sheeg sheegi maayo si aan dadka qaarkood aanu shuban ugu dhicin’’ Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay inuu noqonayo Mas’uulkii u horeeyay ee Kursiga Gudoomiye-nimo ee Xisbigaas uga Kaca Beesha Gobolka Hawd. Gudoomiye Cirro oo ka hadlayay Madal Maanta Xisbigiisu ku soo dhawaynayay Siyaasiyiin Miisaan ku leh Saaxada Siyaasada Somaliland…

Read More

A political Speech by National Party Leader Abdirahman Irro to Welcome Some Heavy Weight Politicians Who Hold Clout in the Horn Region

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-The chairman of opposition National Party also known as Wadani Dr. Abdirahman Mohammed Abdillahi (Irro) spoke to thousands of his party jubilant supporters at Ambassador Hotel in Hargeisa in a function to welcome political elites who have much clout in the political spectrum of Somaliland and the  Horn region as a…

Read More

Fadkii Guusha WADDANI oo Ka Hillaacay Koonfurta Hargeysa iyo Xaflad Fooladeyn ah oo Xisbiga WADDANI uu Maanta Ku Qaabilay Siyaasiyiinta Badhtamaha iyo Koonfurta Hargeysa oo Ku Soo Biiray+SAWIRO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Xaflad aad u bilan oo Xisbiga WADDANI ugu fooladeynaayey fadka guusha  WADDANI oo ka hillaacay Koonfurta iyo Badhtamaha Hargeysa, sida oo kale na lagu soo dhaweynaayey siyaasiyiin meeqaam sare ku leh saaxadda siyaasadda Somaliland iyo taageerayaal aad u tira badan oo ku soo biiray Xisbiga WADDANI, ayaa maanta ka qabsoontay hotel…

Read More