Webmaster

“Saaxiibkay Maxamed Kaahin Wuxu been cad oo qaawan ka sheegay farogelinta xisbigiisu uu ku hayo Xisbiga UCID “ Cali Guray

Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf  (Cali Guray) ayaa ka falceliyey hadal uu Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed Xisbigiisii kaga fogeeyay inuu ku lug leeyahay Khilaafaadka Xisbiga Ucid. Qoraal Kooban oo Cali Guray ku faafiyey Barta uu ku Leeyahay Shabakada Facebook…

Read More

Ciidammada La Dagaalanka Argagixisada Ee RRU Oo Hawl-gallo Ay Ka Sameeyeen Laascaanood Ku Qab-qabtay Dad Macalimiin Ku Jiraan

Laascaanood 07.October 2016 (SDN/QJ):- Ciidammada la dagaalanka Argagixisada Somaliland ee loo yaqaanno RRU, ayaa hawl-gallo ay habeennadii u dambeeyay ka sameeyeen Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ku qab-qabtay dhowr Qof. Ciidammada RRU-da oo sida la weriyey xilli habeennimo guryahooda ugu daatay qaar ka mid ah Dadka Hawl-galkan lagu soo qabtay, ayaa dhammaan Dadkii ay…

Read More

Muqdisho: Abwaan SANGUB Oo Xaalad Caafimaad-daro Loo Dhigay Cusbitaal Ku Yaalla Muqdisho DAAWO

Muqdisho 07.October 2016 (SDN/QJ):- Waxa Cisbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho la dhigay Abwaanka Caanka ah ee Maxamuud Cabdillaahi Ciise (Sangub) oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Golaha Abwaannada Soomaaliya. Abwaan Sangub, ayaa la dhigay Cisbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii ay la soo deristay Xaalad Caafimaad-daro oo ka dhalatay Xanuunnada Macaanka Iyo…

Read More

Magaalada Boorama & Cashuuro Mar  Saddexaad lagu Soo Rogey Ganacsatada Jaadka DAAWO

Boorama 07.October 2016 (SDN/QJ):- Ganacsatada Jaadka ee magaalada Boorama ayaa Ogolaaday inay bixiyaan cashuur dawlada hoose ee degmadaasi kusoo rogtay oo maalmihii dambe muran ka dhex abuuray Golaha deegaanka Boorama iyo Ganacsatada Jaadka. Guddoomiyaha Jaadka ee  magaaladaasi oo kulan la yeeshay Golaha deegaanka Boorama ayaa sheegay. Lacagta Jaadka waxaanu bixinaynaa inta Hargeysa iyo Gabiley laga…

Read More

“Cirro Ayaan Faysal Ahayn”- Cali Guray Oo Faallo Isbarbar Dhig Ah Ka Sameeyey Kala Duwanaanshaha Hogaamineed Ee Faysal Iyo Cirro

Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa is barbar dhig kooban ku sameeyey xaaladda hogaamineed ee labada Guddoomiye Xisbi, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Faysal Cali Xuseen kadib go’aan qaadashii Cirro la sheegay in uu ka qaatay wareejinta Guddoomiyaha xisbiga WADDANI…

Read More

Warbixinta IIAG: Habkii ay Afrika isu maamushay Tobankii sanno ee teggay (2006 – 2015) DAAWO

Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- IIAG waa warbixin sannad le ah oo lagu qiimeeyo tayada hab maamul ee dallalka Afrika. IIAG waxaa maal geliya Mo Ibrahim Foundation oo la aas-aasay sannadkii 2006 da, waxaa aas-aasay isla markaana maal galiya Dr Mohammed Ibrahim oo u dhashay dalka Sudan. Mo Ibrahim Foundation wuxuu u aas aasay si uu…

Read More

Abaaro Dad Ku Laayey Puntland Iyo Roobab Khasaare Ka Geystay Somaliland

Garowe 07.October 2016 (SDN/QJ):- Gabadh yar oo Toddoba Jir, ah ayaa Biyo la’aan ugu  Dhimatay  Deegaanka Dhuumoodle oo 40 KM dhinaca Galbeed ka xigta  degmada Eyl  ee Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ee Dalka Somaliya. Gabadha Yar ee Geeriyootay oo magaceeda la odhan jiray Xaliimo Xasan Faarax ayaa xildhibaanada Degmada Eyl oo tagay deegaankaasi sheegeen…

Read More

Sirta ku Duugan Sababta Dalka Shiinuhu Dameeraha Uga soo Iibsanayo Daafaha Adduunka oo la Ogaaday iyo Arrimo aanad Rumaysan Karin oo uu u Isticmaalayo!!

Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- Dhawaan ayay ahayd markii ay si rasmi ah u soo shaac baxday olole ballaadhan oo waddanka Shiinuhu adduunka kaga urursanayo kagana soo iibsanayo dameeraha kadib markii warbixino laga diyaariyey arrintaa lagu ogaaday in labadii sano ee ugu dambeeyey waddanka Shiinuhu Kumannaan Kun oo dameer uu daafaha dunida ka soo iibsaday, taasi…

Read More

Maalmihii Qadhaadhaa Ee Xabsiga Guantanamo Bay – Xusuus Qorka Maxbuus Laba Sano Ku Xidhnaa (Q:1aad)

Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- Turjumaha: Xuseen Cabdi Qaadir waa muwaadin u dhashay waddanka Pakistan waxa uu inala wadaagayaa xusuus qorka qiso layaab badan oo uu ku soo qaatay Xabsiga loo aqoonsaday kii ugu xumaa taariikhda bani aadamka ee loo samaysto dadka kaasi oo ah Xabsiga Guantanamo Bay ee ku yaalla gacanka Jasiiradda Cuba oo ah goob…

Read More

Maxay Kala Yihiin Hoggaamiye Xisbi iyo Guddoomiye Xisbi? – Qalinka: Maxamed Xaaji

Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- Waa xillal aaney inta badan dadkeenu hore u maqal, sababtuna waa awoodda dawladnimadeena oo cabudhsan oo la’ amma aan haysan meel ay ka neefsato. Maanta sida farriimihu igu soo gaadhayaan waxa la leeyahay Xisbiga Waddani ayaa saaxiibkay Xirsi ka dhiggaya dhawaan Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani, halka uu Guddoomiyuhu noqon doono Xildhibaan Cabdiqaadir…

Read More

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Bariga Hargeysa Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani SAWIRO

Hargaysa 06, October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Bariga Hargeysa ayaa maanta Hadhimi-sharafeed balaadhan ku maamuusay Guoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Md.C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro. Munaasibadan Hadhimo-sharafeedka ah oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay  isla markaana ka qabsoontay Maamuus Hotel Hargeysa ayaa waxa kasoo qayb galay Haldoorka…

Read More

Ururka Alshabaab oo Weerar ku Qaaday Magaalada Mandheera ee Dalka Kenya

Nairobi 06, October 2016 (SDN/QJ):-Dagaalyahanno la rumyesan yahay inay xubno ka yihiin kooxda Al-Shabaab ayaa weeraray guryo ku yaalla magaalada Mandhera ee dalka Kenya. Guddoomiyaha Mandhera Ali Roba oo weerarkan ku xaqiijiyey bartiisa twitter-ka ayaa sheegay in weerarka lagu dilay lix qof, islamarkaana qof kale lagu dhaawacay. Roba ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay ka jawaabeen weerarka,…

Read More

Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Ee Gobollada AWDAL iyo SELEL Oo Iscasilay DAAWO

Boorama,  06, October, 2016-(SDN/QJ) – Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka  ee Gobollada Awdal iyo Selel, ayaa Maanta si rasmi ah  iska Casiley xilkii Guddoomiyenimo ee  Maxkamadda Racfaanka  ee Gobollada Galbeedka Somaliland. Guddoomiye Idiris Faarax Muuse oo Warbaahinta u sheegay inuu xilkaasi iska casilay, ayaa eedeeyay bahda Garsoorka Somaliland oo uu sheegay inay dhaliilo ka jiraan https://www.youtube.com/watch?v=LvI7HvRZU5c&feature=youtu.be

Read More

“Qaab-dhismeedka in Ay Xisbiyaddu Bedelaan oo Hannaan Maamul oo Kala Duwan La Sameeyaa Waa Wax Aduunka Ka Jirta.”. Xirsi Cali X.Xasan

Hargaysa 06, October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa siyaasiyiintii Isbahaysiga ee ku biiray Xisbiga WADDANI, ayaa markii ugu horreysay waxa uu ka hadlay sida uu u arko ku biirista Xisbigaasi iyo weli ba sida oo kale xil ku cusub siyaasadda Somaliland oo la sheegay in…

Read More

“Kuraasidu Qiimo Ma Leh, Anigu Madaxweyne Ayaan u Cararayey, Kursi Aan Madaxweyne Ahayna Ma Rabo.”. Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis

Hargaysa 06, October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr.Maxamed Biixi Yoonis oo sida kale na ka mid ah siyaasiyiintii ku bahoobay Isbahaysiga KULMIYE oo maalintii shalay ku biiray Xisbiga WADDANI, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay, sida uu u arko ku biirista ay ku biireen Xisbiga WADDANI iyo weli ba mabaadiida guud ee…

Read More