Marwada Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Biirtay Ololaha Kaalmee Kuwan oo Gaadhay Muqdisho DAAWO
Muqdisho 08. October 2016 (SDN/QJ):- Haweenayda koowaad ee madaxweynaha Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa ku biirtay ololaha khayriga ah ee Kaalmee Kuwan kaasi oo wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon Hormood ka yahay. Wariye Cabdi-Maalik Muuse Coldoon oo isagu markii hore keligii ololahan bilaabay ayaa hadda waxa uu noqonayaa mid ay qayb ka yihiin isaga iyo…
