Webmaster

Gudidda Bilicda Caasimada Hargaysa oo Soo Indho Indheeyay Qaabka ay u Shaqaynayaan Qalab Dawlada Hoose Hargaysa ku Dayactirayaan Jidadka Caasimada DAAWO

Hargaysa 05, October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir (Faratoon) oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa soo Kormeeray qaabka ay u Shaqaynayso Qalab ay Dawlada hoose ee Hargaysa ku Dayactirayso Jidadka Caasimada.

Read More

Loolanka Murashixiinta ku Hirdamaya Mansabka Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo Galay Dharaarihii Is Muquuninta & Xamaasada ka Taagan Dhawr Murashax oo Isku Deegaan ah DAAWO

Hargaysa 05, October 2016 (SDN/QJ):- Loolanka murashaxnimada Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga WADDANI, ayaa waxa laga dareemayaa guud ahaan dalka, iyada oo sida oo kale na ay la dareemayo qaban-qaabada looggu jiro qabashada shirweynaha Xisbiga WADDANI.

Read More

“Gabdhaha Dhaqankeena Reer Miyiga ku salaysan ayaa Caqabad ku ah” Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 05, October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Kootada haweenka Soomaaliya laga siiyay siyaasadda dalkaasi, isagoo sheegay madaxweynuhu in kootada 30% ee haweenka la siiyay ay dowladda dhab ka tahay. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu sheegay in kootadaasi aanay jirin meel looga noqdo isla markaana loo baahanyahay in…

Read More

Wasiirka Waxbarashada oo Dhagax Dhigay Dhismaha Maktabada Gaandi Kana Hadlay In La Bedelay Magacii Dugsiga Sheekh Bashiir Hargaysa DAAWO

Hargaysa 05, October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo uu Weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Wershadaha Mudane Yuusuf Cismaan Garas ayaa si wada Jir ah u dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee Maktabada Gaandi Library oo laga dhagax dhigay Dhismaha Dugsiga Hoose Dhexe ee Sheekh Bashiir ee Magaalada Hargaysa.

Read More

Magacyada Siyaasiyiin Miisaan Leh Oo La Filayo In Sabtida Ku Biiraan Xisbigga Waddani

Hargaysa 05, October 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiyiin miisan culus ku leh saxafadda siyaasadda Somaliland iyo taageerayaashooda oo la filayo in maalinta sabtida ah ku biiraan xisbigga mucaaridka ah ee Waddani. Siyaasiyiintan la filayo in ay ku biiraan xisbigga waddani ayaa magacyadoodu kala yihiin sidan; 1-Ismaaciil Hurre Buubaa 2-Cali Ibraahim Maxamed (Sanyare) 3-Cabdiraxmaan Jaamac Taarwale 4- Eng Yuusuf…

Read More

Cabdiweli Gaas “Punland ma Aqbali Doonto Doorasho mar kale Dib u dhacda”      

Garowe 05, October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamul Goboleedka Somaliya ee  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay  in aanu maamulkiisu markale ogolaan doonin  dib u dhac ku yimaada doorashada dalka Somaliya ka dhacaysa Bisha November ee sanadkan.   Madaxwaynaha Puntland waxaa uu sheegay in dhammaan heshiisyadii ay dhowaan madasha wadatashiga qaranka Somaliya  wada saxeexdeen  ay…

Read More

“Horta Madaxweyne Axmed Siilaanyo Caadi Miyaanu Aheyn.?Gudd. Balli-dhiig Ee Waddani

Hargeysa 05, October 2016 (SDN/QJ):- Af-hayeenka dhalinyaradda Beel-weynta Reer Daahir eek u dhaqan Gobolada kala duwan ee Somaliland Jamaal Cabdiraxmaan Axmed (Food),  ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Degmada Balli-dhiig oo ka tirsan Gobolka Togdheer, ayaa sharaxay xubno ka tirsan xukuumadda Axmed Siilaanyo iyo Maayarka Degmada Burco oo isku fara-saaray dhul hanti guud ah oo ku…

Read More

Doorashooyinka Somaliya oo Mar kale laga Cabsi Qabo inay Dib u dhacaan Iyo Sababta Keenaysa

Muqdisho 05, October 2016 (SDN/QJ):- Guddiga Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee dalka Somaliya ka dhacaya sannadkan 2016-ka, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadleen, doorshooyinka xildhibaannada ka imaanaya Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.   War saxaafadeedka Guddiga doorashooyinka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka sugayaan go’aan ka gaadhista goobta ay ka dhaceyso doorashada Hiiraan…

Read More

Meedey taladi saami qeybsiga ee siilaanyo loo igmaday ? Eng. Baashe cabdi gaboobe

Hargaysa 05, October 2016 (SDN/QJ):- Waxa golaha wakiilada la doortey 25 September, 2005.Waxaana lagu heeshiyey in mar qudha lagu galo xeerka doorashada golaha wakiilada 2005. Wixi ka dambeyana xukuumadda marka jirta sameeyso tiro koob dadweyne si lo helo saami qeybsi cadaalad ah. Waxa kalo aynu ognahay in seddex goor oo hore muddo kordhin loo sameeyey…

Read More

Haweeney Soomaali Ah Oo U Sharaxan Xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika

Addis Ababa 05, October 2016 (SDN/QJ):- Haweeneyda asalkeedu Soomaaliga yahay balse hadda ah Wasiirada arrimaha dibadda dalka Kenya Aamina Maxamed ayaa u sharraxan inay noqoto Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika. Aamina Maxamed waxay la tartami doontaa Agapito Mba Mokuy oo u dhashay dalka Equatorial Guinea, Abdoulaye Bathily oo Senegal iyo Pelonomi Venson-Moitoi oo u dhalatay dalka…

Read More

Carwo Dhaqanka Soomaalida Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Jaamacadda Karachi Ee Dalka Pakistan

Karachi 05, October 2016 (SDN/QJ):- Xaflad ballaaran oo ay soo qaban-qaabiyeen Ardayda Soomaaliyeed ee Wax-ka-barta Jaamacadda Karachi ee dalka Pakistan, ayaa lagu soo badhigay Dhaqanka Soomaalida, waxaana ka soo qayb-galay hormuudka kulliyadaha kala duwan ee Jaamacaddaas. Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida ee lagu soo bandhigay munaasabaddaas, waxaa ka mi ah; cunnooyin iyo qaar ka mid ah…

Read More

Walxo Qaraxa oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho iyo Ciidamada AMISOM oo arkay Waxyaabo aanay Hore u Arag

Muqdisho 05, October 2016 (SDN/QJ):- Wararka aan ka heleyno Saraakiil ka howlgasha Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ciidamada AMISOM ay fashiliyeen Qaraxyo la doonaayay in laga fuliyo Garoonka Gudihiisa. Qaraxa oo ahaa mid laga soo buuxiyay gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa qabtay Eeyaha ay isticmaalan ciidamada AMISOM, kuwaasi oo inta…

Read More

Madaxweyne Filibiin oo Mar Kale Hadal Dareen abuuray Ku Ganay Dhigiisa Maraykanka Brack Obama

Hargaysa 05, October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Filibiin Rodrigo Duterte ayaa markale weeraray Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama isagoo ku yiri “cadaabta tag.” Duterte wuxu sheegay in Washington hub ka iibin diiday balse aysan taasi culays ku hayn maadaama ay diyaar ula yihiin Ruushka iyo Shiinaha. Wuxu sii raaciyey inuu bedelayo siyaasadiisa arrimaha dibada sababta oo ah…

Read More

Magacyada Xubnaha Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee qabanqaabada shirka Golaha ee Xisbiga UCID

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Garabka uu hogaaminayo musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta iska soo dhex saaray isla markaana soo xuley shanta xubnood ee uga qayb galaya qaban qaabada shirwaynaha xisbiga UCID ee dhawaan maxkamadda sare ee Somaliland go’aamisay in lagu qabto muddo 60 cisho ah. Waxaana garabkan ay noqonaysaa markii ay labaad ee ay…

Read More