Webmaster

Maxaa ka soo Baxay Kulan uu Ku Simaha Madaxweynaha Somalia la Yeeshay Gudida Qabanqaabada Aaska Maxamed Cali Samatar?

Muqdisho 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan la yeeshay Guddiga qabanqaabada aaska qaran ee loo sameynayo Allah ha u naxariistee Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Soomaaliya, S/Guud Maxamed Cali Samantar.   Mudane Jawaari ayaa sheegay in hawlaha qabanqaabada aaska qaran ee…

Read More

Dowlada federaalka oo sheegtay in loo diiday soo daabacashada lacago cusub oo Shillin Soomaali ah

Muqdisho 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Qorsheynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Shiikh Cali Yuusuf (Ceynte) ayaa ka waramaya sababaha ay dowladiisa u soo daabici weysay lacago cusub oo shilin Soomaali ah iyo duruufaha ka hor taagan arintaas.   Ceynte ayaa sheegay in Soomaaliya lacago cusub oo ay soo daabacato ay ka hor taagan yihiin Hay’ada lacagta…

Read More

Wiil Siddeed jir Soomaali ah oo lagu dilay Sweden iyo Sababta keentay Dhimashadiisa

Gothenburg  24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wiil Soomaali ah oo siddeed sano jir ah ayaa lagu dilay magaalada Gothenburg ee caasimadda labaad ee dalka Sweden, kaddib markii wax loo maleynayo bamb gacmeed lagu soo tuuray gurigooda. Sida uu qoray wargeyska The Independent wiilka oo lagu magacaabo Yuusuf Warsame ayaa ku dhashay waddanka Britain, waxaana isaga, hooyadiis iyo laba…

Read More

Muqdisho:Qaraxyo Xalay Niskii dhexe lagu weeraray Guri ay degen yihiin wasiiro & xildhibaano ka tirsan dowlada Somalia

Muqdisho 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kooxo hubeysan ayaa Xalay bambooyin ku weeraray guri ku yaala degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir kaasoo sida wararku sheegayaan ay degan yihiin wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowlada Somalia.   Dhowr qarax oo isxigay iyo rasaas xoogan ayaa laga maqlay Xalay guriga la weeraray oo ay degan yihiin masuuliyiin uu ka…

Read More

Ganacsade Abuukar Cumar Caddaan oo 10 sano kaddib warbaahinta Somalia ka soo hor muuqday Iyo Dulucda Fariin uu Diray

Muqdisho 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ka mid ahaa taageerayaashii Maxkamadihii Islaamiga ee dalka soo maray ayaa markii u horeysay muddo 10-sano kadib kadib xaalada siyaasadeed ee dalka iyo marxalada uu dalka ku jiro.   Abuukar Cumar Caddaan oo shalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in tan iyo…

Read More

Canada oo difaacday labbiska haweenka muslimiinta ah Isla markaana Diiday Xadgudub lagu sameeyo diimaha

Ottawa  24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha dalka Canada, Justin Trudeau  ayaa sheegay in dalkiisa aan laga mamnuuci doonin dharka ay xidhaan dumarka muslimiinta ah, dowladdiisuna ay difaacayso xuquuqda shakhsiga ku nool guud ahaanba Canada. Wuxuu tilmaamay in shacbiga Canada ay caan ku yihiin is tix-galin iyo is xaq-dhowr, dowladduna ay ku hoggaaminayso hufnaan iyo maamul wanaag….

Read More

Dowladda Nigeria oo sheegtay in ay dishay hogaamiyayaal ka tirsan Boko Haram

Abuja 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Milatariga Nigeria ayaa sheegay in dhowr qof oo ka mid ah madaxda Boko Xaraam lagu dilay weerar diyaaradeed waqooyiga waddanka.   Afhayeenka ciidamada ayaa sheegay, in hogaamiya kooxda, Abubakar Shekau, ayaa ka mid ahaa dadka ku dhaawacmay weerarka kaymaha Sambisa ee Jimcihii.   Ciidamada Nigeria ayaa horaan u sheegay dhimashada hogaamiyaha…

Read More

Dawlada Mareykanka oo Adduun Dhan $146 Milyan ku taageeri doona Soomaaliya iyo Kenya

Nairobi 23.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa  sheegay in Mareykanka uu 146 milyan oo dollar oo dheeraad ah siinayo dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Jhon Kerry ayaa Lacagta kaga dhawaaqay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya oo uu kula kulmay madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta iyo wasiirada arrimaha dibeda ee dalalka Bariga…

Read More

Saxeexa Hal Milyan Iyo Kow Iyo Labaatan Kun oo Qof oo Shacabka Somaliland ah oo Ku Baaqay in Beesha Caalamku aqoonsato Somaliland Iyo Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo +SAWIRO

Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Madaxeynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Mudane Axmed Maxxamed Silaanyo, ayaa maanta Hotel Maansoor  kaga qayb galay  Munaasibad lagu soo bandhigay qoraal cabasho (Petition Letter) ay Saxeexeen hal milyan iyo Kow iyo Labaatan kun oo qof (1.021.000) oo Shacbiga Somaliland ah, kuwaasoo beesha Caalamka ka dalbanaya inay aqoonsadaan jiritaanka Somaliland. Qoraalkan Cabashada ah…

Read More

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo Markii Kowaad ka hadlay Xilka Afhayeen ee Madaxweyne Siilaanyo dib ugu Celiyay DAAWO

Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige “Xuseen Dayr” ayaa Markii u Horaysay Tan iyo Markii Dib loogu Celiyey Afhayeenka Dawlada Isla markaana uu Madaxweyne Siilaanyo ka qaaday Xilkii Wasiirnimo waxa uu ka hadlay dareenkiisa.

Read More

‘’Gudoomiye Cirro Weli Kalmad Xaq ah oo Xagayaga Taageeraysa Kamaanu helin, Muuse Biixina Waxaan leeyahay Ninka Dabka Shidayaa waa Adiga” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa iftiimiyey Waxyaabaha ay isku haystaan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Sida aanu uga Hadhayn ka Gungaadhista Hankiisa Siyaasadeed.

Read More

“Adiga Oo Sita Calankii KULMIYE, Waxba Kama Sheegi Kartid Ka WADDANI Digniintaaduna Qiimo Ma Leh” Gudoomiye Cirro DAAWO

Laascaanood, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro ayaa waxaa uu luuqaddii ugu adkeyd ugu jawaabey guddoomiyaha gobalka Sool Mustafe Shiine oo dhawaan Madaxweynuhu u badalay Guddoomiyaha Gobolka Awdal Ka dib Markii Badhasaabku uu madashii daahfurka diiwaangalinta gobalka Sool ku dhaliilay xisbiga…

Read More

“Ninkii Noogu Kursiga Jeclaa Ee Cali Warancadde Kursigii Wuu Ka Kacay, Saylicina…” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Laascaanood, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Gogoshii Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbiga KULMIYE ku baaqi jireen inay u fidiyeen Dadka reer Sool oo ay Mucaarad ahaan ku dawakheen halkay gogoshaasi taallo ay hadda ogaadeen, isla markaana taallo Adhi-caddeeye iyo Burco. Waxa uu Faysal Cali Waraabe…

Read More

Taliyihii Hore ee Ciidamada Qaranka oo ka hadlay Beer uu ka qaaday Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Baaqna u diray Beesha Gudoomiyaha DAAWO

Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Taliyihii hore ee Ciidamada Qaranka Somaliland General Cismaan Dacas, oo ahaa taliyihii dhisay ciidanka qaranka Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dacwad u dhaxaysa isaga iyo Gudoomiyaha kulmiye Muuse Biixi oo uu sheegay in uu ku haysto beer ku taala geed deeble oo uu lahaa isagu islamarkaasina uu muuse…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Weydiiyey inuu Sheego Hadyadii u Danbaysay ee uu Xaaskiisa u Geeyay Iyo Nooca Jawaabta uu Bixiyey!!!

Muqdisho, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Madaxweynaha Dawladda Federal-ka Somaliya, Md Xasan Skheekh Maxamuud,  ayaa si xirfadaysan oo kaftan ku dheehan yahay, isla-markaana ka qoslisay dadkii madasha ku sugnaa uga jawaabay su’aalo dhinaca nolosha qoyskiisa la xidhiidha oo si furan loo weydiiyey. Madaxweynaha oo soo xidhayey carwada bandhigga buugaagta ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay qaban-qaabiyayaashii…

Read More

“Ictiraafka Somaliland u Waalatay waxaan rejaynayaa inaan ka soo Fujiyo Caalamka..” Wasiir Mixille DAAWO

Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Maxamed Mixille Boqorre oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Hay’adda Shaqaalaha dowladda Somaliland, immikana loo magacaabay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda, ayaa sheegay in uu noqon doono ninkii ugu horreeyey Beeshiisa ama gobolka Awdal ee ka hawlgala Ictiraaf-raafka oo uu sheegay inay Somaliland u waalatay.   Mixille waxa uu sheegay inay Beesha…

Read More

“Nin Kibray oo Dawlada ka Hor Yimid Ma ahi Laakiin Wax ha la Hagaajiyaan Idhi” Maareeyihii Hore ee Dekeda Berbera DAAWO

Berbera, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Eng Cali Maxamed Xoor Xoor Maareeyihii Hore ee Dekeda Berbera ee Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday ayaa Sheegay in Sababta Xil ka qaadistiisu ay daaranayd kadib markii uu soo Jeediyey in Si Wanaagsan loo galo Heshiiska ay Xukuumadu la Gashay Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee DPW,Waxaanu hadalkan ka Jeediyey…

Read More

Maxaad ka Taqaan Basaasiinta Derejada Afraad ee Caalamka? DAAWO

Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Marka aynu ka hadlayno hawsha basaasida waxaynu hadalhaynaa hawlo khatar ah oo xafidan, khalad kasta oo kaa dhacaana uu kugu sababi karo inay naftaada ku weydo iyadoo dadka basaasiinta ahi ay qabtaan oo fuliyaan shaqooyin adag iyagoo aan la kashifin dhagartooda.ama waxay carareen oo baxsadeen markii la ogaan lahaa, kuwanina…

Read More