“Waxaan Uga Mahad Celinayaa Marwadda Madaxweynaha In Aannu Ka Talogelinay Ama Ay Gacanta Ku Hayso Xeerkii Wershadaha” Wasiirka Wershadaha
Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Weedho ka mid ahaa hadal uu jeediyay Wasiirka Wershadaha Shucayb Maxamed Muuse ayaa noqday qaar goobaha lagu kulmo ka abuuray dood, isla markaana su’aalo layska waydiinayay fasirka weedhahaa oo wasiirku ku soo hadal qaaday Marwadda Madaxweynaha Marwo Aamina Weris Sh. Maxamuud Jirde, mar uu khudbad ka jeediyay munaasibad. Weedhahaa Wasiir…
