Webmaster

Faafinta Diinta Kiristaanka Oo Meeshii Ugu Sareysay La Mareysa Soomaalida Iyo Baybal Loo Ekaysiiyey Kitaabka Qur’aanka Ah Oo Lagu Fidiyey Masaajiddada

Capetown, 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Dadka Faafiya Diinta Kiristaanka, ayaa meel halis ah la maraya Dadka Soomaalida ah oo boqolkiiba boqol ah Muslimiin Sunni ah.   Wadaaddada Diinta Kiristaanka oo doonaya inay Diinta ay aaminsan yihiin ku faafiyaan Dadka Soomaalida ah isla-markaana hore u adeegsan jiray Idaacado ku hadla Afka Soomaaliga iyo Dhaqaale Dadka lagu soo…

Read More

Khasaaraha uu Sababay Dhul Gariir Xoogan oo ka Dhacay Waddanka Talyaaniga DAAWO

Roma, 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Dhulgariir xooggan ayaa ruxay badhtamaha dalka Talyaaniga, kaasi oo sababay waxyeello xooggan islamarkaana dilay ugu yaraan 37 qof. Dhulgariirka ayaa cabirkiisa lagu sheegay 6.2 Higter oo ah Qiyaasta lagu Cabiro Dhul Gariirka kaas oo ku dhuftay dhul dhan 10 km, oo dhinaca koonfurta bari ka xiga magaalada Norcia. Dhulgariirka ayaa waxaa…

Read More

Dawlad shacabka Muslimka ka Joojisay Xidhashada dharka Asturan ee haweenku xidhaan SAWIRO

Paris 25 August, 2016-(SDN/QJ):–  Dawlada Faransiiska ayaa  Joojisay In dumarka muslimka ahi ku  dabaashaan  Dhar Asturan.   Booliiska Faransiiska ayaa xeebta Nice dharka kaga saaray haweenay Muslim ah oo xeebtaasi u tagtay inay ku dabaalato kadibna cashuuray.   Dawlada Faransiisku,  waxaa ay sheegtay in dharka asturan ee dumarka muslimka ahi xidhaan ay ka hor imanayo…

Read More

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Somalia oo ka qeybgalay qalinjebinta kumanaan arday oo ay u badanaayeen shaqaalaha dowladda SAWIRO

Muqdisho, 24 August, 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Somalia Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa manta ka qeybgalay qalinjebinta arday gaareysay kumanaan oo ay u badnaayeen shaqaale ka tirsan xafiisyada hey’adaha dowladda. Munaasabadda oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin katirsan dowladda ayaa Ra’iisal Wasaare xigeenka gudoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin ardayda kaalimaha hore ka galay waxbarashadooda. Mudane…

Read More

Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyey Munaasibad lagu soo bandhigay qoraal cabasho oo Shacbiga Somaliland adduunka kaga Dalbanayaan Aqoonsi Buuxa Iyo Dooda Garnaqsi ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane: Axmed Maxamed Silaanyo ayaa khudbad taariikhiya oo xambaarsan sooyaalka Somaliland horrayso iyo danbayso, islamarkaana uu ku jiro garnaqsi sida ay xaq u tahay aqbalaada madaxbanaanida Somaliland ee laga rabo beesha caalamka, isla markaana uu ku taageerayo cabashada dadweynuhu qoreen halkaa ka jeediyey.

Read More

” Sidaan horeba u Sheegay Waxaa Socda diyaar garow buuxa oo haatan gebogebo maraya oo aanu ku sugayno doorasho xor iyo xalaal ah oo dalkoo dhan ka dhacda” Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Agaasimaha guud ee Hay’adda Caalamigaa  ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber oo fadhigiisu yahay magaalada Geneva ee xarunta dalka  Switzerland. Kulankan oo ay Madaxweynaha waxa ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Md: Cali Xuseen Ismaciil (Cali Shoombe), Wasiiru dawlaha…

Read More

Wasiirka Arimaha Dibada oo Soo Bandhigay Xaddiga Taageerada Aqoonsiga Sonaliland DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Munaasibada waxaa hadal ka jeediyey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Debeda Dr. Sacad Cali Shire oo Wasaaradiisu ka ahayd gadhwadeen iyo hawl fuliyeba cabashadan dadweynuhu ay soo qaddimeen. Waxaana wasiirku raaciyey sida loogu baahan yahay in hawl galka ictiraaf raadinta aan waxba lagala hadhin muruq, maal iyo maskax, waxaanu ku daray in qoraalkan cabashada…

Read More

“Waxaan Ka Raalli-gelinayaa Ummadda Reer Somaliland Odayaasha Reer Awdal Ee Hadlay…” Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa raalli-gelin ka bixiyey Shaki uu sheegay in laga muujiyey Shirka ay ku baaqeen Odayaasha Dhaqanka ee gobollada Awdal iyo Selel oo loo fasirtay inay ka xun yihiin soo dhawaynta loo muujiyey dadka reer Sool oo aan siyaasad ahaan si fiican uga dhex-muuqan Somaliland, waxaanu…

Read More

‘’Inaga Somaliland is Citiraafaynaa Adduun Weynuhuna uu Ku Khasban Yahay….Inay Koonfuri Wax Noqoto Waa Habeenkii Xalay ahaayoo Tagay’’ Ambassador Cawil Cali Ducaale DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyadda Somaliland Ambassador Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa waxa uu sheegay inuu adduun-weynuhu ku khasban yahay inuu aqoonsado Somaliland, isla markaana waxa uu ka hadlay nidaamka dawladnimo ee wakhtigan laga yagleelayo Soomaaliya.   “Innaga (Somaliland) Is-ictiraafaynaa Adduun-weynuhuna Uu Ku Khasban Yahay Inuu Ina Ictiraafo…Inay Koonfuri wax noqoto…

Read More

Wasiirka Cusub Ee Arimaha Gudaha Somaliland Mr Faratoon Oo Ka Waramay Xilka Loo Magacaabay,Wada Hadalada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Iyo Diiwaangalinta Gobolka Sool

Laascaanood 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka cusub ee wasaarada arimha gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa waraysi kooban oo uu siiyay wargeyska Geeska Africa waxa uu kaga hadlay sida uu u arko xilka loo magacaabay,wada hadalada u bilaabmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo iyo qodobo kale. Wasiir Faratoon waxa uu sheegay in xilka Somaliland…

Read More

“Ninkii Indhaha Ka Xidhay Tobankii Wadaad Ee Siyaad Barre Dilay, Yurub Buu Ku Nool Yahay, Indhuhuu Ka Jirran Yahay..” Sheekh Daahir Aw Cabdi

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Mid ka mid ah Shuyuukhda Soomaalida, ayaa sheegay in laga digtoonaado in dadka Soomaalida dhaqan looga dhigo, wax ka hor imanaya Diinta Islaamka, isla markaana wuxuu ka sheekeeyay arrimo la xidhiidha waxyaabo hore u soo dhacay oo ka hor imanayay diinta, balse aan ka soconin soomaalida dhexdeeda. Qaybo hadalkaa sheekhaa ka mid…

Read More

Sheeko Cusub: Gabadh Yar Oo Beerka Iyo Kalyaha Uu Kala Baxay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Qaylo Dhaanta Waalidka Inantaasi DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ‘’Cali Mareexaan” ayaa lagu eedeeyay in Wiil uu dhalay oo Xaalad Caafimaad dhanka Kelyaha kala soo deristay uu u qaaday dalka hindiya iyadoo mid ka mid ah Kelyiha Wiilkaasi looga bedelayo Gabadh yar oo Caa’iladiisa ka soo Jeeda.

Read More

Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Jiida Laascanood Iyo Jiida Qorulugud Oo Heegan Culus Ku Jira Xili Ay Degaanadaas Qaarkood Ka Bilaabmen Diiwangelintii

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wararka Ka Imanaya Gobolada Sool Iyo Buuhoodle aya Lagu soo waramaya Inay Ciidamada Qaranka Somaliland ee Jiida Hore ee Laascanood Iyo Buuhoodle Heegan Culus Galay, waxaana Lagu soo waramaya Inay Maamulka Puntland si xoogan ugu Hawlanyahiin Inay Khalkhaliyaan Diiwangelinta Ka Bilaabantay Degaanada Bariga Somaliland Gaar ahaan Sool Iyo Buuhoodle. Waxa Shalay Khalkhal…

Read More

Wasiirka Cusub ee Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland oo Xilkii Si Rasmi ah ula Wareegay iyo Weedhihii laga Jeediyey Xilwareejinta DAAWO

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradasi   Xafladii xil-wareejinta oo lagu qabtay Huteelka Royal Hutel ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qaybgalay xubno ka socda Golaha Wasiirada ,Salaadiin, Cuqaal ,Aqoonyahano, Dadweyane aad u badan…

Read More

Wax ka Baro Taariikhda,Nolosha Iyo Waayo aragnimada Gudoomiyaha Ururka Umulisooyinka Somaliland Drs Foosiya Maxamed Ismaaciil

Hargaysa 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Drs Foosiya Maxamed Ismaaciil Waa Mid ka Mid ah Haweenka Somaliland ee Aqoonta Fiican u leh Xannuunadda Hooyada iyo Dhalaanka, Dhanka Kale Waa Gudoomiyaha Ururka Umulisooyinka Somaliland Waxay door Mug leh kaga Jirtaa Isbedelka iyo Horumarka Caafimaadka Somaliland Maalinba Maalinta Xigta ku Talaabsanayo. Drs Foosiya Maxamed Ismaaciil Waxay Markii Kowaad si…

Read More