Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo Mushaharkii ka Jartay Sadex Ka Mid ah Hal-abuurka Foolaadka ah ee Somaliland!!!
Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay joojisay lacag mushaar bille ahaa oo ay siin jirtay saddex ka mid ah abwaannada Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah; abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi – Xasan Ganey iyo abwaan Cabdi Aadan Xaad – Qays. Cabdirisaaq Hurre Walan-wal oo ah ehellada abwaan Hadraawi…
