Webmaster

“Xukuumadda Waxaanu Leenahay Talooyinka (Sicir-bararka) Waxa Ku Dhex Jira Dad Ay Ka Mid Yihiin Kuwii Hore Ee Dhibta Geystay….” Sh. Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Go’aannada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ka soo saartay Sicir-bararka Lacagta Dollarka iyo hoos u dhaca Shilinka Somaliland. Sheekh Aadan-Siiro ayaa sheegay inay taageersan yihiin Dedaallada Xukuumaddu wax kaga qabanayso Sicir-bararka, laakiin uu kula talinayo in Go’aannadeedu noqdaan kuwo Caddaalad ah oo…

Read More

Farmaajo Sidee Buu Ku Noqon Karaa Urdugaanka Soomaalida W/Q (Idiris Tooxyare)

Waxa aan dareensanahay dareenka shacabku ay u muujiyeen dal iyo dibaddba doorashadda la doortay madaxwaynaha Soomaaliya mudane maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Astaamaha hoggaamiyaha wanaagsan lagu garan karo waxa kamid ah   B: Daacadnnimo inuu ku qaabilo shaqadda hor taala oo aan fududayn iyo waliba kala horraysiinta shaqaddu sida ay u kala horrayso oo aad u waajahdo….

Read More

Odayaasha Madasha Wada Tashiga oo Xukuumadda Somaliland ugu Baaqay inay Hakiso Wada Hadalka u dhexeeya Somaliland Iyo Somali DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Odayaasha Madasha wada tashiga iyo Toosinta qaranka Somaliland ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi horkacayo ay ugu baaqeen in aanay ku deg degin Furitaanka iyo sii amboqaadista Wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia. Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Xasuuq ku dhacay Shacabka Somaliland kuwii Xasuuqa gaystay oo u dhashay…

Read More

‘’Xalay Waxaan Maqlayay Prof Cali Khaliif Galaydh oo Maraykanka ka hadlaya oo Sheegayay in Wada hadaladii Somaliland iyo Khaatumo u Socday la dhamaystiro’’ Prof Cabdisalaan Yaasiin DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Xubnaha Madasha wada tashiga Somaliland ayaa soo dhaweeyay hadal uu Prof Cali Khaliif Galaydh ka Jeediyey Dalka Maraykanka oo uu hada ku Sugan yahay. Prof Cabdisalaan Yaasiin ayaa sheegay in Hadalka Prof Cali Khaliif Galaydh uu Muujinayo Sida uu Somaliland-nimada diyaarka ugu yahay una…

Read More

Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland oo Albaabada u Laabay Xafiisyada Shirkada Madaarada Somaliland!!!

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Hantidhawraha qaranka ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa sheegay inay xidheen xafiisyada shirkada madaarada Somaliland u qaabilsan amaanka oo ay baadhitaan ku samaynayaan. Waxa uu hantidhawrka qaranku sheegay inay soo saari doonaan baadhitaanka arintaas la xidhiidha isla markaasna haatan ay xidheen xafiisyada lacag qabashada iyo ka maamulka shirkadan oo loo soo…

Read More

‘’9 Isin oo Dhul-bahante ah oo hada Fadhiya Garowe waxay 7 Ka Mid ahi Somaliland Midkiiba Bishii ka qaataa 2 Kun oo Dollar’’ Prof Galaydh DAAWO

Minnesota 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cali Khaliif Galaydh oo Ku Sugan Dalka Maraykanka ayaa Kulan la qaatay Dadka ka soo jeeda Gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle. Waxa uu Prof Cali Khaliif Sheegay in Somaliland ay soo dhawaysay Xiligii Maamulka Khaatumo ay dhisayeen isla markaana Madaxweynihii hore ee Somaliland uu amray inay ka Nabadgalayaan Somaliland. Prof Galaydh mar …

Read More

Haldoor Rashiid Sulub Caalin oo Shaaciyey inuu u Tartami doono Doorashadda Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargaysa Si uu u Hanto Jagada Maayarka Caasimadda Iyo Toban Jago oo uu qaadanayo.

Hiigsiga iyo hammiga adduunku wuxuu ahaa soo jireen laga soo bilaabo markii adduunkan Eebbe (SWT) korkiisa inagu uumay, waana xikmad Ilaahiya ah si aynu geeddiga nolosha ula talaabsanno isla markaana hore aynu ugu soconno  dariiqiisa wanaagsan kana dabaallano carqaladaha inaga hor yimaadda uguna mahadnaqno nimcooyinka uu ina siiyey. Sidaa awgeed, anigoo arrintaas ka duulaya ayaa…

Read More

 Fadhigii Maanta ee Golaha Wasiiradda Somaliland Iyo Go’aamo Ka Soo Baxay

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Kal-fadhigii shanaad (5aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ka qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 08.02.2018, Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxaa si mug leh loogu lafo-guray dagaaladda…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Iyo Nuxurka Qodobbo La Isla Meel-Dhigay

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay Guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee WADDANI iyo UCID, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali Waraabe.   Kulankan oo ah kii saddexaad ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi la yeesho hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka…

Read More

Madaxweyne Gaaska Punt land oo Ka Dalbaday Madaxweyne Farmaajo in Maamul Loo Sameeyo Gobolada Sool iyo Sanaag!!

Garowe 08. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ka codsaday in maamul u gaar ah loo sameeyo gobalada Sool iyo Sanaag ee Somaliland. Dr. Cali Khaliif Galaydh oo dadweyne kula hadlayay dalka Maraykanka, ayaa sheegay in dalabkaas uu Mr. Gaas ula tagay Farmaajo uu kala kumay jawaab aanu…

Read More

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Togdheer oo Cadeeyay in Magaaladda Burco Kala Qaybsan tahay,Mashaariicdii Xukuumadu ka waday oo Dhamaantood Joogsaday & Dadweynaha Burco oo Ku Foodhiyey DAAWO

Burco 06. February 2018 (SDN/QJ):-Maxamud Cali Saleebaan Ramaax Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Togdheer haatana uu Madaxweyne Muuse Biixi u Bedelay Gobolka Gebilay ayaa xili uu maanta ka hadlayay Munaasibad uu ku wareejinayay Xilkii Gobolka Togdheer waxa uu daboolka ka qaaday in Magacaabista Gudoomiyaha uu Xilka ku wareejinayo Xamse Cadow yuururaa ay la xidhiidho kala qaybsanaan…

Read More

Go’aanka Xukuumadda Somaliland Ka Soo Saartay Joojinta Gudniinka Fircooniga ah & Cidii lagu Qabto oo Ciqaab Mutaysan doona DAAWO

Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Waxay go’aano adag ka soo Saartay Gudniinka Fircooniga ah iyadoo Maanta Dunnida laga Xusayo Joojinta Gudniinka Fircooniga ah. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa Fadwadan ka soo baxday Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Waxa uu ka Jeediyey Xuskii maanta loo qabtay Joojinta Gudniinka fircooniga ah….

Read More

Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilay Qorshaha & Go’aanada Xukuumadu Ku Waajahday Sicir Bararka, Isla Markaana Sheegay Inay Kala Dhimanyihiin!!

Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel) ayaa daadifeeyay eedaha mucaaridku u jeediyeen go’aanka iyo qorshaha xukuumadda ee wax ka qabashada sicir bararka, isla markaana waxa uu qiray in qorshahaasi aanu dhameystirnayn oo aanu wax ka tarayn. Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel oo shalay warbaahinta…

Read More

Taliyihii Hore ee Sirdoonka Somalia Mr.Sanbalooshe oo Xogo iftiimiyey, Kashifayna Siyaasadda Farmaajo & Khayre iyo Weerar Ku Socda DAAWO

Muqdisho 06. February 2018 (SDN/QJ):-Cabdillaahi Maxamed Sanbaloolshe oo ah Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, isla markaana ahaa Xildhibaannimo uu ka tegay markii Xilkaas loo magacaabay uu banneeyey toddobaadkan dhammaaday u tartamay, balse sheegay inay Dawladdu dagaal ku hayso, ayaa Waraysi kulul uu la yeeshay Weriye Dulyar oo ah ka tirsan Suxufiyiinta…

Read More