Webmaster

Saamigii Itoobiya Ku Lahayd Dekeda Magaaladda Berbera oo Dhawaan lagu Saxeexayo Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta!!

Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Dawladaha Somaliland, Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya ayaa bishan gudaheeda dalka Imaaraadka Carabta ku soo kala saxeexanaya hirgelinta saamiga 19% ee Itoobiya laga siiyay maalgashiga dekedda Berbera. Sidaas waxa sheegay wakiilka Somaliland u jooga dalka Itoobiya Cali Xuseen Ismaacil ( Cali Shoonbe ), waxaanu sheegya in wasiiro ka socda Itoobiya ay dhawaan…

Read More

Goorma ayuu Wasiirka Xannaanadda Xoolaha Somaliland Wareejin doonaa Xilkii Afhayeenka Xisbiga Kulmiye? DAAWO

Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somaliland Isla markaana Weli haya Xilkii Afhayeenka Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa Maanta hor tagay Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtidda Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=bIdL29483NA

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo Beesha Caalamka ka Diiday inay Ciidanka Qaranka Somaliland dib uga soo Laabtaan Degmadda Tuko-raq!!!

Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa beesha caalamka ka diiday in ciidanka qaranka Somaliland dib uga soo noqdo degmada Tukaraq ee gobalka Sool oo ay ciidamada qaranka Somaliland dhawaan la wareegeen, ka dib markii ay maleeshiyaadka Puntland ciidanka Somaliland ku soo qaadeen weerar. Warar xogogaala oo uu Wargayska Geeska Afrika…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Iftiimiyey Waxyaabihii uu daaranaa Kulankii ay Doraad wada qaateen Madaxweyne Muuse Biixi,Sida uu u Arko Shirka Beeshiisu ku qabsanayso Magaaladda Burco Iyo Arrimo Kale DAAWO

Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Kulan Warbaahineed Maanta ku qabtay Xarunta Guud ee Xisbiga Waddani ee Caasimadda Hargaysa ayaa ka hadlay Kulan ay doraad wada qaateen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Waddani iyo Ucid. Waxa uu Mudane Cirro Sheegay in Kulankaas…

Read More

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ka Socday Hay’adda UNICEF SAWIRO

Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey wakiilka Hay’adda  qaramada midoobay una xilsaaran horumarinta dhallaanka ee UNICEF u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Mr Steven Lauwrier. Kulankan  madaxweyne ku-xigeenka iyo u qabsanaha hay’adda UNICEF ee Somalilnad iyo Soomaaliya, ayaa lagaga wada hadlay arrimo dhawra oo…

Read More

Xog waran Xiise Leh oo Weriye Cabdisalaan Ibraahin Hereri la Yeeshay Fannaan Xasan Aadan Samatar DAAWO

Jabuuti 05. February 2018 (SDN/QJ):-Fannaanka Xasan Aadan Samatar  wuxuu ku dhashay kuna soo barbaaray magaalad diinsoor ee gobolka baay. Xasan aadan waxoo soo shaac baxay Todobaatanaadkii, waxoona Ahamiyad weyn u lahaa barnaamijkii Horumarka Fanka Somaaliyeed (Heesha Hirgalay) ee Golaha Murtidda iyo Madadaaladda iyo Heestii Caanka noqotay ee (Sida Hogosha Roobka) iyo Codkii Wiilka Dhalinta Yar…

Read More

‘’141 Milyan oo Doollar ayaa Soo Xarootay 2017’’ Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Ka Hadlay Cashuuro uu Kordhiyey iyo Caqabado Hortaagan Lacag Cusub DAAWO

Muqdisho 05. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa ka hadlay qorshaha Cashuur-qaadista sannadkii tegay, kan hadda bilawga ah iyo qaabka cusub ee Wasaaraddu u kordhisay Cashuurta, Mushaharka Shaqaalaha dawladda, qaabka loo bixin doono, samaynta lacag cusub iyo caqabadaha hortaagan. Wasiir Cabdiraxmaan Bayle, waxa uu arrimahaas kaga hadlay Shir Jaraa’id oo uu…

Read More

Waa Maxay Sababta Raggu Dhagaxa ugu Tuuraan, Haweenkuna Ubaxa u Dhigaan Qabriga Arraweelo? DAAWO

Ceerigaabo 05. February 2018 (SDN/QJ):-Sheekada Arraweelo oo ah mid caan ka ah Soomaalida dhexdeeda, ayaa waxaa jirta goob ku taala meel u dhow magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, halkaas oo dadka deegaanka ay u aqoonsanyihiin in ay tahay qabrigii Caroweelo, halka dadka qaarkoodna ay u garanayaan in ay tahay halkii ay fadhiisan jirtay. https://www.youtube.com/watch?v=nsbsCS8C_o0

Read More

“Xilka oo la iga Qaado Ayaan ka Jecalahay Dhamacdii aan ku Taagnaa inaan Dugsado,Madaxweyne Waxaa Jira Maayar kaa Awood badan, Wasiirka Arrimaha Gudahana Waxaan Leeyahay…” Xoghayihii Dawlada Hoose ee Hargaysa ee Xilka laga Qaaday Iyo Dooda Gar Sheegad-kiisa DAAWO

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Xoghayihii hore ee dawladda Hoose ee Hargeysa, Cali Xasan Cawaale ayaa maanta xilkii si rasmi ah ugu wareejiyey xoghayaha cusub Axmed Aadan Yoonis (Juxa) ee xafiiska ka beddelaya oo uu soo magacaabay wasiirka daakhiligu. Xoghayihii hore  Cali Xasan Cawaale ayaa khudbad dheer oo uu ka jeediyay xafladii xil wareejinta waxa uu…

Read More

Cutubyo ka Tirsan Ciidamadda Qaranka Somaliland oo Gaadhay Degmadda Boocame ee Gobolka Sool,Khasaaraha Dagaal Dhex maray Ciidanka Somaliland Iyo Kuwa Punt land & Dareenka Bulshadda DAAWO

Boocame 05. February 2018 (SDN/QJ):-Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Maanta si balaadhan waxaa loogu soo dhaweeyay Degmadda Boocame ee Gobolka Sool. Sida ay Wararku Sheegayaan Waxaa Markii Ciidanka Qaranka Cutubkiisan ka mid ah oo dhawaan la qarameeyay ay Degmadaasi gaadheen waxay iska hor imaad ku dhex maray Ciidan Taabacsan Maamul goboleedka Punt land…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo Maanta Kormeer ku tegay Xarunta Xisbiga Kulmiye & Ujeedada Kormeerkiisa SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku soo maray xarunta guud ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye. Booqashada uu madaxweyne, Muuse Biixi Cabdi ku tegay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE oo aanay cidi ku wehelinaynin, ayaa waxa halkaas kusoo dhaweeyey xubno kamid ah hoggaanka xisbiga ah oo…

Read More

‘’In Ay Shaqaalahayagu 2 bilood Aanay Mushar Qaadan Waxa Sabab U Ah Xoghayahayagii Hore’’ Duqa Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Maayarka Caasimadda Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo Maanta ka hadlayay Munaasibad ay Xilalka kula kala wareegayeen Xoghayihii Hore ee Dawlada Hoose ee Caasimadda Hargaysa Iyo Xoghayaha Cusub ee Dhawaan Wasiirka Arrimaha Guduhu u soo Magacaabay ayaa Sheegay in Sababta Shaqaalaha dawlada hoose ay Mushahar u qaadan Waayeen Mudo laba Bilood…

Read More

“Wax Kasta Oo Inoo Taagan Xundhurtoodu Waxa Weeyi Dildilaacii Ka Dhashay Doorashada In Laga Heshiiyo Oo Ay Ka Shaqeeyaan Saddexda Guddoomiye Xisbi Oo Ay…”-Faysal C Waraabe

Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa si faahfaahsan uga warramay ahmiyadda iyo natiijadii ka soo baxday kulankii ay Madaxweynaha iyo Guddoomiyeyaasha Xisbiyadu wada yeesheen. Faysal Cali Waraabe oo ugu horreyn ka hadlaya kulankaasi sidii uu u dhacay iyo waxyaalihii ay madaxweynaha ka wada hadleen, ayaa waxa…

Read More