Webmaster

    LIVE U DAAWO Tartanka Ciyaaraha ee Is araga Labaad Gobolka Maroodi Jeex oo Laga Guulaystay Iyo Daad Madheedh iyo Badhan oo 0-0 Isla dhaafi la’a

    Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xulalka Gobolada Awdal,Maroodi-Jeex, Daad-Madheedh Iyo Badhan ayaa Maanta Wada yeeshay Ciyaar ka Mid ah Tartanka Is reeb reebka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Magaalooyinka Boorama iyo Burco. Xulka Gobolka Awdal ee Marti geliyey Tartanka Ciyaaraha ee Gobolada Galbeedka ayaa Kulan adag waxa uu kula Yeeshay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi ee…

    Read More

      Dadweynaha Magaaladda Boorama oo Cabsi ka qaaday Diyaarado Kuwa Qumaatiga u kaca ah oo Joog hoose habeenkii ku duulaya

      Boorama 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Diyaaradaha nooca Qumaatiga ukaca ee loo yaqaan Helicopterska ayaa dul wareegay caweysinkii caawa Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal taas,oo guuxeeda si weyn looga wada maqlayey Gudaha Magaalada.   Diyaaradan oo duulimaadkeedu ahaa joog hoose isla markaana, xawaare hoose ku socotey oo bilaa leydh ah, ayaa cabaar dul gaaf wareegtey Gudaha…

      Read More

        Halka uu Marayo Tartanka Is Reeb reebka Gobolada Somaliland Iyo Natiijooyinka Xulalku Kala haystaan Akhri

        Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Waxa Maanta La Ciyaaray Kulamadii Is Araga 2aad Ee Wareega “Group-Yada” Horyaalka Kubada Cagta Gobolada Somaliland, Hadaba Gobolkaagu Kalintee Ayuu Kaga Jiraa Group-Kiisa Kahor Kulamada Gebo-Gebada U Noqon Doona Wareegan Group-Yada Ee Lagu Goo’aamindoono Yaa Hadhay Yaase Tiigsaday Wareega Kan Xiga Ee 8-Dhamaadka “Quarter-Final”. Iyo Weliba Kulanka U Hadhay Gobolkaaga Yaa…

        Read More

          “Muuse Biixi Maanta Cidda Taladda Somaliland Ka Go’do Ee Dhabta Ah Ee Aad Ogtay Haddaanad Ka Run Sheegin Sidee markaad madaxweyne noqoto laguu aamini karraa?

          Hargeysa, 10 Oct 2015  (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa markii u horaysay waajahay barnaamij ay ardayda jaamacaduhu ku waydiiyeen su,aalo badan, kaasoo uu soo qabanqaabiyay telefishanka HCTV, horena ay u waajaheen gudoomiyayaasha Waddani iyo Ucid. Hadaba wuxuu Ogaal halkan idiinku soo gudbinayaa qaar ka mid ah su,aalihii ugu adkaa ee ardaydu fagaarahaa ku…

          Read More

            Cali Guray oo Shaki geliyey Qabsoomida Shirka Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Kulmiye,Isla markaana Su’aal Geliyey qaabka Murashixiinta lagu kala saarayo

            Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid,Wax badana ka Og loolanka Xisbiga Kulmiye oo uu Mudo dheer ka Mid ahaa Aasaasayaashiisa ayaa Tilmaamay Sida ay u adag tahay inuu qabsoomo Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu dooran doono Murashaxa Madaxweyne iyo…

            Read More

              “Jahaweerar ayaa ku jira in Madaxweynuhu Musharax yahay iyo in aanu ahayn,Kulmiyena Way adag tahay inay Isu Tanaasulaan” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga

              Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay loolanka musharaxnimo ee loogu jiro Xisbiga Kulmiye, waxa uu tilmaamay inay khalad tahay in Madaxweynaha oo ilaa hadda caddeyn inuu tanaasulay in haddana Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga ay ku dhawaaqaan Musharaxnimadooda. Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, oo Wargeyska Geeska…

              Read More

                Xukuumadda Somaliland oo ku Dhawaaqday Mashaariic biyo balaadhin ah oo dalka laga hirgalinayo

                Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac, ayaa ka warramay mashaariicda biyo-ballaadhinta ka socota dalka ee laga maalgelinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF). Wasiir Baashe oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa shalay, waxa uu faahfaahiyey hawlo lagu fulinayo mashaariic kala duwan oo kor loogu qaadayo soo saarista iyo helista biyo…

                Read More

                  SALAADA IYO CAAFIMAADKA AADAMAHA!!

                  Waxaynu ogsonahay in diinta islaamku wadato mucjisooyin badan, halkan waxa an kaga hadli doona mid ka mid ah mucjisooyinka,  taas oo ah xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhexeeya  salaadda “oo ah tiirka ugu muhiimsan ee diinta islaamka” iyo caafimaadka “ oo ah tiirka ugu muhiimsan nolosha aadamaha” Hadaba saladu waxay kala soocda nolosha qofka ooga, iyo…

                  Read More

                    Qorshe Hawleedkii Higsiga Qaranka ee Biyo gelinta Somaliland ( 2011 – 2015 ) gaar ahaa Master Plan kii Caasimada Hargeisa oo Fashilmay

                    Dabcan intii Xukuumadan uu gadhwadeenka ka yahay Siilaanyo uu hogaanka dalka haleelay waxaa qaadhaan bixiyeyaasha aduunku ugu deeqeen Somaliland deeq lacageed oo aad u badan si shacabka reer Somaliland u helaan biyo nadiifa oo ku filan. iyada oo deeq bixiye yaasha Somaliland Caawiyaa ay biyo fidinta ku bixiyeen lacag aad u badan ayaa hadana shacabka…

                    Read More

                      Ololaha wacyigelinta badbaadinta shinnida oo maanta Hargeysa lagaga dhawaaqay

                      Hargeysa Hargeysa Oct 11,2015(SDN/QJ)- Olole loo bixiyey badaadinta shinnida oo dadka lagu baraarujinayo in shinnadu u baahan tahay daryeel iyo badbaadin, ayaa maanta lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa. Ololahan oo uu hiddisay suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare), ayaa shaacintiisa waxa ka qayb galay bahda warbaahinta, dad aqoon u leh dhaqashada shinnida iyo dhalinyaro maskax iyo…

                      Read More

                        Peter Dutton addresses Somali refugee abortion case

                        Immigration minister Peter Dutton has hinted the government may help a Somali refugee and alleged Nauru rape victim receive medical treatment in Australia. The refugee, ‘Abyan’ is seeking an abortion after she was allegedly sexually assaulted on Nauru where terminations are illegal. The 23-year-old is reportedly about 11 weeks pregnant and her case, which lawyers…

                        Read More

                          Warbixin: Afrika Kor u Socota HAA , Afrika Hoos u Noqota Maya

                          Nairobi 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Sahan laga sameeyey tayada  Xukuumadaha Qaaradda Afrika qaarkood ayaa muujinaya in  aan waxyaabo badan la hagaajin  afartii sanadood ee u dambaysay. ‘Horumarka guud ee Dawladaha Afrika ayaa hakad Galay’ sidaa waxaa yidhi Mo Ibrahim oo ah nin dalashadiisu ka soo jeeddo wadanka Sudan, oo Hay’adiisa Ibrahim Index of African Governance ay bixiso…

                          Read More

                            John Kerry: Waa Xilli Xaasaasi u ah Dimuqraadiyadda Afrika

                            Washington 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha arimaha debada ee Dalka Maraykanka John Kerry ayaa warbixin uu Todobaadkan ku qoray shabakadda wararka ee http://allafrica.com/ waxa uu kaga hadlay dimuqraadiyada Qaaradda Afrika, xiligan ay hadda marayso iyo caqabadaha suurogalka ah ee ka hor iman kara. Warbixinta oo uu sidoo kale kaga hadlay waxyaabihii uga baxay kulamadii uu hogaamiyayaasha…

                            Read More

                              Bil Buuxda oo ka Hadhay Qabashada Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye Galalafka Muuse,Maxamed Biixi oo Beri la Filayo inuu Beri soo Laabto, Is-Gaabinta Samaale Iyo Gibil Ku daaqa Kijaandhe

                              Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- 10-ka bisha November oo ah wakhtiga rasmiga ah ee la filayo in lagu kala baxo tartanka KULMIYE isla markaana uu qabsoomi doono shirka Golaha dhexe ee KULMIYE ayaa waxaa haatan inaga xiga bil buuxda. Hadaba Loolanka Xisbiga KULMIYE ayaa maalmihii u dambeeyey waji cusub yeeshay ka dib markii Guddoomiyaha Xisbiga Muuse…

                              Read More