Xukuumadda S.land Oo Hakisay Damaceedii Wareejinta Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Cabsi Ka Abuurtay Gobolka Saaxil
Hargeysa, 12 Oct 2015 (SDN/QJ) -Xukuumadda Somalilan, ayaa la sheegayaa inay shalay Berbera u dirtay wefti ka kooban Wasiiradda Arrimaha Gudaha, Ganacsiga, iyo wasiir ku-xigeenka Wershadaha, waxaana soo baxaya inay la shir tageen in la hakiyo go’aankii lagu wareejin lahaa Haamaha Shiidaalka Berbera. HaamahaXukuumaddu war cad kamay soo saarin arrintan hase yeeshee kulamo hoose oo…
