Madaxweynaha Maamul Goboleedka Kurdistan oo Raysal Wasaaraha Ciraaq ugu Baaqay inuu u Hogaansamo Rabitaanka aftidii Shacab ee Gooni isu taagooda
Baghdad 29. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamul goboleedka Kurdistan Mr Mascuud Barzani ayaa ugu baaqay Ra’iisal wasaaraha Ciraaq iyo Xukuumadiisa in ay Ictiraafaan Aftida Dadweynaha Kurdiyiinta Ku muujiyeen Rabitaankoda Gooni’ugosadka ah. Mr Mascuud Barzani Waxaa uu intaasi ku daray inay wada hadal Diyaar u yihiin Madaxda Kurdiyiintu iyadoo la qadarinaayo Rabitaanka Malaayiinta Kurdiyinta ah ee…
