Mid ka Mid ah Wargaysyada Dalka Maraykanka oo u Saadaaliyey in C.raxmaan Cirro noqon doono Madaxweynaha bedela Axmed Siilaanyo!!
Minneapolis 01. October 2017 (SDN/QJ):- Jaraa’idka la yidhaahdo The African News journal oo ah joornaal ay leeyihiin bulshada Afrikaanka ah ee ku nool magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka, ayaa saadaaliyay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ah murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani uu noqon doono madaxweyne Somaliland marka loo dareero doorashada November…
