Webmaster

    Wejiga Labaad ee Dhismaha Wadada Bali Gubadle Iyo Hargaysa oo la Bilaabay

    Hargeysa 30.June 2015 (SDN/QJ)- Guddida gacanta ku haysa dhismaha waddada isku xidhaysa magaalooyinka Hargeysa iyo Balli-gubadle, ayaa shaaciyey inay bilaabeen toban killo mitir oo cabbirka dhismaha jidkaas ka dhigaya 15 km, kuwaasoo dadweynaha iyo qurba-jooga Somaliland ugu baaqay inay ka qaybqaataan dhamaystirka jidkaas. Xubnaha guddida jidka Balli-gubadle oo saxaafadda la hadlay shalay, ayaa faahfaahin ka…

    Read More

      Sarkaalkii u Horeeyay oo ka Tirsanaa Ciidanka Itoobiya ee Gudaha Somalia Jooga oo u Goostay Dhanka Alshabaab

      Baydhabo 30.June 2015 (SDN/QJ)- Sarkaal ka tirsanaa ciidammada Itoobiya ee qaybta ah hawlgalka AMISOM ee Somalia oo magaciisa lagu sheegay John, ayaa isu dhiibay dagaalyahannada Al-shabaab, kaddib markii uu ka baxsaday saldhig ciidanka Itoobiya ku leeyihiin degmada Qansaxdheer oo ka tirsan Gobolka Bay habeennimadii Axadda. Sarkaalka baxsaday ayaa la sheegay inuu socad ku tagay degaanka…

      Read More

        SOOMKA, Weydiin & War-celin Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Qaybta 1aad

        Hargeysa 30.June 2015 (SDN/QJ)-Alxamdulillah. Mahaddu Allah ayay u sugnaatay. Allaha innagu galladay nimcada Islaamka. Nabad iyo naxariista Eebbe korkiisa ha ahaato, Muxammed, ergayga Allah u soo diray addoomahiisa si uu uga saaro mugdiga, uguna yabooho libinta ifka iyo liibaanta aakhiro. Qormadan waxaan ku eegi doonnaa weydiimo la xidhiidha bisha Ramadaan iyo sidii ay culimada Islaamku…

        Read More

          Xeer-ilaaliyihii Guud Ee Dalka Masar ee Dacwada ku oogayay Madaxweynihii la Inqilaabay ee Mursi oo Qarax ku Geeriyooday

          Qaahira 30.June 2015 (SDN/QJ)- Xeer Ilaaliyihii guud ee dalka Masar ayaa u geeriyooday dhaawicii ka soo gaaray qarax lala eegtay gaari uu la socday magaalada Qaahira. Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Masar ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee AFP in Xeer Ilaaliyaha Hisham Barakat uu geeriyooday.   Weerar ayaa ka dhacay degmada Heliopolis ee Caasimada Qaahira,…

          Read More

            Aas Qaran oo Hargaysa loogu sameeyay Sadex Xubnood oo Shil Baabur Shalay Ku Geeriyooday DAAWO

            Hargeysa 29.June 2015 (SDN/QJ)- Alla ha u naxariistee si heer Qaran ah ayaa loogu aasay Qubuuraha Naasa-hablood ee duleedka magaalada Hargeysa saddex Marxuum oo ku geeriyooday Shil Baabuur oo Axaddii ka dhacay jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, kuwaasoo kala ahaa Weriye iyo laba Sarkaal. Saddexdan Marxuum ee Aaska Qaran loo sameeyey, waxay kala…

            Read More

              Maxay Xukuumadda Somaliland Ka Tidhi Wararka Sheegaya Inay Ku Deeqayso Ciidamo La Dagaallama Fallaagada Xuutiyiinta

              Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Kadib markii ay warbaahinta dalka qaarkood daabacday warar sheegaya in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku hawllan tahay sidii ay u qori lahayd Ciidamo la dagaallama Jabhadda Xuutiytiinta Yemen, ayey Jawaab cad oo arrintaas ka dhan ah Xumuumaddu markii ugu horraysay Bixisay. Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland  ee dhinaca Maamulka iyo Dawladaha Hoose Axmed Faarax…

              Read More

                Cillad Ku Timi Ambulance-kii Sallaxley Oo La Weriyey In Loo Xaraashayo Dhul Wadada Cad Leedahay Iyo Dadka Quus Laga Muujiyey In Wasaaradda Caafimaadku Wax Ka Qabato

                Hargeysa June 29,2015 (SDN/Hubaal)- Baabuurka keli ah ee gargaarka degdega ah (ambulance) ee uu lahaa cusbitaalka degmada Sallaxley ayaa dhawrkii maalmood ee u dembeeyey u fadhiyey cillad ku timi kadib markii uu jabay isla markaana wax ka noqday Geer bogoska. Baabuurkan oo ah Ambulance-ka keliya ee ay degmadu leedahay oo ay dabayaaqadii kal saddexaad [2013] ay…

                Read More

                  Rooda Cadhoole: Dhaxal waxaan u leenahay Calanka Jabuuti(DAAWO)

                  Jabuuti:Rooda Cabdiraxmaan Cadhoole oo ka warbixineysa Xoriyada Jabuuti iyo qiimaha uu ugu fadhiyo qoyska ay ka soo jeedo iyo Taariikhda dhabta ah ee xoriyada Jabuuti oo loo sheego Dhalinyarada soo keceysa. halkan hoose ka daawo   https://www.facebook.com/160093767475493/videos/498521196966080/?video_source=pages_finch_main_video       Roda Abdourahman Adholeh, fille du héros national et martyr pour notre indépendance, a pris part…

                  Read More

                    A Black Man Like Me (Part Two)

                    Archeological data with lucid fossils and stone – tools are abundant at people’s fingertips. While facts can cater to anyone who has a thirst for a true history. But nobody wants to buy the truth, when it is sour and against him. All men created equal. He born naked, he grows old and then he…

                    Read More

                      Xadiiska manta iyo Xalqadiisii 4aad (DHEGEYSO)

                      Hargeysa June 29,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkeenii Xadiiska ee maalinlaha ahaa ee aanu ugu talo galay bisha barakeysan ee Ramadaan. Barnaamijka waxa inoo soo jeedinaya eebe ajar iyo xasanaad ha ka siiyee Sheekh Maxamed Cusmaan Cayuun. Farsamaduna waa Wariyahayaga Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xadiis4.MP3″]     HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO XADIISKII MAANTA…

                      Read More

                        DHEGEYSO:Barnaamij ku saabsan Tartankii Quraanka kariimka ee Somaliland oo la soo gunaaday

                        Hargeysa June 29,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamij Diini ah oo ku taxaluqa Tartankii Quraan Akhriska ah ee Somaliland oo la soo gunaanaday. Barnaamijka ayaa waxa isku soo duba riday Wariyahayaga Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi Haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/tartan.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO BARNAAMIJ KU SAABSAN TARTANKII QURAANK KARIIMKA EE SOMALILAND OO LA SOO GUNAANADAY

                        Read More

                          Nadhaamka Federalism-ka: ‘Amusnaanta Dadka Aaminsan iyo Qaylodhaanta Kuwa Ka Soo Horjeeda’

                          Soomaalida waxay ku maahmaahdaa “ninkaan runta sheegin, been baa u qarsoon”. Sababta aan taas u iri waxay tahay inta badan waxaad maqashaa dadka ka soo horjeeda nadhaamka Federaalismka oo QAYLINAAYA, difaacaayana sababta ay uga soo horjeedaan. Waxaase is waydiin leh, maxaa aamusiyey dadka aaminsan in nadhaamka Federal-ismka uu yahay mid xal u ah sababihii dhaliyey…

                          Read More

                            Tirsigii 2-aad ” from 26/6/10 – 26/6/15 oo 5 sanadood ah Waxay xukuumada Siilaanyo ku fashilantay waxqabad taas oo mad-madow iyo mugdi gelisay Hankii, Himiladii iyo Higsigii Qaranimo

                            Waxaa shiikh iyo shariif iyo wax garadka reer SL ay isku wada raaceen in mudo xileedkii 5-ta sanadood ahaa ee ay xukuumadani dalka hagaysay ay fashilantay taas oo waxyaabihii yaraa ee maadiga ahaa ee ay dalka ka qabatey ay ka  culus yihiin kana badan yihiin dhibaatooyinkii ay gaadhsiisey dalka iyo dil-dilaacyadii,  hitaaqooyinkii  qeybsanaantii iyo qabyaaladii ay ku…

                            Read More

                              Dhismihii Wasaaradda Xoolaha Ee Sallaxley Oo Dhulka La Sinmay iyo Xildhibaan Weli Xaawo Oo Ka Deyriyey Xaaladda Cusbitaalka

                              Hargeysa June 29,2015(SDN/Hubaal)-Xildhibaan Axmed Maxamed Aadan (Weli Xaawo) oo kamid ah Mudanayaasha aqalka golaha wakiillada Somaliland ayaa ka deyriyey adeegayaddii caafimaad ee wasaaradda caafimaadka iyo wasaaradda xanaannada xooluhu u fulin jireen degmada Sallaxley ee gobolka Hargeysa, kuwaas oo uu sheegay in xafiisyadii dawladeed ee degmada ay hadda xaalladoodu liidato. Xildhibaan Weli Xaawo oo hadal ka…

                              Read More

                                “Madaxweynuhu waa nin oday ah oo nin lagu ciyaaro ma aha, Dee ragga ku shaqaysanaya ee leh madaxweynuhu hasii joogo waxan leeyahay dhallinyaraad tihiine……” Eng. Faysal Cali-waraabe

                                Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si weyn u dhaliilay Golaha Guurtida, waxana uu ku tilmaamay qaar aan u qalmin inay kuraastaas kusi fadhiyaan. Faysal Cali-waraabe oo warbaahinta la Hadlay, ayaa tilmaamay inuu wax ixtiraam ah u haynin Golahaas, waxana uu ku tilmaamay Gole dhaxaltooyo isku rigay,“Guurtidu agtayda waxba kama aha, waayo sharci kuma…

                                Read More

                                  “Wax xil ah oo Xukuumaddan ka dhammaaday ma jiro, waa tii loo kordhiyey Mucaaradkuna wey deg degeen” Jaamac Shabeel

                                  Hargeysa June 29, 2015 (SDN/QJ) – Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa sheegay in dhanka Xukuumadda iyo dhanka Xisbiga Kulmiye in aanay waxba iska bedelin heshiiskii ay la gaadheen Xisbiyada Mucaaradka eek u saabsanaa muddo kordhinta Xukuumadda iyo cayimada wakhtiga Doorashada, waxaanu sheegay in Mucaaradku…

                                  Read More

                                    “Marka la gaadho 27-ka July waxaa noo qorshaysan inaannu shacbiga reer Somaliland iskugu keeno Madaxtooyada horteedda,” Jamaal Cali Xuseen.

                                    Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa Go’aankii Guurtidu muddada ugu kordhiyeen Xukuumadda ku tilmaamay mid xaaraan ah oo aan la qaadan Karin, isagoo intaas ku daray inuu ahaa Go’aan aan loo meel deyin. Aqoonyahan Jamaal oo U Warramay qaarkamid ah warbaahinta, ayaa ku adkaystay in dhammaanba Qoddobada Guurtidu mudd-kordhintooda u…

                                    Read More

                                      Isku Shaandhaynta Xukuumadda, Mawqifka M.Siilaanyo, Wasiiradda Iyo La Safashada Madaxweyne Xigeenka

                                      Paris, June 29, 2015 (SDN/QJ)  Wargeyska Indian Ocean Newsletter (ION) ayaa cadadkiisii 26/6/2015 ku sheegay in Madaxweynaha Somaliland aanu diyaar u ahayn inuu beryahan xukunka ka dego oo uu sugayo inta bisha Ramadaan ka hadhay si uu isku shaandhayn ugu sameeyo Golihiisa Wasiirada, iyadoo uu dad ka mid ah muqarabiintiisa ku wargaliyey in aanu sinaba…

                                      Read More

                                        Hargaysa iyo Daahfurka Mashruuc Hal Sano lagu Tababarayo Suxufiyiinta DAAWO

                                        Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) –Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa daah-furay mashruuc balaadhan oo muddo hal sano ah socon doona kaasoo lagu horumarinayo saxaafadda Somaliland. Mashruucan oo qorshuhu yahay in muddo saddex sanno ah kor loogu qaado aqoonta iyo tayada saxaafadda Somaliland, waxa xaflad shaacintiisa loogu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta ka…

                                        Read More