Wasiiradda Hawlaha Guud Iyo Duulista Hawada ee Somaliland oo Fiintu Dhex Miranaysay oo Isku arkay Madaarka Cigaal & Sida Loo Xaliyey Khilaafkii u Dhexeeyay DAAWO
Hargaysa 08. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed ‘’Cali Mareexaan’’ Iyo Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Mudane Farxaan Aadan haybe oo Mudooyinkii u danbeeyay uu dhexdooda ka aloosnaa Khilaaf ka dhashay Diyaarada Fly Dubai Isla Markaana si Qaawan Warbaahinta isaga weeraray ayaa Shalay ku Kulmay Madaarka Cigaal kadib…
