Cunista Tufaaxa Iyo Faa’iidooyinka Uu U Leeyahay Caafimaadka Bani’aadamka
Hargaysa 10. September 2017 (SDN/QJ):-Tufaaxu waa midho ka mid ah khudaarta. Geedka tufaaxa oo saynis ahaan lagu magacaabo Malus domestica waa geed midho macaan leh kaasi oo la cuno khudaarta uu dhalo. geedka tufaaxu wuxuu asal ahaan markii ugu horeysay laga helay badhtamaha qaarada Aasiya, halkaasoo la sheegay in ilaa maanta laga helo noocyo badan oo…
