Hargaysa 08. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Cusub ee Khaatumo oo Dhawrkii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa ka hadlay Sida ay Kooxda Khaatumo u shaqayso.
Waxa uu Sheegay Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo in Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Caafimaadka Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon iyo Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye inay Labadoodaba u aqoonsan yihiin inay Somaliland u soo Shaqo tageen.
https://www.youtube.com/watch?v=1yaVuKcLltE
