Hooyada dhashay Muwaaddin Xukuumadda Siilaanyo u Gacan-gelisay Jabuuti oo Codsi u dirtay Madaxwayne Geelle & Kana Warantay Dhacdooyin Murugo leh oo ay la kulmeen DAAWO
Gebiley 02. September 2017 (SDN/QJ):- Qoyska Muwaaddin Cabdillaahi Sheekh Cabdiraxmaan oo Xukuumadda Somaliland hore ugu gacan-gelisay Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa Codsi qiiro leh u diray Madaxweynaha Jamhuuriyaddaas Ismaaciil Cumar Geelle, kaasoo ay ka codsadeen inuu Wiilka ka xidhan ee Xukuumadda Siilaanyo ku wareejisay u soo daayo oo xorriyaddiisa ugu soo celiyo si Soomaalinnimo leh. Hooyada dhashay…
