Sheekh Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar oo ka faallooda arrimaha Islaamka oo Falanqeeyay Sababta Loo Gumaadayo Muslimiinta Myanmar DHAGAYSO
London 04. September 2017 (SDN/QJ):- Kumannaan kun oo ka mid ah Muslimiinta dalka hadda loo yaqaano Myanmar balse la oran jiray Burma ayaa gaaray dalka Bangladesh kadib marki ay guryahoodii kasoo barakiciyeen ciidamada dalka Myanmar. Arrintan ayaa waxaa ay keentay cambaareyn caalami ah oo loo jeedinayo xukuumadda Myanmar oo lagu eedeynayo in ay sameyneyso isir…
