|

Awaamiir Culus oo Maamulka Gobolka Sool Soo Saaray & Ciidankii Qaranka oo Dharkey Geeyo Gaadhay DAAWO

Laascaanood 04.June 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sool ayaa Sheegay inay Deegaanka Dharkey Geeyo oo Shaqaaqo ku dhex martay laba Beelood oo Walaalo ah ay gaadheen Cutubyo ka Tirsan Ciidanka qaranka,Waxaa kale oo Maamulka Gobolka Sool soo saaray awaamiir lagu Sugayo Amniga.

Comments are closed