|

(Baadigoob): Hordhaca Barnaamij Taxane Ah oo Soo Faqaaya Fadeexadaha Maamul Xumo iyo Musuqmaasuq ee Dul-hoganaaya Maayirka Caasimadda Hargeysa DAAWO

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkan taxanaha ah oo magaciisa la yidhaahdo Baadigoob, ayaa waxa uu soo faqayaa fadeexaha musuqmaasuq, maamul xumo iyo weli ba shaqo xumo ee Maayirka Caasimadda Hargeysa iyo kooxda ku lammaaneysa Golaha Deegaanka Hargeysa oo gebi ahaan ba dayacay shaqadii qaran ee loo soo doortay.

Comments are closed