|

“Xuseen Axmed Caydiid Intuu Garoon Cidla Ah Tagey Ayuu Ka Tororog-Leeyay  Garoonkan Cidlada Ah Ee Uu Ka Hadlayayna…” Jaamac Shabeel DAAWO

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige Jaamac Shabeel ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo uu u jeediyay Xuseen Axmed Caydiid oo ka mida siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah  ee Waddani.

Jaamac Shabeel isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Xuseen Axmed Caydiid inta uu garoon cidla ah dhex tagey, ayuu ka tororog leeyay, anagu kulmiye hadaanu nahay siyaasada aaanu ka laheyn bisha rabadaan inay ku ciyaaraaan”

Comments are closed