|

Baanka aduunka oo u qoondeeyey Adduun Gaadhaya Laba Boqol Oo Malyuun Oo Dollar Cudurka Koleeraha ee faraha baas ku haya dalka Yeman

Baxrayn 29. August 2017 (SDN/QJ):-Wakaaladda Wararka dalka Baxreyn ayaa waxa ay sheegtey in baanka aduunku uu lacagtan Gargaarka dhinaca mashaariicda caafimaadka u marin doono dalkaasi hay’adaha UNICEF iyo WHO.

Wakaaladda Wararka dalka Yeman ayaa iyana sheegtay,in Wasiirka Qorshaynta iyo iskaashiga Caalimaga ah Dr,Muxamed Assacdi uu sheegey,in Xukuumadda dalka Yeman ay uga mahadnaqayaan maamulka Baanka Aduunka gargaarka ay sida joogta ah ugu caawinayaan waqtigan xaaladda dalku ay mareyso meel aad u adag,duruufaha qalafsanina ay haystaan.

Comments are closed