Muqdisho 05. May 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Shalay Galab Magaaladda Muqdisho aas qaran loogu sameeyay Wasiirkii Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Somalia oo Ciidan ka tirsan kuwa dawladu ay Habeen hore ku dileen agagaarka Madaxtooyadda Villa Somalia.
https://www.youtube.com/watch?v=q73y4TvVzA0
