|

Barnaamijka Bandhiga Hibooyinka “Nin Burco Ku Nool Oo Dabka La Saaxiib Ah Oo Isgubaya Balse Jidhkiisu Dabka Karayn” Fadlan Ha Samayn Balse DAAWO

Burco 09. March 2017 (SDN/QJ):- Dadka qaar ka Mid ah ayaa Ilaahay Siiyey Hibooyin u Gaar ah oo ay Magac Iyo Maamuus Ku Helaan.

Hadaba Wuxuu Ninkani Ku Nool Yahay Magaaladda Burco Waxa uu Saaxiib la Yahay Dabka oo uu Isku Gubo hasa Yeeshee Jidhkiisa dabku waxba ma Yeelayo.

Fadlan Akhriste Ha Samayn Sidan Waayo Waxa Laga yaabaa inay Naftaada Khatar Geliso.

Comments are closed