|

Xisbiga Kulmiye Muxuu Ka Yidhi Dacwadda Xisbiga UCID Ka Gudbiyay Xildhibaanadda Xisbiggaa Ku Biiray? DAAWO

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Kulmiye ayaa markii u horeysay ka hadlay dacwad ay masuuliyiinta xisbiga UCID ka gudbiyeen xildhibaano ka tirsan golayaasha deegaanka oo ka baxay xisbiga UCID kuna biirey xisbiga KULMIYE.

Comments are closed