Amar Cusub Oo Ka Soo Baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya & Wuxuu ku Saabsan yahay AKHRI

Muqdisho 07. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay cusub oo ku wajahan shirkadaha ganacsiga ee heysta ilaalada gaarka ah.   Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga gtudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa ayaa muddo Soddon cisho ah loogu qabtay inay ku soo diiwaan giliyaan shirkadaha ganacsiga ilaaladooda gaarka…

Read More

Magaalo Caan Ka Ah Dunnida Oo Labo Cisho Gudahood Lagu Dilay Dad Ka Badan Boqol Ruux

Chicago 07. July 2017 (SDN/QJ):- Dad tiradooda lagu sheegay 120 ruux ayaa lagu toogtay magaalada Chicago ee dalka Maraykanka tan iyo 4-tii bishan oo ahayd maalintii xoriyadda ee dalkaas. Sida uu ku warramay wargayska Chicago Tribune. Ku dhawaad kala bar toogashadaasi waxay dhacday 12 saac gudahood, iyadoo qofka ugu da’yar uu ahaa wiil 13 sano…

Read More

Maraykanka oo Xayiraadii Ka Qaaday Shirkada Diyaaradaha ee Qatar Airways & Nooca Shuruudaha ay Buuxisay

Washington 07. July 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda diyaaradaha Qatar Airways ayaa sheegtay in rakaabka ay kombiyuutarada laptop-ka la kori karaan diyaaradaha duuliimaadyada tooska ku aadaya dalka Mareykanka. Shirkadda ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in garoonka ay ka duusha ee Hamad International Airport uu kasoo baxay shuruudo amni oo Mareykanka uu doonayey.   Bishii March…

Read More

Qaramada Midoobay oo Si Weyn uga Walaacsan Cuddurka Daacuunka oo Guud ahaan Gobolada Yemen Ku faafay Xili Nidaam La’aan Baahsani Waddankaasi ka Taagan tahay

Sanca 07. July 2017 (SDN/QJ):- Qaramada midoobay ayaa ku dhawaaqday in dhamaan gobolada dalka yaman uu xiligan wada gaadhay oo ku faafay cudurka daacuunku.   Qaramada Midoobay waxay sheegtay in xiligan 21 gobol ee wadankaasi ka kooban yahay laga wada heli karo dad la tabalaysan cudurka daacuunka, iyadoo tirada guud ee uu ku dhacay cudurkani…

Read More

Dowladda Qatar Oo Diidey Qodobadii Xulafada Sacuudiga, Iyo War Ay Xulafadu Soo Saareen

Riyadh 07. July 2017 (SDN/QJ):- Dalalka Carabta ah ee go’doomiyey Qatar ayaa waxaa uu ka biyo diideen jawaabtii ay Qatar ka soo bixisey qodobadii ay hordhigen si ay xayiraada uga qaadaan. 4 dal ee Xulufada Khaliijka oo uu Hogaamiyo Sucuudigu ee Qatar xayiraada saarey ayaa wasiiradooda Arimaha dibada oo Qahira ku kulmey waxaa ay sheegeen…

Read More

Macnaha Farriin Culus oo Guddoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Somaliland u Diray Maddaxda Xisbiyadda Iyo Shacabka Gobolada M.Jeex Iyo Togdheer DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa farriin adag u direy gudoomiyayaasha saddexda xisbi Qaran ee WADDANI,UCID iyo KULMIYE iyo shacabka gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex. https://www.youtube.com/watch?v=vEnXLAnhfuo

Read More

Shil Baabuur oo Naxdin Leh oo Maanta Ka Dhacay Duleedka Bari ee Magaaladda Hargaysa, Tirada Dhimashada & Magacyadooda DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u Naxariistee Sadex qof ayaa ku Geeriyooday Shil baabuur oo ka dhacay Goob u dhow Kaantaroolka Bari ee Magaaladda Hargaysa ee Haleeya. Labada Gaadhi ee isku dhacay, ayaa kala ahaa Gaadhi Booyad ah oo dhinaca Aw-Barkhadle ka yimi oo Hargeysa ku soo socday iyo Gaadhi kuwa Xamuulka ah,…

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland oo Sheegay inuu Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Dacwad Ka Gudbin Doono & Waxa ay Isku Maandhaafeen DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Haatana loo Bedelay Wasiir ku Xigeenka Qorshaynta Qaranka Mudane Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse) ayaa Daboolka ka qaaday inuu Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan Saylici uu ku sameeyay Gef shakhsi Waxaanu xusay inuu Dacwad arrintiisa la xidhiidha u gudbin doono…

Read More

“‘’Somaliland War ay soo dirtay TV ka dhegaysan mayno, Wadahadalkana dib uma dhigi karto, Wasiir Faratoonna..” Cali Khaliif Galaydh DAAWO

Widh-Widh 06. July 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay go’aanka Somaliland shaacisay in dib loo dhigay wadahadal ay Khaatumo iyo Somaliland u ballansanaayeen Tobanka bishan aynu ku jirno inuu ka qabsoomo magaalada Burco, inaanay dhinacooda ka war-haynin, isla markaana ay ka tashanayaan. Waxa uu oo Cali Khaliif Galaydh mar uu ka hadlay…

Read More

Garnaqsi Iyo Dood uu Badheedhihiisa Ku Cadeeyay Sheekha Jin la Dirirka ah ee Cabdul Xaq oo Somaliland Xarun ka Furtay & Garsoorka Bulshada DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Cabdul Xaaq Xasan Macallin oo ah Sheekh dadka ka dabiiba Xannunada ka dhasha Jinka,Sixirka Iyo isha ayaa Xogwaran dhinacyo badan leh siiyey Telefishanka qaranka Somaliland. Sheekh Cabdul Xaq Xasan Macallin Wuxuu Xogwarankan si Xeel dheer ugu iftiimiyey Qaabka uu Dadka Walaalihiis ah ugu adeego isagoo xusay inuu rabo in…

Read More

Taliska Booliska Somaliland oo Lacag Dhan 70 Milyan oo Shilling Somaliland ku Wareejiyey Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Lacag dhan 70 Milyan oo Shilling Somaliland ku Wareejiyeen Guddida Heer qaran ee Ka soo Kabashada abaaraha. Lacagtan ayaa Taliyuhu Madashii uu ku wareejiyey ka sheegay in laga soo ururiyey Saraakiisha Ciidammada Booliiska, Sida Hoggaannada, Taliye-qaybeedyada iyo Guud ahaan Qaybaha kala duwan ee…

Read More

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka WADDANI oo Fariin Culus Hawada u Mariyey Komishanka Doorashooyinka Somaliland DAAWO

Boorama 06. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga WADDANI Ambassador Maxamed Xaaji Cali Cabdi, ayaa fariin culus hawada u mariyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo ku saabsan hawlahooda shaqo taasi oo ku saabsan siddii dadka looggu fududeyn lahaa hawlaha kaadh qaadashada codbixinta Doorashada. https://www.youtube.com/watch?v=ukH-lwqC3-8

Read More

“Haa Somaliland waan la midoobeynaa hadii ay wax ka bedesho saami qeybsiga awoodeed ee uu maamulka ku dhisan oo beelaha dhamaan Somaliland dega’’ Afhayeenka Baarlamanka Khaatumo

Buuhoodle 06. July 2017 (SDN/QJ):- Mohamuud Sheekh Omar Afhayeenka Baarlamanka Maamulka Khaatumo ayaa ka dhawaajiyey in ay la midoobi doonaan Somaliland hadii ay aqbalaan shuraada ay ka maamul ahaan wataan. Gudoomiye Mohamudd oo wareysi siinayey warbaahinta ayaa sheegey in Somaliland ay la midoobi doonan hadii ay Somaliland wax ka bedeleyso qaab dhismeeda uu iminka ku…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad Sida ay Tahay & Socdaalka uu Ku Joogo Dubai DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxaweynaha JSL md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa halka uu ka degan yahay Abu Dhabi waxa uu ku soo booqday Maareeyaha guud ee Hay’adda Horumarinta iyo Maalgashiga ee Abu Dhabi (director general of Adhabi Fund for development) Md.Maxamed Saif Al Suwaidi. Waxay ka wada hadleen xidhiidhka labada dal iyo derder galinta…

Read More

“Maanta Laga Bilaabo Waxaan Halkiisa Ku Laabi Doonaa Fikirkii Laygu Yaqaannay Muddada 25-Ka Sanno Ah, Waxaanan U Labisan Doonaa….” Suldaanka Guud ee Beelaha Gabooye

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee beesha Muuse-dheriyo oo katirsan beellaha Gabooye Suldaan Naasir Suldaan Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in uu wax ka bedeli doono nidaamkii iyo hoggaamintii dhaqan ee uu beeshiisa ugu raadinayay xuquuqaha siyaasiga ah ee kaga maqan saaxadda siyaasadda Somaliland. Suldaan Naasir waxa uu sheegay in isaga iyo beeshiisa…

Read More

Murashax Cirro oo Cod Dheer Ku Sheegay in Aan Xoog iyo Dig-dig toona Lagu Fuuleyn Talada Dalka

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa sheegay in cidina xoog iyo digdig aanay ku fuulayn talada dalka balse cidii Illaahay u qoray ay imanayso, isla markaana shacabka Somaliland ay xaq u leeyihiin inay kala doortaan saddexda xisbi ee tartamaya oo kii ay ku qancaan u…

Read More